Somaliland waxaa hogaaminaya ruugcadaa siyaasadeed ee yaan la maqlin nin xilkiisii ka soo bixi waayey xilkuna waa meerto.!!!!!

    waxaan salaamayaa warbaahinta sida fiican noogu kala tebisa wararka Intaasi kadib waxaan jecel ahay in aan in yar ka idhaahdo arimodhawr ah oo warbaahintu baryahan danbe qaadaa dhigaysay oo ah awood ka qaadida xubnaha dawlada iyo kuwa madaxa banaan marka hore xil kaqaadista waxaa iska leh madaxweynaha qaranka oo distoorku siinayaa marka labaad madaxweynuhu wuxuu…

    Read More

      Somalia sets date for presidential election

      Mogadishu: The Somali parliament will hold a presidential election on September 10, the final stage of a UN-backed process to set up a new administration for the war-torn country, an election official said on Friday. “September 10, 2012, is the day that the presidential elections of the Somali Federal Republic will take place,” Osman Libah…

      Read More

        Waqtiga la dooranayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo la muddeeyay

        Muqdisho 31, August 2012 (SDN)- Guddiga doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya, ayaa shaaciyay xilliga ay dhici doonto doorashada Madaxweynaha cusub, iyadoo murashaxiin tiro badani u ordayaan hanashada xilkaas. Guddigan oo ka kooban 16 xubnood oo Baarlamaanka Soomaaliya Khamiistii shalay u saaray hagista hawlaha doorashada Madaxweynaha cusub, waxa uu maanta shaaciyay in doorashadu dhici doonto 10-ka bisha September….

        Read More

          Ogaysiis Shabakada cusub ee sabaxareednews.com oo hawada soo gashay

            ·           Ogaysiis Shabakada cusub ee sabaxareednews.com oo hawada soo gashay Waxa la ogaysiinayaa dhamaad daka daalacada mareegaha internet-ka in ay dhawaan saaxada warbaahinta ku soo biirtay shabakad cusub oo la yidhaa sabaxareednews.com Waxa aad ka heli doontaa wararkii dalka iyo kuwii caalamka ee u dambeeyay Warar xaqiiqda ku qotama iyo barnaamijo kala gadisan

          Read More

            SOMALILANDS PRESIDSENCIAL FORRIEGN POLICY &Africa’s world’s administrative leadership and Good governance organization

              (KampalaSDN)Great salutation to the toggaherernews,   And all its good readers around the world. Secondly thanks to the UK leadership and the British people in the ral support of the Slander leadership(habarteydii ugu shahaadoda weyneyd , burao oo nadiifisa nidaamadii meska ahaayee hore SL usoo marey )  leading the Landers pulling to power and prosperity,…

            Read More

              DARAASAD UU KA DIYAARIYAY MACHADKA CILMI BAADHISTA, DIMUQRADIYADA IYO HORUMARKA SOMALILAND DURUUFAHA KU GADAAMAN WASAARADDA WARFAAFINTA SOMALILAND IYO XIL KA QAADISTA Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe)

              Kampala-(SDN)- MACHADKA CILMI BAADHISTA, DIMUQRADIYADA IYO HORUMARKA SOMALILAND WAXA UU IDIIN DIYAARIYAY WARBIXIN CILMI BAADHIS AH OO KU QOTONTA DURUUFAHA KU GADAAMAN WASAARADDA WARFAAFINTA SOMALILAND IYO MARXALADIHII KALA DUWAANAA EE AY SOO MARTAY HORUMAR IYO DIB U DHACBA, WAXA KALE OO AY WARBIXINTU DIIRADDA SAARI DOONTA SABABIHII DHABTA AHAA EE KEENAY XIL KA QAADISTII WASIIRKII…

              Read More

                “Xil Ka Qaadistayda Waxa Keentay Madaxweynaha Iyo Marwadiisa Ayaa Iga Codsaday Inaan Ka Noqdo Xil Ka Qaadista Agaasime-waaxedyada, Ana Waan Diiday”

                Hargeysa 30, August 2012 (SDN- Wasiirkii Warfaafinta Mr. Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa ka hadlay sababta keentay in Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo xilka ka qaado. Mr. Boobe Yuusuf Ducaale, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa sheegay inay xil ka qaadistiisa sababtay laba agaasime waaxeed oo uu xilka ka qaaday oo kala ah agaasimihii…

                Read More

                  Boorama: Maxaa ka soo baxay Shirweynaha TOL?

                  Boorama 30, August 2012 (SDN)- Shirweyne dhawrkii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Boorama, ayaa laga soosaaray go’aamadii lagu soo gunaanaday. War-,muriteed maanta ka soo baxay, waxa lagu faafaahiyay waxyaabaha kulankaas lagu go’aamiyay, wuxuuna u dhignaa sidan; BAYAANADA SHIRWAYNAHA TOLKA • In wixii khilaafaad jira noocuu doonoba ha ahaadee sida ugu dhaqso badan loo…

                  Read More

                    Xog caddeynaysa aqoon darrada, musuqmaasuqa, budhcadnimada, madmadowga iyo aduun uruursiga lagu sheego wasiirka arrimaha dibedda JSL md. Mohamed Abdillahi Omar

                    Xogtan naxdinta leh ahna qoraal baryo iyo baroor badan uu safiir sharafeedkii JSL u fadhiyey South Africa Professor Iqbal Jhazbhay usoo direy wasiirka arrimaha dibedda JSL Md. Mohamed Abdillahi Cumar balse uu ka dhago adeygey wasiirku. Nuqulkan qoraalka ah oo muujinaaya talo xumada wasiirka arrimaha dibedda JSL, asagoo ka dhago adeygaya baryo iyo baroor badan…

                    Read More

                      Somali new speaker, Jawari, tasked on presidential polls

                      SOMALIA’S newly chosen parliamentary speaker, Mohamed Osman Jawari, has been tasked by diplomats to ensure that presidential elections take place in the war-ravaged country without delay. The United Nations-backed process to set up a new administration, which will culminate in lawmakers choosing the country’s new president, is the latest bid to end two decades of…

                      Read More

                        Madaxweyne xanuunkii gollahii hore ee deeganku waa halkii!, baaqii caasimada Hargeysa ee aad talaabadiisi hore qaadayna dhamaystirkiisii waa laga sugayaa!

                        Manta oo ay taariikhdu tahay 28/8/2012 waxaan mar labaad xasuusin lahaa madaxweynaha anu soo dooranay, in uu si dhamaystiran wax uga qabto dhibaatadii bulshada casimada hargaysa uga soo cawdeen ee ku aadana baaqi ay kaga qayliyeen dhibaatada hanti boob, ee ay ku hayaan golihii hore ee deeganka ee liiska ku yimi, UJEEDO Adigo madaxweyne mahadsan…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale oo muddo kooban xilkaa hayay, maxaase lagu qoonsaday?

                          Hargeysa August 29, 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Warfaafinta Mr. Boobe Yuusuf Ducaale oo muddo kooban xilkaa hayay. Inkastoo aan la sheegin sababta xil-ka-qaadista keentay, haddana sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu duhurkii maanta soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxa uu Madaxweynuhu xilkii ka qaaday…

                          Read More

                            Boqor Raabi oo ka degay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, maxay tahay ujeedada socdaalkiisu?

                            Muqdisho 29, August 2012 (SDN)- Boqor Raabi Yuusuf Cabdullaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka degay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan Boqorku ka soosaaray socdaalkiisa, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, Boqorku waxa uu magaalada Muqdisho gaadhay Axaddii doraad. Todobaadkii hore, waxa la dhamaystiray…

                            Read More

                              Meher Wacan:Cabdikariim Maxamuud Cali Xiis & Marwadiisa Asma Cabdiraxmaan Cabdillaahi

                              Meher Wacan Aabbo Maxamuud Cali Xiis iyo Hooyo Rooda Axmed Geeljire iyo Carruurtooda oo kala ah, Murtaax Maxamuud Cali, Hanna Maxamuud Cali, Samiira Maxamuud Cali, Najma Maxamuud Cali, Cabdiraxmaan Maxamuud Cali, Cabdiqani Maxamuud Cali, Maxamed Maxamuud Cali, iyo Dhamaan Qoyska reer Cali Xiis oo kala jooga wadanka gudihiisa iyo dibbediisaba, waxa ay hambalyo iyo bogaadin…

                              Read More

                                Shabaabka oo dalbaday in loo aar gudo wadaad shalay Kiinya lagu dilay

                                Muqdisho Aug 29,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa war ay soo saareen waxa ay  ku dalbadeenn in loo aargudo wadaad shalay lagu khaarejiyay magaalo xeebeedka Mombasa ee dalka Kiinya. “Muslimiintu waa in ay ku bahoobaan sidii ay isaga caabin lahaayeen Kufaarta una difaacan lahaayeen maalkooda naftooda iyo cizigooda”ayaa lagu yiri warka Shabaabku soo saaareen. Sheekh Roogoayaa hore…

                                Read More