Madaxweynaha oo Mushahar u xadeeyay Madaxweyneyaashii, Ku-xigeenadii hore iyo xubnaha kale ee maamuuska qaran leh

    Hargeysa 26, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu golaha wakiilada Khamiistii todobaadkii hore usoo gudbiyay xeer cusub oo xuquuq mushahar loogu xadeeyay masuuliyiinta jagooyinka hab maamuuska Qaran ee dalka hore uga soo qabtay sida Mansabyada Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka, gudoomiyaha golaha wakiilada iyo gudoomiyaha golaha guurtida. Sida ay…

    Read More

      Orod yahan Mo Farah oo mataano loo dhalay

      London Aug 26,2012(SDN)-Orodyahanka dhawaanta wacdaraha ka dhigay ciyaarihii Olympiga ee London lagu qaabtay ayaan maalmaha soo socda hurdo badan ledi doonin oo farxad iyo hawl waalidnimo owgeed soo jeedkiisu badanaan doonaa ka dib kolkii xaaskiisu umushay mataano ay siday. Orodyahanka labada biladood ee 5ta kun iyo 10ka kun biladaha dahabka ah ku guuleystay tartakii Olympiga…

      Read More

        Xuseen Carab Ciise oo isu taagaya xilka Soomaaliya u sareeya iyo muraaro dilaaca beelaha Somaliland diidka

        Muqdisho Aug 26,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga ee Soomaaliya Md Xuseen Carab Ciise oo ka mida xubnaha ugu firfircoon ee ka tirsan gollaha wasiirada Soomaaliya oo isla markaana ka soo jeeda Somaliland ayaa damacsan in uu Madaxweyne u tartamo. Md Xuseen Carab oo ah siyaasiga qudha ee ka mida dawlada Soomaaliya ee hadana ay si weyn ugu…

        Read More

          Gollaha Wasiirada oo ka shiray xaalada dalka

          Muqdisho, Au 26, 2012(SDN)- Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin soo xulida xubnaha Baarlamaanka, Doorashooyinka soo socda, iyo arrimaha Maaliyadda. Ugu horayntii Golaha Wasiiradda ayaa isla soo qaaday sidii loo soo dhamaystiri…

          Read More

            Arday reer Somaliland ah oo Bilad kaga guulaystay Qalin-Jebinta Jaamacadda New Generation Addis Ababa iyo Qaybteeda Hargeysa oo lagu ammaanay xaflad loo qabtay (Daawo Sawirada)

            Addis Ababa, August 25, 2012 (SDN)- Arday reer Somaliland ah oo magaciisa la yidhaahdo Cawil C/laahi Aaden oo oo ka mid ah 130 arday oo shalay ka qalin jebiyay Jaamacadda New Generation ee dalka Itoobiya ayaa ku guulaystay bilad ka dib markii uu kaalinta ugu saraysa ka galay imtixaankii qalin jebinta ee qaybta Human Resource…

            Read More

              Nuxurka kulan gaar ah oo Madaxweyne Siilaanyo xarunta Madaxtooyada kula yeeshay hoggaanka xisbiga KULMIYE, maxaase lagu faaqiday?

              Hargeysa 25, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, gaar ahaan masuuliyiinta xilalka haysa. Kulankan oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ee caasimadda Hargeysa, waxay ujeedadiisu ahayd soosaarista xubnaha hoggaamin doona ololaha doorashada Deegaanka ee loo asteeyay inay dalka ka qabsoonto dabayaaqada bisha…

              Read More

                Hargeysa: Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo tabobar u furtay hawlwadeeno ka kala socda laamaha wasaaradda ee gobollada dalka

                Hargeysa 25, August 2012 (SDN)- Wasiirka Shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland Maxamuud Axmed Garaad (Barre), ayaa maanta kulan labo maalmood socon doona, magaalada Hargeysa uga furay xubno ka mid ah Shaqaalaha wasaaraddaas ee gobolada dalka iyo xidhiidhiyayaasha lammaanaha ee wasaaraddaha kale ee dawladda ee wada shaqayntu ka dhaxayso. Ujeedada kulankan oo ah horumarinta arimaha lammaanaha,…

                Read More

                  Xukuumadda Somaliland oo u digtay dawladda Soomaaliya, Distoorka cusubna ku naqdiday inuu sheeganayo qaybo dalka ka mid ah

                  Hargeysa 25, August 2012 (SDN)- Wasiirka Khaarajiga Somaliland Maxamed Cabdullaahi Cumar, ayaa madaxda dawladda Soomaaliya uga digay inay sheegtaan dhul ka mid ah Somaliland, kuna qortaan Distoorkooda cusub. Wasiirka oo hadal ka jeediyey munaasibad xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye maanta ku soo bandhigay haweenay u sharaxan doorashada Deegaanka Hargeysa, waxa uu ku dooday in…

                  Read More

                    Axmed Yusuf Yasiin:Daahir Riyaale waxa uu garan waayay ayuu Faysal Cali Waraabe Gartay

                    Hargeysa Aug 25,2012(SDN)-Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee xisbiga UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin oo xilkaasi iska casilay, kadib muran daba dheeraaday oo u dhexeeya isaga iyo Guddoomiyaha xisbigaasi Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa waraysi gaar ah kaga warramay qaabkii ay u wada shaqayn jireen labada masuul waqtigii ay talada dalka u kala hooseeyeen ee Madaxweynaha iyo ku-xigeenka…

                    Read More

                      Ururada hadhay waxaa u garnaqay gudigii diiwaan gelinta uma baahna garnaq maxakamdeed

                      Waxaan salaamayaa warbaahinta warka na deeqsiiisa.Intaa kadib waxaan halkan jecel ahay in aan dhawr eray ka idhaahdo ururada hadhay oo sheegay in ay dacwad u gudbiyeen maxakamada sare iyaga oo tirsanaya in lagu reebay cadaalad darro taasi oo u muuqatay in ay yihiin ururo dafiraya garnaqii gudigii qiimaynta ururada. Hadaba sideedaba haddii la tartamo cid…

                      Read More

                        Ethiopia’s Meles Zenawi’s legacy in the Ogaden/Somali region

                        The death of Ethiopia’s Prime Minister Meles Zenawi was officially announced by the EPRDF-controled National Television, Ethiopian TV. This announcement came after Zenawi disappeared more than two months ago from the public eye. Although millions inside and outside Ethiopia waited for an official and reliable explanation of Meles’s fate, the announcement yesterday was not a…

                        Read More

                          Marginalising women in Somali politics

                          Somalia has recently selected its parliament on Somali soil for the first time since the civil war of the late 1980s. This is a significant achievement since regional power brokers such as Ethiopia and Kenya, with the financial and logistical backing of the European Union, the United States and the United Nations, concocted Somali governments…

                          Read More

                            Somalia & Democracy: An Oxymoron?

                            On August 20th, Morgan Lorraine Roach of The Heritage Foundation, a conservative Washington based think-tank, wrote an article titled Somalia’s Government Transition Maintains the Status Quo. In her article, she argues that the process of creating the new permanent government that is to replace the Transitional Federal Government (TFG) was flawed and undemocratic. She further…

                            Read More

                              Khudbadii Shariif Xasan uu u jeediyay beeshiisa iyo ta shanaad oo fajac ku abuurtay in badan oo beeshaa ka mida

                              Muqdisho Aug 24,2012(SDN)-Dhaqanka beesha Digil iyo Mirifle iyo beesha shanaad ayaa ka yaabisay in badan oo beelhaasi ka mid ah,sida ay dhanbaalkan nagu soo gaarsiiyeen; KHUDBADII DAR DAARANKA EE XARIIF SAKIIN U JEEDIYEY XILDHIBAANADA IYO DHAQANKII DIGIL IYO MIRIFLE IYO KUWA BEESHA SHANAAD EE ISAGA SOO MAGACAWDEY IYO WELIBA SARAAKIISHA CIIDAMADA DKMGS.   Shariif Sakiin…

                              Read More

                                “Saaxiibka keligii taliyaha Jabuuti”Buug cusub oo Mucaaridku si dadban ugu daabaceen

                                Brussels Aug 24,2012(SDN)-Mucaaridka Jabuuti ee dibada miciinka badan ayaa dhawaan daabacay Buug ay uga waramayaan xaaladaha dalkooda ka jira mudooyinkii danbe,iyada oo ay daabacaada buugana ay ku magacaabeen haweeney ka soo jeeda Qowmiyada Canfarta. Buuga ayaa daabacaadisa waxa ku xusan Haweeney la yidhaahdo Marwo Warsama Adoyta waxaanu ku dheeraanayaa ka hadalka qoyska madaxweynaha dalka Jabuuti….

                                Read More

                                  Al Qaacidada Soomaaliya oo ardeyda Soomaalida ee Bakistaan wax ka barata qoraneysa

                                  Dubai Aug 24,2012(SDN)-Warbixin ay daabacday barta Internetka ee thefirdaytimes.com ayaa lagu xusay in Al Qaacidada Soomaliya ay haatan qorato ardeyda Soomaalida ee waxbarashada u tagta dalka Bakistaan si loogu adeegsado weeraro ka dhan ah reer Galbeedka. Warbixinta oo soo xigatay ilo wareedyo dhanka amaanka ah ayaa sheegtay in ilaa sanadii 2011kii in Al Qaacida ay…

                                  Read More