MAXAA LOO BAAHANYAHAY SI LOO DHISO BANGIGA DHEXE IYO BANGIYADA ANACSIGA SOMALILAND?

    Si loo dhiso qaybta bangiyada ee dalka Somaliland,waxa loo baahan yahay in la hirgaliyo halbeeg ku qotoma shantan tiir ee hoos ku qoran: 1. Dajinta siyaasadaha bangiyada. 2. Dhisida xeerarka iyo shuruucda bangiyada. 3. Dhisida kaabayaasha kale ee bangiyada iyo haayadaha maaliyada ka qanacsada. 4. Dhisida nidaam xisaabeedka iyo nidaamka hantidhawrka 1. DAJINTA SIYAASADAHA BANGIGA…

    Read More

      Mudanayaasha Wakiillada oo meel-mariyay Odoroska Miisaaniyada 2012-ka

      Hargeysa, 03, April 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta cod ku meel-mariyay odoroska Miisaaniyada qaranka ee sannadka 2012-ka. Golaha Wakiillada oo maalmihii u dambeeyay ku guda jiray doodad Miisaaniyada ayaan wax-ka-bedel iyo kaabis midna ku samayn Miisaaniyadaas, isla markaana sideedii ku meel-mariyay, iyadoo miisaaniyadanina ah tii ugu badnayd ee soo marta dalka. Fadhigii…

      Read More

        Wasiirka Madaxtooyada oo magacaabay Madaxa Baratakoolka

        Hargeysa, 03, Apr 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Madaxa Baratakoolka Madaxtooyada, kaasoo uu u magacaabay Cabdraxmaan Maxamuud Ibraahim . Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiirka Madaxtooyadda ayaa u qornayd. “Xeer Wasiir Lr. 001/042012 Magacaabid Ku: Mudane, Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi) Hargeysa Og: Agaasimaha…

        Read More

          Burcad badeed Soomaali ah oo markab ku sii daayay mudadii u gaabneyd

          Dubai April 02,2012(SDN)-Burcad Soomaali ah ayaa markab laga leeyahay dalka Iiraan ku sii daayay mudadii ugu gaabneyd ebid,mana cada sababtaa sii deyntooda. MV Eglantine oo uu ka dul babanayo calanka dalka Bolivia ayaa Burcada Soomaalidu ka soo qabatay xeebaha dalka India. Burcada Soomaalida ayaa xilgan bad-furanka ka ugaadhsada xeebaha dalal aad uga fog Soomaaliya. Siideynta…

          Read More

            Xukuumada Suuriya oo ogolaatay xabad joojin iyo reer galbeedkaoon dheg jalaq u siin

            Dimishiq April03,2012(SDN)-Xukuumada dalka Suuriya ee mucaaridka dalkaas dagaalka kula jirtay mudada sanadka ka badan ayaa maanta shaacisay in ay ogolaatay xabad joojin. Goaankan xukuumada Suuriya ayaa laga horjeediyay kulan ay isugu yimaadeen xubnaha gollaha amaanka ee QM ooka arinsanayay xaalada Suuriya. Ergeyga QM iyo Jaamacada Carabta ee dalka Suuriya Koffi Anan ayaa gollaha amaanka u…

            Read More

              Madaxweynihii dhawaanta la doortay ee dalka Senegal oo xilka la wareegay

              Dakar April 03,2012(SDN)-Madaxweynaha dhawaanta ku guulaystay  doorashadii ka dhacday  dalka  Senegal  ayaa maanta si  rasmi ah  loogu dhaariye  jagada  madaxweynenimada  ee Wadanka Senegal. Guusha  doorashada  madaxweynaha  cusub  ee Senegal  Maki Saala ayaa  waxay  ka dambeysay kadib markii uu si weyn  uga  guulaystay  madaxweynihii  hore ee dalkaasi  Cabdale  Waadi oo laba  xili doorasho oo hore ku…

              Read More

                Cudurka Jadeecada oo Somaliland lagu arkay

                Hargeysa 02,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamud Maxamed “Xuseen Xoog”  ayaa Maanta daboolka ka qaaday  in qaar ka mid ah gobolada dalka ee laga fuliyay hawl galka Talaalka Hooyada iyo Dhalaanka lagu arkay Caruur uu  asiibay Cudurka Jadeecada isla markaana cadeeyay in baahi loo qabo sidii dib loogu eegi lahaa loona  qiimaynta lahaa…

                Read More

                  Somali pirates release ship after just a week

                  DUBAI- Somali pirates have released an Iranian bulk carrier after a week, a British naval official based in Dubai said yesterday. The MV Eglantine, a Bolivian-flagged ship with 23 crew members was seized on March 26 off the south-western coast of India. Hijacking this year has spread further east as the waters grow calmer, allowing…

                  Read More

                    Somali militant slams group’s killing of civilians

                    One of al-Shabab’s senior leaders lashed out at the group’s brutality against civilians over the weekend, exposing the deep divides inside the terror group, but a government spokesman on Monday dismissed the outburst and called the leader a “murderer.” Sheik Hassan Dahir Aweys and his Islamist group Hizbul Islam merged with al-Shabab in 2010. But…

                    Read More

                      Australia’s Jacka farms into Somaliland oil block

                      Australian oil explorer Jacka Resources has entered into an agreement with Petrosoma Limited to take a 50 percent equity stake in an oil block in a breakaway enclave of Somalia, Jacka said on Monday. It said the 22,000 square kilometre Habra Garhajis block -formerly known as block 26 – in southwestern Somaliland was expected to…

                      Read More

                        Ururka Codka Haweenka Beelaha Lahayb-sooco ee VOSOMWO oo si adag u naqdiyay go’aan Madaxweynaha Somaliland u gudbiyay Baarlamaanka

                        Hargeysa 02, April 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka wadaniga ah ee codka Haweenka beelaha Lahayb-sooco oo magaciisa loo soo gaabiyo VOSOMWO, ayaa si adag u naqdiyay go’aan sida uu sheegay uu Madaxweynaha Somaliland u gudbiyay goleyaasha Baarlamaanka. Sida lagu sheegay qoraal uu ururku ka soosaaray xafiiskiisa Hargeysa, VOSOMWO waxa uu taageeray baaq diidmo ah oo madax-dhaqameedka beelaha…

                        Read More

                          Dawlada Denmark oo deeqdii u horaysay oo Malaayiin Doolar ah ku shubtay Sanduuq loo qorsheeyay horumarinta adeegyada Aasaasiga ah ee Somaliland

                          Hargeysa 02, April 2012 (Qurbejoog.com)- Dallada Ururada aan dawliga ahayn ee SONSAF, ayaa sheegtay in lacag malaayiin doollar ah oo la doonayo in mashaariic horumarineed lagaga fulayo Somaliland, isla markaana wax lagaga qabto adeegyada aasaasiga ah ee Bulshada lagu shubay sanduuq loo sameeyay, kaasoo ay qorshihiisa lahaayeen Denmark iyo Britain, sidaana waxa laga sheegay Kulan…

                          Read More

                            Turkey provides water to 30,000 Somalis

                            Turkey’s State Waterworks Authority (DSİ) has drilled wells in the Somali capital of Mogadishu, providing clean water to 30,000 Somalis. According to DSİ officials, DSİ drilled wells in Mogadishu so that people staying in tent camps as well as in other parts of the city can access an adequate supply of clean water, the Anatolia…

                            Read More

                              Marwada Kowaad ee Somaliland oo ka qeyb gashay Muxaadaro looga hadlayay doorka Haweenka ee siyaasada

                              Hargeysa April 02,2012(SDN)-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde ayaa Maanta soo dhawaysay in Culimadu ka hadlaan doorka haweenayda Muslimka ahi ka qaadan karto barbaarinta ubadka iyo dhawrista Xuquuqda ay diinta Islaamku siisay. Marwada Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeedisay Muxaadiro uu soo qaban qaabiyay Machadka faafinta diinta Islaamka isla markaana ay ka qayb…

                              Read More

                                Dalalka Khaliijka oo mucaaridka Suuriya Mushaharo u qoray

                                Dubai April 02,2012(SDN)-Golaha Wadaniga ah ee mucaaridka dalka siiriya ayaa sheegay in maleeshiyaadkooda hubaysan ay mushahaarooyin siin doonaan dalalka khaliijku si ay u sii wadaan halganka ay kala soo horjeedaan maamulka madaxweyne Bashaar al-asad. Waxa kale oo Golaha Mucaaridsku ay sheegeen in ay ciidamada ka soo goosta ciidamada Bashaar al-asad ay iyana dalalkaasi khaliijka ka…

                                Read More

                                  Aagagii shalay ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Khaatumo oo degan

                                  Laascaanood April 02,2012(SDN)-Aaagagii shalay ay ka dheceen dagaalada qadhaadh ee u dhexeeyay ciidamada dawlada Somaliland iyo kuwa maamul dhawaan lagu dhawaaqay ee Khaatumo ayaa maanta degenaan. Ciidamada Somaliland oo ku siqay aag ay isku urur sanayeen ciidamada Khaatumo waxaaney cagta mariyeen ciidamdii halkaa ku sugnaa. Aaga Buuhoodle oo in mudo ah la isku horfadhiyay ayaa…

                                  Read More