Faysal Cali Waraabe:Haatuf Waa Jariirad Beeleed oo xagxagta siyaasiyiinta reeraha kale,waxaana haga qoraaladiisa Balwad(DHEGEYSO)

    Hargeysa July 04,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe oo shir jaraaid maanta ku qabtay xarunta xisbiga UCID ee Hargeysa ayaa ka war bixiyay arrimo ay ka mid yihiin wadahadaladii Somaliland iyo hadalo deel qaaf ku ahaa saxaafada oo laga qoray. Guddoomiyaha UCID ayaa sheegay in wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya in ay…

    Read More

      Cali gurayow wisiirka madaxtooyadu wuxuu sugay guushii xisbigiisa halka aad adigu ka doorbiday inaad qadaadiic yar ka qaadato riyaale!!!!

      Waxaan salaamayaa warbaahinta sida fiican warka noogu kala tabisa ee aanaan la’aanteed la heleen wararka aad baa u mahdsan tihiin.Intaasi kadib waxaan jeclaystay in aan dhawr eray ka idhaahdo hadalo deel qaaf ah oo afhayeenka udub halkan uga soo jeediyey wisiirka madaxtooyada iyo wisiirada kaleba kuwaasi oo xambaarsanaay yasid iyo aflagaado aan geedna loogu soo…

      Read More

        Halkan ka akhri qodobada ka soo baxay shirkii kooxda Xidhiidhka Caalamiga ah ee Soomaaliya oo lagu soo gunaanaday Rome

        Rome 4, July 2012 (SDN)- War-murtiyeed ka soo baxay shirkii u dambeeyay ee kooxda Xidhiidhka Caalamiga ah ee Soomaaliya (ICG) oo laba maalmood ka socday magaalada Rome ee dalka Talyaaniga. ICG (International Contact Group) waxa uu shirkoodani ahaa mid muhiimad gaar ah lahaa, iyadoo uu yahay kii u dambeeyay ee ay ka yeeshaan arrimaha dalka…

        Read More

        Tababarihii Xulka Netherlands Pert Van Maqrwijk oo Iscasiley.

        Amsterdam-Netherlands-July-04-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa Tababarihi xulka qaranka ee Netherlands Pert Van Marwijk oo iscasiley markii koobkii qaaradda Yurub 2012 loo awood sheegtey. Saaxiibayaal sababaha keeney inuu iscasilo Pert Van Marwijk markii xulkiisii Netherlands daaqadda ay ka baxeen wareegii kowaad Round-1 una awood sheegteen Germany,Portugal iyo Denmark(Group of Death). Pert Van Marwijk oo ay…

        Read More

          Hargeysa: Hawsha Rakibaada War-laliska cusub ee Idaacadda oo la bilaabayo

          Hargeysa 04, July 2012 (SDN)- Farsamo-yaqaano ka socda shirkad qandaraas ku qaadatay rakibaada war-laliska cusub ee idaacadda Raadyow Hargeysa, ayaa soo gaadhay Somaliland. Agaasimaha waaxda Farsamada ee wasaaradda Warfaafinta Mr. Axmed Saleebaan-weyne iyo maamulaha shirkadda BTC Cabdiwahaab Xaaji Cali, ayaa Madaarka Berbera ku soo dhaweeyay laba injineer oo ka socda shirkad magaceeda lagu sheegay PDF…

          Read More

            International Contact Group oo ku soo hadal qaaday Somaliland,maxeyse yidhaahdeen?

            Rome July 04,2012(SDN)-Kooxda Xiriirka Caalemiga ee Soomaaliya ayaa kulan ay dhawr maalmood ku lahaayeen magaalada Rome ee dalka Talyaaniga dabadii waxa ay soo saareen warmurtiyeed ay ku soo hadal qaadeen Somaliland. Warmurtiyeedka oo dhawr bog ka koobnaa ayaa dhawr sadar oo ka mid ah lagu carab dhabay Somaliland. “Kooxda Xiriirka Caalemiga ee Soomaaliya waxa ay…

            Read More

              Qurbejooga Beesha Dauud Gadhxajis oo bogaadiyay shirweynaha Daallo uga socda Beesha Siciid Garxajisiciid

              London July 04,2012(SDN)-Qurbejooga Beelweynta Ciidegale(Dauud Garxajis) ayaa kulan dhanka isgaarsiinta ah oo ay yeesheen waxa ay gunaanadkiisii ka bogaadiyeen Shirweynaha buurta Daallo uga socda walaalahooda habar Yonis (Siciid Gadhxajis). Kulankan oo ay ka qeybgaleen dhamaan qeybaha kala duwan ee Qurbejooga beelweynta Ciidegale ee ku sugan qaaradaha Woqooyiga America iyo Yurub ayaa si weyn loogu bogaadiyay…

              Read More

                Is barbar dhiga Xukuumada Siilaanyo maanta iyo shalay

                Hargeysa July 04,2012(SDN)-Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa maalmihii u danbeeyay sumcadeedu kor ugu kacay talo wadaag iyo wada tashi ay mujisay. Xukuumada Axmed Siilaanyo oo bilawgii la kawsatay talo xumo dalka dhaxal siisay mucaarad khal khal gelin garayay xaalada dalka. Waxa si isxigsiina loo qeybiyay xilalka iyo hantida ummadu wadaagto,waxa si qarsoodi ah loola macaamilayay…

                Read More

                  Bugaag Geeddi ah: Socdaalkii Gabiley iyo soo bandhigii Maktabadda Wareegta

                  Gabiley, 03, July 2012 (Qurbejoog)- Maktabadda Wareegta iyo Bugaagta Geeddiga ee sannadkan laba jirsatay ayaa safarkeedii socdaalkii ku tagtay magaalada Gabiley ee Gobolka Gabiley, waxaana madashaas ku qaabiley Naadiga Akhriska Gobolkaas ee Tima-cadde. Munaasibadan bandhiga Bugaagtan Geeddiga ah ee sannadkan oo lagu qabtay Hotel Xaaji Askar ee Gabiley, wax aka qaybgalay Guddoomiye ku-xigeenka Gobolkaas Cali…

                  Read More

                    Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo dalka ku soo laabtay, kana xog-waramay wada-hadalkii uu Sheekh Shariif kula yeeshay Dubai

                    Berbera 03, July 2012 (Qurbejoog.com)- Wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dhowaan wada-hadalo wejigii labaad ah Dubai kula yeeshay Madaxweynaha TFG, ayaa maanta ka soo degay Madaarka Berbera. Madaxweynaha oo qolka martida ee Madaarka Berbera ugu waramay warbaahinta, waxa uu ka xog-waramay wada-hadalkii uu Sheekh Shariif kula yeeshay Dubai. “Waxa aniga…

                    Read More

                      Phony Constitution crafted through UN rigged process

                      On June 22, 2012theSomali Roadmap(the process for ending the Transition) Signatories (SRS)-(the gang of six)[1]signed documents prepared by the Office of the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS). The documents, available in this link Documents signed in Nairobi Kenya on June 22, 2012, are (1)Somali Transitional Government Decree(Decree), (2)protocol establishing Somali National Constituent Assembly(NCA),…

                      Read More

                        Dagaal caawa fiidkii ka dhacay duleedka Buuhoodle

                        Meygaagle July 02,2012(SDN)-Wararka naga soo gaaraya aaga Meygaagle ee duleedka Degmeda Buuhoodle ayaa sheegaya in halkaasi caawa uu dagaal mudo kooban socday uu ka dhacay. Iska hor imaadkan oo u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ah oo ka soo horjeeda joogitaankooda ayaaney cadeyn khasaaraha ka dhashay. Shaqaaqadan ayaa imanaya maalin uun ka dib kolkii…

                        Read More