Heavy Rains in Mogadishu Endanger IDPs

    Mogadishu (SDN) –Heavy rains fell in the Somali capital of Mogadishu yesterday prompting concerns for internally displaced people living in the city. Several internally displaced families recently interviewed by SDN in Mogadishu got in touch with our reporters and described worsening living conditions due to the rainfall. Many were living in dilapidated shacks made from…

    Read More

      Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista oo shaaciyay in Madaarka Hargeysa la xidhayo 1-da May

      Hargeysa, 27, April 2012 (SDN)- Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in bisha May bilawgeeda uu xidhmayo Madaarka magaalada Hargeysa eeEgalInternationalAirport, kaasoo laga bilaabi doono dhisme casriyayn ah ooh ore loo sheegay inay hirgelinayso DawladdaKuwait. Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista ayaa ku wargeliyay Shirkadaha Diyaaradaha eeSomalilandinay duulimaadyadooda u wareejiyaan Madaarka magaalada Berbera. Xidhitaanka xilligan…

      Read More

        Xeryaha Qoxootiga ee dalalka Kenya iyo Itoobiya oo roobab Qarqiyeen

        Nairobi April 27,2012(SDN)-Hay’ada Qaxootiga u qaabilsan QM ayaa shaacisay in xeryaha Qaxootiga ee dalalka Kenya iyo Itoobiya ee Soomaalida faraha badani ku jiraan in ay roobab dhawaan da’ay ay maasheeyeen. UNHCR waxa intaa ay ku dartay in qaxootiga Soomaalida ee gaadhaya dalka Itoobiya ay kordheen mudooyinkii u danbeeyay. “Xeryaha Cado Dollo ee Itoobiya waxa gaadhayay Soomaali tiradoodu ay…

        Read More

          AMISOM oo ka digtay in la carqaladeeyo nidaamka Roadmapka

          Muqdisho April 27,2012(SDN)-AMISOM ayaa ka digtay in la carqaladeeyo nidaamka kala guurka ee looga gudbayo xiliga KMG ah ee Soomaaliya. Ku-xigeenka u qaabilsanaha AMISOM ee Soomaaliya Wafula  Wamunyinyi  ayaa sidaa ka sheegay shir jaraaid oo uu Muqdisho ku qabtay. “Waxaanu soo maray marxalado dad ku dhinteen si halkan loo soo gaadho,mana ogolaan doono in la…

          Read More

            Sheekh Shariif oo isu diyaarinaya Doorashooyinka August

            Muqdisho April 27,2012(SDN)-Madaxweynaha DFKMG ah ee Sheekh Shariif  ayaa shaaciyay in uu taagan yahay xilka madaxtinimo ee dawlada soo socota,sida ay daabacday barta internetka ee press TV. Qoraalka waxa lagu xusay in madaxweynuhu uu ka gaabiyay hawlihii dawlada loo igmaday,iyada oo taa ay u raacdo eedo kale. Press TV ayaa soo xigatay xeel dheere la…

            Read More

              Xaasaskii Bin Laden oo Sucuudiga loo mustaafuriyay

              Riyadh April 2012(SDN)-Wasaarada arrimaha guddaha ee dalka Pakistaan ayaa shaacisay in ay maanta u dhoofisay dalka Suucuudiga sadex xaas oo uu ka dhintay Osama Bin Laden iyo ubadkoodii. Qoraalka wasaarada ayaa lagu sheegay in qoyska Bin Laden oo ka koobnaa 11 caruura iyo sadex xaas ayaa loo dhoofiyay dalkii ay codsadeen. Qoysaskan ayaa la qabtay…

              Read More

                AMISOM oo soo bandhigtay Muuqaalka Burburka Caasimada Soomaaliya

                Kampala April 27,2012(SDN)-Ciidamada AMISOM ee dalka Yugaandha ayaa soo bandhigay muuqaalka dhabta ah ee caasimada dalka Soomaaliya oo dhawr iyo labaatankii sano ee u danbeeyay lagu dhex dagaalamayeeyay. Ciidamada dalka Ugaandha ayaa sawiro ka qaaday caasimada Muqdisho intii ay iminka ku gudo jireen hawgalada ay amniga ku sugayeen. Sawirada ayaa laga dheehan karaa qasaaraha iyo…

                Read More

                  HOGAAMIYAYAASHA AAN GARAWSHIIYAHA LAHAYN IYO BURBURKA AY UMMADA U GEYSTAAN

                  ILAAHAY BAA MAHAD ISKA LEH  DHAMAANTEED   DHamaan waxaan salaamayaa wariyayaasha iyo akhristayaashaba meelkastooy joogtaan Soomaalida waxay tiraahdaa dabcigaaga oo kaa xumaada dad kaa dhex saar.  Intaasi ka dib bal hogaamiyayaashan intaanaan u guda galin khayru khalqulaa nabigeenii maxamed s.a.w. muxuu raggani ka yidhi marka aynu is qabano ama wax fahmi wayno haddaan sunnadii nabigeena s.a.w.iyo…

                  Read More

                    FALANQAYNTA XEERKA LA DAGAALANKA MUSUQ-MAASUQA SOMALILAND

                    XEER NO.38/007 QEEXIDA MICNAHA MUSUQA Xeerkani waxa uu ku qeexayaa musuqa;  hab ku salaysan farsamo iyo khiyaamo oo lagu hanto aduunyo ama derajo aanad u qalmin.Musuq – Maasuq nuxurkiisu waa xatooyo, laaluush iyo ku – takrifal cilmiyeysan. NOOCYADA CIQAABAHA DADKA MUSUQA KU KACA Qodabka labaad ee xeerkani waxa uu sheegayaa noocyada ciqaabeed ee ay mutaysan…

                    Read More

                      Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Kulan la qaatey masuuliyiinta Degmooyinka Gobolka

                      Hargeysa April 26,2012(SDN)-Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex ahna Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Rashiid Axmed Maxamed ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Gudoomiyayaasha Shanta degmo ee caasimada oo uu weheliyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud isla markaana lagaga wada hadlayay sidii u u qabsoomi lahaa Tartankii Orodada ee Sannad laha ahaa. Gudoomiyaha ayaa sheegay in arrrinta…

                      Read More

                        Wasiirada Hawlaha Guud iyo Beeraha Somaliland oo u kicitimay Mareykanka

                        Hargeysa April 26,2012(SDN)-Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) iyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Md. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoolle) ayaa maanta u kicitimay dalka Maraykanka halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan xaflado ay jaaliyadda Somaliland ee ku wadankaasi ay ugu dabaal-degayaan 21-sano guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanidda Somaliland ee…

                        Read More

                          Governor Seeks Somali Support in Minnesota

                          Minnesota SDN-Members of Minnesota’s Somali Community took part in events to mark the Voice for Children Advocacy Day at the State Capitol building. Minnesota’s Governor Mark Dayton addressed the early childhood education needs of his constituents and vowed to work with all stakeholders in making education and early childhood development priorities for the government. Children,…

                          Read More

                            Tough Talk from Al-Shabaab in Mogadishu

                            Al-Shabaab sent a warning to Sierra Leone’s army today which is expected to join AMISOM troops in the city of Mogadishu. Al-Shabaab’s spokesman Sheekh Ali Mahamud Raage (Ali Dheere) addressed journalists today in the neighbourhood of Ceelasha Biyaha near Mogadishu where he warned the government of Sierra Leone which is preparing to deploy troops to Somalia….

                            Read More

                              Officers Killed in Explosion in Southern Somalia

                              Baydhabo (SDN) -Reports of an attack on government forces are emerging from the city of Baydhabo in the region of Bay. Hand grenades were thrown at the Khat market in the city of Baydhabo a few hours ago according to witnesses. Residents of the town said the attack targeted members of the transitional federal government’s…

                              Read More

                                Somaliland’s Fisheries Minister Welcomes Chinese Investors

                                Hargeisa (SDN)- A delegation of businesses leaders from China arrived at the coastal city of Berbera in the Somaliland region of Saahil. Nine members of the delegation from China were welcomed at the airport by the Fisheries and Aquatic Resources Minister of Somaliland Mr. Abdullahi Jama’a Usmaan (Geeljire) and the Governor of Saahil region Mr. Mahamuud…

                                Read More

                                  Ururka Suxuyiinta ee SOLJA oo cambeereeyay xadhiga Suxufi ka hawlgala Ceerigaabo

                                  Hargeysa, 26, April 2012 (SDN)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyay xadhiga xadhig ay ciidamada ammaanka ee magaalada Ceerigaabo u gaysteen wariye ka hawlgala Telefishanka Royal iyo Wargeyska Waaheen Cabdilaahi xuseen Darwiish oo laba maalmood ku xidhan saldhig ku yaala magaaladdaas. Warsaaxafadeed uu ku saxeexan yahay xogyaha guud ee Ururka SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax…

                                  Read More

                                    Labada dugsi 17 May ee Hargeysa iyo Sheekh Cismaan Nuur Burco oo Tartan Aqooneed dhexmaray

                                    Hargeysa April 26,2012(SDN)-Labada dugsi ee Todoba iyo Tobanka May ee hargaysa iyo Sh,Cismaan Nuur oo ku yaala magaalada burco ayaa maanta tartan aqooneed ku yeeshay xarunta dugsiga 17 may ee magaalada Hargaysa. Tartan aqooneedkan oo si balaadhan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka, macalimiinta, ardayda iyo marti sharaf kale. Tartan aqooneedkan…

                                    Read More

                                      Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo Dhameystay kulan Hawleed maalmo socdey

                                      Hargeysa April 26,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta JSl Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa maanta soo gebagebeeyey kulan hawleed muddo sadex maalmood ah waaxyaha wasaaradda uga soconayey Hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. Kulankan oo ahaa aqoon isweydaarsi ay ka qayb qaadanayeen mas’uuliyiinta kala duwan ee waaxyaha wasaaraddani ka kooban tahay waxaa dib loogu eegayey qorshaha wasaaradeed…

                                      Read More

                                        Wefti ka socda dalka Shiinaha oo Somaliland u yimi Maalgashiga Khayraadka Badda

                                        Hargeysa 26, April 2012 (Qurbejoog.com)- Wefti ka socda shirkado fadhigoodu yahay dalka Shiinaha, ayaa shalay ka soo degay madaarka magaalo-xeebeeda Berbera ee gobolka Saaxil. Weftigan oo ka kooban 9 xubnood oo shirkaddaha Shiinaha ee dhinaca Kalluumaysiga ah, waxa madaarka ku qaabilay wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Somaliland Mr. Cabdullaahi Jaamac Cusmaan (Geeljire) iyo guddoomiyaha gobolka…

                                        Read More