Ciidanka Nabad-ilaalinta AMISOM oo markii u horaysay maanta laga hawlgeliyay meel ka baxsan caasimadda Soomaaliya
Muqdisho 05, April 2012 (Qurbejoog.com/AFP)- Ciidanka Midowga Afrika ee hawlgalka nabad-ilaalinta Soomaaliya, ayaa markii u horaysay Khamiistii maanta la geeyay magaalada dhinaca Koonfureed ee Baydhabo. Siday ku warantay wakaalada wararka ee AFP, waa markii u horaysay ee ciidanka AMISOM loo diro meel ka baxsan Muqdisho tan iyo markii shan sanadood ka hor la hawlgeliyay. Hawlgalka…
