Nuxurka kulan dhexmaray saddexda Xisbi, ururada cusub ee tartanka u gudbay iyo Komishanka Doorashooyinka

    Hargeysa 25, April 2012 (Qurbejoog.com)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay in guddiga Diiwaangelintu u soo gudbiyeen ururada siyaasadeed ee u gudbay ka qaybgalka tartanka doorashada Deegaanka oo la filayo inay dhamaadka 2012 qabsoonto. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Mr. Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) oo warbaahinta kula hadlay xaruntooda Hargeysa, waxa uu sheegay inay hadda Komishan ahaan…

    Read More

      U.S. announces Horn of Africa Aid

      Nairobi (SDN) – The United States government announced more emergency aid to the horn of Africa to the tune of 120 million USD. The money is intended to help address some of the lasting effects of the 2011 drought and famine. A White House spokesperson stated that the money is going to those most affected…

      Read More

        Hambalyo: ku socota Jaaliyada Haweenka Somaliland Ee Ottawa,Canada Somaliland Women’s Organization

        Anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarada Somaliland ee Ottawa Canada waxaan halkan uga gudbinayaa hambalyo aan la soo koobi Karin haweenka Somaliland ee Ottawa CanadaSomaliland Women’s Organization. Taas oo ay ku guulaysteen inay xilwayn iska saran u diyaar garawga xuska 18ka may taas oo ay mujiyeen wadaninimo iyo qaranimo oo ay xil iska sareen sidii ay…

        Read More

          WAR DEG DEGA:Madaxweynaha Eritrea oo Geeriyooday

          Asmara April 25,2012(SDN)-War aan weli la xaqiijin oo la isla dhexmarayo warbaahinta Caalamka ayaa tibaaxaya in Madaxweyniha dalka Eritrea Ezeyas Afworki uu dhawaan ku geeriyoodey dalka Dibediisa. Wararka ayaa sheegaya in madaxweynuhu uu qabay xanuun dhawr ah mudooyinkii u danbeeyay isla markaana todobaadkii dhawaan dalka dibedda looga qaaday. Wararku ma shaacin dalka daweynta loogu qaaday,waxase…

          Read More

            Jariirada Time oo hoggaamiyaha Al-Shabaab ku biirisay 100 qof ee Dunida ugu Miisaanka Culus

            Washington April 25,2012(SDN/Time)-Ninka sheegtay Amiirka Shabaabka in uu yahay ee madaxa u ah Kooxda Al Shabaab ee dalgaalka kula jirta DFKMG ah ee Soomaaliya iyo ciidamada Africa ee jooga Muqdisho. Muqtaar Abu Zubeyr ayaa Time Magazine sheegtay in uu ka dagaalamay dalka Afgaanistaan isla markaana uu xilka la wareegay ka dib kolkii la dilay Xaashi…

            Read More

              Hargeysa: Masuuliyiinta Xatooyada raashinka deeqda ah ku eedaysan oo maalintii saddexaad Maxkamadda la horgeeyay

              Hargeysa 25, April 2012 (Qurbejoog.com)- Saddex masuul oo hore dawladda xilal uga hayay, kuna eedaysan inay leexsadeen raashin mucaawino ah, ayaa maanta markii saddexaad la horgeeyay Maxkamadda gobolka Hargeysa. Masuuliyiintaas hore iyo laba qof oo la xidhan oo Maxkamaddu tan iyo 16-kii bishan dhegaysiga dacwadooda ku jirtay, waxay kala guddoomiyihii hore ee gobolka Hargeysa, Axmed…

              Read More

                Ceerigaabo: Weriyaha Telefishanka Royal 24 ee gobolka Sanaag oo la xidhay iyo sababta keentay

                Hargeysa 25, April 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amaanka ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa xabsiga dhigay weriyaha Telefishanka Royal 24 u jooga gobolkaas Mr. Cabdullaahi Xuseen Darwiish. Weriyaha oo shalay la xidhay, waxa uu ilaa hadda ku jiraa saldhiga dhexe ee magaalada Ceerigaabo oo ilaa 800 Km dhanka waqooyi/galbeed kaga beegan caasimada Somaliland ee…

                Read More

                  Hargeysa: Buundada u dhaw Madaxtooyada oo Roobkii shalay waxyeeleeyay iyo gaadiidka oo ku xanibmay

                  Hargeysa, 25, April 2012 (SDN)- Buundada agagaarka xarunta Madaxtooyada Somaliland, isla markaana hormarta Maktabada Masaarida oo muddooyinkii u dambeeyay uu ka muuqday dildilaac iyo dhaawac ay u gaysteen roobabkii kal hore ayuu roobkii shalay gooyay, taasoo keentay inay ku xanibmaan gaadiidki u kala gooshayay maxkamadda Hargeysa iyo wadada wadnaha. Buundadan oo ay hore dhaawacyo u…

                  Read More

                    Jaamacada SUTEK oo Deeq Raashin ah Gaadhsiiyay Xarunta Dhimirka ee Macruuf

                    Hargeysa April 25,2012(SDN)-Gudoomiyaha Jaamacada SUTEK Dr Siciid Sh.Maxamed ayaa Maanta Deeq raashin ah gudoonsiisay xarunta lagu daryeelo dadka maskaxda ka xannuunsanaya ee Macruuf ee Caasimada Hargaysa. Deeqdan oo ka koobnayd Bariis,Digir, iyo Misir,waxaa Gudoonsiinteedii ka hadlay Gudoomiyaha Xarunta Macruuf C.raxmaan Maxamed Xasan oo ka waramay ahmiyada ay deeqdani u leedahay dadka xaruntan ay ku daryeelaan…

                    Read More

                      Ikhwaanka Masar oo ku baaqay isu soobax balaadhan

                      Qahira April 25,2012(SDN)-Kooxda  Ikhwaanu Muslimiin ee reer Masar  ayaa sheegay inay  kala qeybgalayaan  kooxaha  kala duwan ee dhinaca  siyaasadda  iyo axsaabta  waddankaasi,  waxay  ugu yeedheen isku soo bax  ilaa hal malyuun  oo ruuxi ay  ka qeyb qaadan  doonaan maalinta  Jimcaha ah  ee soo socota. Isku soo baxaasi ay ku  dhawaaqeen  ayay ku  tilmaameen  inuu yahay…

                      Read More

                        SHABAABKU MUJAAHIDIIN MA AHA

                        Waxaa is weydiin leh in qof kasta oo dadka xasuuqaa uu ciidamadiisa dadka u laaya si uu ugu dan xun gaadho ku dhaho waxaad tihiin mujaahidiin jannadana kabaha la idiinka saari maayo. In uu qofkaasi shaydaan yahay waxaa idiin caddaynaya in uu u hadlayo sidii uu hubo oo kale, iyada oo ruuxna ogaan karin masiirkiisa…

                        Read More

                          Waa Maxay Tobanka Qodob ee Looga baahan yahay In Madaxweyne Lahaado, Muxuuse, Ka Leeyahay Madaxweynaha Somaliland Qodobadaas

                          Health: Caafimaadka, Habsima u Shaqaynta (metabolic efficiency of a living being) Noolaha ama Balaadamiga Marka ay noqoto Dhinaca Maskaxda ama Jidhka,ama Dareenka, ayaa loo yaqaan Caafimaad. ama ka madaxbanaanshaha uu Nooluhu ka madax banaan yahay Xanuun ama Xumad, ama Jiro, kale ayaa loo yaqaan Caafimaad, Caafimaadka ayaa ah, Halka ay ka Bilaabanto Nolosha Nooluhu, Hadii…

                          Read More

                            Ururrada hadhay oo Caalamka ugu baaqay in laga fiirsado Dhaqaalaha iyo Wasiir Duur oo u Jawaabay

                            Hargeysa April 24,2012(SDN)- Qaar ka mid ah Ururrada Siyaasada ee lagu reebay Qiimayntii Ururada Siyaasada ayaa wali yooyootan ugu jira sidii ay ugu meel dayi lahaa qaadacaadooda ku aadan natiijadii ka soo baxday Guddida diwaan-gelinta Ururada oo ay ku qanci waayeen. Ururadan oo iminka samaystay Dalada farsamo oo ay ku gorgortamaan ayaa maanta shir jaraa’id…

                            Read More

                              Madaxweyne Ku xigeenka Iyo Maayarka Hargeysa oo furay Waddooyin cusub, kuwo kalena dhagax-dhigay

                              Hargeysa April 24,2012(SDN)-Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md.  C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa   maanta  dhagax dhigay waddo cusub oo laami ah oo dhererkeedu yahay 1.8Km oo  laga hirgelinayo  xaafadda DAAMI  ee degmadda Gacan-libaax  ee magaaladda Hargeysa isla markaana xadhiga ka jaray  waddo kale oo xaafadaasi laga dhisay oo dhererkeedu dhan yahay 900m oo ka bilaabanta Geerashka Cabdi-Xasan…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaaraha oo maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Xukuumada KMG Soomaaliya

                                Muqisho April 24, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta la kulmay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha  Xukuumadda KMG Soomaaliya, Waxaana looga hadlayay in agaasimayaasha guud aysan saameyn ku yeelan doonin xilliga kala guurka ah oo ay dowladda KMG Soomaaliya imminka ku jirto.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa u sheegay Agaasimayaasha in ujeedada ay…

                                Read More

                                  International Federation of Journalists Speak Out Against Arrests in Las Anood

                                  SDN via IFJ-The International Federation of Journalists (IFJ) today condemned the arrest and detention of two broadcast journalists and persistent acts of intimidation of media professionals in northern Somalia. “We deeply condemn the continued arbitrary arrests and sustained acts of intimidations of journalists in Somalia, especially disputed regions of Sool and Sanaag,” said Gabriel Baglo…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Koonfurta Suudaan oo kulan la yeeshay dhigiisa Shiinaha iyo wararkii ugu dambeeyay ee xurgufka labada Sudan

                                    Juba/Beijing 24, April 2012 (Qurbejoog.com/Guardian)- Dawladda dalka Sudan ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cumar al-Bashiir, ayaa sii wada duqaynteeda dhinaca cirka ee ay ku hayso degaamo ka tirsan dalka Koonfurta Sudan. Sida uu sheegay afhayeenka Milateriga Koonfurta Sudan Kornayl Philip Aguer, waxa uu Salaasada maanta sheegay in ilaa 8 duqaymood ay diyaaraddaha Antonovs-ka loo yaqaanaa xalay…

                                    Read More