Danta ay Somaliland ka lahayd haynta Budhcad-Badeedda iyo halista ka hor imanaysa marka Dawlada Soomaaliya la dhiso

    Hargeisa 28, August 2012 (SDN)- Wargeyska caanka ah ee the Guardian oo ka soo baxa carriga Ingiriiska ayaa dhowaan warbixin aad u dheer ka diyaariyey budhcad badeedka ku xidhan xabsiga Somaliland, warbixintan oo uu diyaariyey saxafi lagu magacaabo Mark Tran waxa uu kaga hadlayaa booqasho uu ugu tegey maxaabiista budhcad badeedka Soomaalida ee ku jira…

    Read More

      Wefti ka socda Xisbiga UCID oo u ambabaxay dalka Koonfur Afrika iyo ujeedada socdaalkooda

      Hargeysa 28, August 2012 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Xoghayaha Maaliyadda xisbigaas Faadumo Siciid Ibraahim, ayaa maanta u ambabaxay dalka Koonfur Afrika. Sida lagu sheegay qoraal uu soosaaray Xoghayaha Warfaafinta UCID Mr. Kayse Yuusuf, weftiga ka socda xisbiga UCID waxa uu dalka Koonfur Afrika kaga qaybgalayaa shir caalami ah oo ay…

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray qoyska Lataliyihiisa dhinaca siyaasadda iyo Madaxweyne kuxigeenka oo tacsiyeeyay qoyska Maayarkii hore ee Boorama

        Hargeysa 28, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyska iyo ehelada ay ka baxday marxuumad Khadra Xasan Kaahin oo 25-kii bishan ku geeriyootay magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya. Sida lagu sheegay dhambaal kooban oo afhayeenka Madaxtooyadu soosaaray, Allaah haw naxariistee marxuumadu waxay ahayd xaaskii Mr. Abiib…

        Read More

          Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo xilalka ka qaaday Agaasimihii Telefishanka Qaranka iyo guddoomiyihii Wargeyska Dawan, masuuliyiin cusubna u magacaabay

          Hargeysa 27, August 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa maanta xilalkii ay hayeen ka qaaday Agaasimihii Telefishanka dawladda ee SLNTV Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul iyo guddoomiyihii Wargeyska afka dawladda ku hadla ee Dawan Mr. Maxamed Cusmaan Mire (Sayid). Sida lagu sheegay qoraal dheer oo wasiirku soosaaray, waxa uu markii u horeysay…

          Read More

            UCID oo Baalasha U Kala Bixiyey Booqashooyin iyo Damaashaad Si Kalsooni Leh iyo Wadani Oo Sidii Xunbadda Sii Gudhaya.

            UCID oo Baalasha U Kala Bixiyey Damaashaad Si Kalsooni Leh iyo Wadani Oo Sidii Xunbadda Sii Gudhaya. Mon-Aug,27 (SDN).Waxaan salaamayaa bulsho weynta reer Somaliland ee qiima iyo qaayaha aan la soo koobi Karin leh.Waxa aan alleh uga rajeynayaa nabad iyo horumar laxaad leh. In dhaweydba waxa is weydaaranayey dedaalka asxaabta siyaasiga ah ee ummada reer…

            Read More

              5 Somali children killed playing with explosives

              At least five Somali children were killed and more than 10 others wounded in a large blast in a school on Monday, after they played with explosives left over from fighting in the area, officials said. “There was a heavy explosion, we believe caused by an explosive device that they had been playing with,” said…

              Read More

                hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan waa inaad fulisa 50 qodob!!!!!!.

                  (KampalaSDN)  hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan waa inaad fulisa 50 qodob!!!!!!. 1- ha laga helo iimaan qalbigaaga 2- wax tegay tiigsimaad ma leh, ha ka fekerin wixii ku dhaafay 3- ku qanac xukunka Alle,iyo risqiga lagu siiyeye 4- badi xuska Alleh 5- ka…

                Read More

                  Hadal heynta ugu badan ee Somaliland:Labadee Urur ayaa soo raaci doona UCID iyo colaada arintaasi ka dhalatay

                  Hargeysa Aug 27,2012(SDN)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo haatan u muuqda in uu yahay ka ugu hadal heynta batan ururada siyaasada ee ku herdami doona doorashooyinka golleyaasha degaanka Somaliland ayaa arinkaa ku muteystay colaad siyaasadeed oo si weyn uga dhex muuqata saxaafada Somaliland. Xisbiga oo ku caan baxay mucaaradad wax dhista ayaa dhawaan waxa ku…

                  Read More

                    URURKA TABANTAABO OO RAASHIN DEEQ AH GAADHSIIYEY DUGSIYADA BOODHINKA AH EE KA JIRA DEGMADA SABOWANAAG(DAAWO SAWIRADA)

                    Hargeysa Aug 26,2012(SDN)-Ururka mutadawaciinta ah ee TABANTAABO oo baryahanba ku hawlanaa hagaajinta iyo horumarinta gobolka ee caafimaadka iyo waxbarashada ayaa wuxuu geeyey degmada Sabowanaag raashin ay ugu geeyeen dugsiyada boodhinada ah ee ka jira tuulooyin ay degmadu maamusho oo ay dhigtaan arday tiro badan. Raashinkan oo laga ururiyay dad reer Hargeisa ah oo ku deeqay…

                    Read More

                      Ma dhabaa in Madaxweyne Shariif uu la kulmey Hoggaamiyayaashii Maxkamadaha Islaamiga

                      Muqdisho Aug 26,2012(SDN/Xog la helay)-Sida aanu wararku nagu soo gaarayaan Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan la yeeshay Xubnihii hore ee ka tirsanaa Maxkamadaha Islaamiga oo uu hogaamiyaha u ahaa. Kulanka ay yeesheen Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Mas’uuliyiintii Maxkamadaha oo uu ugu horeeyo C/qaadir Cali Cumar iyo Ragg kale oo…

                      Read More

                        Guddoomiyha Ururka Samafalka ee Garoodi:Burin been abuur

                        Guddoomiyaha Ururka samafalka reer Somaliland ee Gaaroodi Md Deq Cabdi Digale ayaa bayaan uu soo saaray waxa uu ku beenin shaqsi dhawaan maqaal ku qoray warbaahinta qaar oo sheegtay in uu yahay Afhayeenka Gaaroodi. Shaqsigan oo la yidhaa Khadar Cabdi Ciise ayaa maqaalkiisa ku weeraray xisbiga mucaaridka ee UCID iyo hogaankiisa sare. Gudoomiyaha ayaa qoraalkiisa…

                        Read More

                          UJEEDOOYINKA SHIRKADI LEEDAHAY Qalinkii: AQoonyahan Hamse Aadan Tarabi

                            (KampalaSDN)Qofkasta oo caalamakan kunool wuxuu leeyahay ujeedo ugaraa oo uu usiimaryo inuu ku gaadho hadafkiisa nolaleed, tusaale ahaan ardayga waxdhiganaya wuxuu doonayaa inuu baaso imtixaanka sidii uu hadhaw mutaqbalka wax unoqon lahaa. Hadaba SHIRKAD kastaa waxay leedahay ujeedo ay rabto inay ku gaadho horumar laakin ma gaadhi karto ilaa ay ilaaliso xaquuqda SHAQALAHA, MACAAMISHA,…

                          Read More