Wasaarada warfaafinta Soomaaliya oo goaan adag dul dhigta warbaahinta Dalka
Muqdisho July 01,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Soomaaliya ayaa maanta war uu soo saaray waxa uu uga waramay goaan wasaaradiisu ay ku mudeeysay xilga kama danbeyska ah ee lagu diiwaangelinayo warbaahinta dalka. Qoraalka wasaarada warfaafinta ayaa kiyoo dhameystiran u qornaa sidan; Xafiiska Waaxda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Ujeedo: Wargelin Taariikh; 30/06/2012 – Iyadoo la fulinaayo siyaasada guud…
