Guddoomiyaha Urur Siyaasadedka Wadani oo ka Waramaya Himilooyinka Ururkaa(DHEGEYSO)

    Hargeysa April 08,2012(SDN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasaddeedka WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa uu ka warramay Himilooyinka Ururka, waxa uu yeedhinayaa magacyada Xildhibaannada ka mid noqday Ururka. nabadgelyada, colaadaha bariga, wada hadalka Somalia iyo Somaliland, dedejinta doorashooyinka deegaanka, tartanka ururrada siyaasadda iyo arrimo kale… Guddoomiyaha oo isla markaana ah guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa ka waramayay Shirweynaha…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo Guddi Farsamo u magacaabay Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya

      Hargeysa, 08, April 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magacaabay guddi farsamo oo ka hawlgali doona qaban-qaabada ee Shirka London. Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Somaliland isaga oo fullinaya go’aamada kazoo baxay Shirkii London ee 23-kii bishii February, gaar ahaan qodobka tilmaamaya wada hadalka…

      Read More

        War deg deg ah: In ka badan 30 Xildhibaan iyo Gen. Jidhif oo ku biiray Ururka WADANI

        Hargeysa, 08, April (SDN)- Guddoomiyaha Urur Siyaasaddeedka WADANI ayaa ku dhawaaqay magacyada in ka badan 30 xildhibaan oo ka mid ah Goleyaasha Baarlamaanka ee Wakiillada iyo Guurtida iyo Taliyihii hore ee Ciidamada Qaranka Somaliland Gen. Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) oo si rasmi ah ugu biiray Urur Siyaasaddeedka WADANI. Furitaanka Shirweynihii 1aad ee Ururka WADANI oo…

        Read More

          Shirweynaha 1aad ee Ururka WADANI oo ka socda Hoolka Mansoor

          Hargeysa, 08, April 2012 (SDN)- Shirweynaha 1aad ee Urur Siyaasaddeedka WADANI ayaa ka socda Hotel Mansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana  munaasibadan oo ah mid si balaadhan loo agaasimay ka qaybgalay Xildhibaanno ka tirsan labada Gole, Salaadiin, madax ka socota axsaabta qaranka iyo dhamaan ergooyinka Gobollada Somaliland ee Ururka WADANI. Furitaanka shirweynaha ayaa oo abaaro 10:00…

          Read More

            Madaxweynaha Somaliland oo guddi Xukuumadiisa ku kooban u magaacaabay Wadahadal Dhexmara Somaliland iyo Soomaaliya,xageey Mareen xubnihii Axsaabta iyo Golleyaasha Kale?

            Hargeysa April 08,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa habeenimadii xalay magacaabay Guddi uu sheegay in ay ka qeybgeli doonaan Wadahadal ay yeeshaan Somaliland iyo Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in guddidani ay ka koobnaan doonto uun xubno ka tirsan Xuukuumada Somaliland. Warsaxaafadeedka ayaa u qoraa Sidan;Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed…

            Read More

              Wasaarada Qorsheynta Somaliland oo soo bandhigtay qorsha shanta sano

              Hargeysa April 08,2012(SDN)-Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Somaliland ayaa  faahfaahin ka bixisay Qorshaha Mudada shanta sannadood ee soo socda ee Wasaaradani u dejisay dalka iyo sida ay waajibka u tahay in Hay’aduhu u dabaqaan. Kulan lagu qabtay Xarunta Wasaarada Qorshaynta Qaranka oo uu Goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka oo ay weheliyaan Madaxda Wasaaradaasi….

              Read More

                Somaliland calling

                Introduction   In the absence of a functioning parliament to check the executive branch, and the presence of a mindless and corrupt administration, compounded by the absence of an opposition party, made necessary for this forum to fill in the void. This forum and other forums must stand up for Somaliland and come forward to…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Gaas oo ka Tacsiyadeeyay Geeri ku timi Mid ka mida La-talyeyaashiisa

                  Muqdisho April 08, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali waxuu tacsi u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan eheleadii, iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Faysal Xaaji Cilmi oo fiidkii Sabtiga 7dii April 2012 ku geeriyooday Isbitaalka Aga Khan ee magaalada Nairobi. Faysal waxuu ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay falkii fuleynimada ee waxashnimada ahaa ee…

                  Read More

                    DIIN,DAD,DAL IYO DAWLAD DIID TOONA LAMA NOQDO

                    ALXAMDULILAAHI RABIL CAALAMIIN ILAAHAYOW WAA TAADA Nabigeenii maxamed s.a.w. waqti kastoo oynu joogno waxaa uu inooga tagay talooyin wax ku ool ah waxaanay anfaci qofkii qaata ee raaca ee sideeda u fuliya bal aynu eegno xadiiskan cajiibka ah iyo waxaan ku sugan nahay Ummul Muminiin Ummi Salamah (A.K.R.)Waxay tidhi.Nabiga (S.A.W.)Wuxuu yidhi .Rag baa madax la…

                    Read More

                      Diblomaasiyiin ka tirsan dalalka Itoobiya iyo Britain iyo kuwo Caalami ah oo cadaadis ku saaray Madaxweyne Siilaanyo siidaynta Boqor Buur-madow oo 44 maalmood xidhan

                      Hargeysa 07, April 2012 (Qurbejoog.com)- Diblamaasiyiin ka tirsan dalalka Ethiopia iyo Britain, ayaa ku canaantay Madaxweynaha xadhiga Boqor Cismaan Buur-madaw oo xukuumadda Somaliland xabsiga u taxaabtay 15 March ee sanadkan, kadib markii uu ku soo laabtay dalka, isagoo mudooyinkii ugu danbeeyay deganaa dalka Imaraadka Carabta, balse markii uu kasoo degey gegida diyaaradaha ee Hargeysa ay…

                      Read More

                        Meelishaad Taabacsan Madaxweynihii hore ee Yemen oo weeraray gegida Duyuuradaha Sanca

                        Sanca April 07,2012(SDN)-Dablay   hubaysan  ayaa maanta  weerar ku qaaday  gagida  diyaaradaha  ee  caaismadda dalka  Yaman ee  Sanca,  taasoo sababtay inay  dadku  dhintaan  madaarkuna  xidhmo. Saraakiisha  amaanka ee dalkaasi waxa ay  sheegeen in  weerarkaasi ay  qaadeen  Maleeshiyo hubaysan, oo ka  tirsan  qabiilka  madaxweynihii hore  ee dalkaasi  Mr  Cali Cabdalla  Saalax. Waxase  uu weerarkaani ku  soo beegmay  …

                        Read More

                          Gabadha Dhaxalka u leh xilka Madaxtinimo ee dalka Malawi oo sheegtay in la Ixtiraamo Dastuurka Dalkaas

                          Lilongwe April 07,2012(SDN)-Madaxweyne  ku xigeenka dalka  Malawi  Gabadha  lagu magacaabo  Miss  Jooyis  Baanda  ayaa maanta  ugu  baaqday  madaxda  dalkaasi  in loo hogaansamo distoorka  dalka  u yaala,  oo sheegaya in madaxwene ku  xigeenka loo dhaariyo jagada  madaxweynaha  haddii uu madaxeynihii     dalku  dhintay . Waxana  ay  ka codsatay  bulshada  caalamka  gaar ahaan dawladaha  Koonfurta Africa  ee ku…

                          Read More

                            Muj.Cabdiraxmaan Dheere:Kulmiye waxa ay SNM ahaayeen uun intii ay Mucaaridka ahaayeen(DHEGEYSO)

                            Hargeysa April 07,2012(SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ka mid ah Mujaahidiintii Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaaliyeed, ayaa xogwaran uu siiyay Shabakeda Somalidiasporanews/qurbejoog.com, waxa uu kaga waramay sababaha munaasibadaha SNM ahmiyada dheeriga ah loo siin waayay intii Kulmiye Xilka qabtay. Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo haatan ka mid ah golaha Wakiilada Somaliland, ahna guddoomiyaha guddi-hoosaadka Caddaalada, Shuruucda, Xuquuqal-insaanka…

                            Read More

                              In Somaliland, two journalists detained without charge

                              New York, April 7, 2012—Authorities in Somaliland must immediately release two journalists who have been detained without charge for days in apparent violation of regional law, the Committee to Protect Journalists said today. Somaliland authorities arrested Ahmed Ali Farah, a reporter for Royal TV, in the northwest town of Las Anod, in the Sool region,…

                              Read More

                                Hargeysa: Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka qaybgalay daahfur loo sameeyay Buug cusub

                                Hargeysa April 07,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka qayb galay xaflad lagu daah furayay bug cusub oo lagu magacaabo Baadi sooc taas oo ka qabsoontay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Waxaa munaasibada bandhiga buugaas ka qayb galay Xildhibaano,Abwaano,Salaadiin, qaar ka mid ah ardayda wax ka barata jaamacadaha dalka…

                                Read More

                                  Xuska Maalinta Caafimaadka Dunida oo Hargeysa Maanta lagu Qabtay

                                  Hargeysa April 07,2012(SDN)- Xuska maalinta Caafimaadka Adduunka oo ku beegan 7 bisha April ayaa munaasabad loogu qabtay maanta xarunta wasaaradda Caafimaadka ee JSL. Wakaaladda wararka Somaliland ee solna ayaa baahisay in munaasabadaasi oo ay ka soo qayb galeen wasiir ku xigeenka Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Mudane, Cabdi Axmed Nuur…

                                  Read More

                                    Arday Hargeysa Maanta Imtixaan loo gelayay Deeq waxbarasho u fadhiistay

                                    Hargeysa April 07,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gudida Imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa maanta shaaciyey inay imtixaankii kala saarista u fadhiisteen arday tiradoodu gaadhayso 243, lagana doonayo inay soo baxaan afartameeyo arday oo deeq waxbarasho ku tegi doona dalka Suudaan. Gudoomiyaha oo xafiiskiisa ugu waramayey Saxaafada ayaa sheegay in si adag loo qaabeeyey qaadista imtixaanaadka lagu kala saarayo ardaydaas,…

                                    Read More

                                      Sanad Guuradii 31naad ee ka soo wareegtay Aasaaskii SNM oo Hargeysa laga Xusay

                                      Hargeysa April 07,2012(SDN)-Munaasabad Lagu Xusayey sanad guurada 31-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ururkii SNM oo ku beegnayd 6 bisha April ayaa saaka lagu qabtay Xarunta hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland ee Magaalada Hargaysa. Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ay ka mid yahiin wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta JSL Mudane Boobe Yuusuf Ducaale, Agaasimaha…

                                      Read More

                                        Isku-xidhka Ururrada Xuquuqal Insaanka Somaliland oo cambaareeyay Masuuliyiin iyo Salaadiin muddo Maxkamad la’aan Xabsiga ku jira

                                        Hargeysa, 07, April (SDN)- Dallada ururada xuquuqal Iisaanka Somaliland ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano SOHIRA ayaa cambaareysay xadhiga xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) kula kacday masuuliyiintii dawlada iyo boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ay sheegeen inay muddo maxkamad la’aan ku xidhan yihiin. SOHIRA waxay sheegtay in qofka la xidhi karo,…

                                        Read More