Shabaabka oo u cago jugleeyay shacabka Kenya
Muqdisho April 02,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee dagaalka kula jirta DF iyo ciidamada dalalka Jaarka ee Kenya iyo Itoobiya ayaa fariin digniin ah u diray shacabka dalka Kenya ee ciidamadoodu Soomaaliya soo galeen dhawrka bilood ka hor. Shabaabka ayaa qoraalkooda ku sheegay in nolosha Kenyaatigu cidhiidhi geli doonto hadii aaney ciidamadooda ka bixin Soomaaliya. “Hadii ciidamadiinu…
