Gollaha Wasiirada KMG ah oo ka shiray Ansixinta Dasatuurka
Muqdisho April 26,2012(SDN)- Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiiradda ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, loogana hadlay warbixinta dastuurka, diyaargarawga shirweynaha weyn ee lagu ansixinayo dastuurka, arrimaha amniga iyo gobollada, dhismayaasha wasaaradda Gaashaandhiga iyo olalaha warbaahineed ee ku aadan wax qabadka dawladda, roadmapka iyo dastuurka. Ugu horreyntii Golaha ayaa waxaa warbixin faahfaahsan…
