Shabaab oo ka hadlay habkii loo fuliyay Qarixii Maanta Muqdisho ka dhacay
Muqdisho April 04,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa sheegatay Qaraxii maanta Muqdisho ka dhacay ee lala beegsaday madaxda dawlada oo kulan ku lahaa Gollaha Murtida iyo Madadaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ay dawlada KMG ahi sheegtay in ay fulisay haweeney sheegatay in ay uur leedahay oo aan si wanaagsan loo baadhin. Kooxda Al…
