KULMIYE oo Murrashax Cismaan Hirad u Caleemo Saaray Inuu uga Qayb galo Tartanka Doorashada Hargeysa.

    Hargeysa Sept 07,2012(SDN)-Munaasibad ballaadhan oo lagu soo bandhigay  Murrashax Cismaan Cabdillaahi Hirad oo Caasimadda Hargeysa uga sharraxan Xisbiga KULMIYE ayaa shalay lagu qabtay Hotel-ka Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Munaasibada lagu soo sharraxay Cismaan Cabdillaahi Hirad waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka socda Golaha wasiirrada, hogaanka Xisbiga KULMIYE, Madax dhaqameed, Haween iyo Taageerayaal aad u…

    Read More

      The “Tani effect” in full display yesterday in Borama

      Borama (SDN)-Yesterday, Xaqsoor presented some of its candidates in Borama and the “Tani effect”  as documented in  my recent article (Tani “Xasan Ciise is the best presidential candidate” is sending shockwaves throughout Somaliland) was in full display for everybody to see . The iconic UFO ring leader detailed account of Xasan Ciise academic and leadership…

      Read More

        Golaha wakiilada waxaa la gudboon inay tixgeliyaan soojeedinta madaxweynaha ee kootada dumarka iyo dadka la hayb sooco

        Waxaan salaamayaa warbaahinta qiimaha iyo qaayaha leh ee sida fiican warka noogu kala tebisa.Intaasi kadib waxaan jecel ahay in aan dhawr kelmadood ka idhaahdo arimaha kootdada haweenk iyo dadka lahaybsooco taasi oo baryahan danbe aad loogaga hadal hayey golaha wakiilada hase ahaatee akhirkii u danbeeyey golaha wakiiladu dib ugu celiyey madaxweynaha. marka hore waxba ka…

        Read More

          Golaha wasiirada oo maanta ka shiray sidii xukuumadu u dardar galin lahayd howlaheeda doorashada madaxweynaha kadib

          Muqdisho 06, Sept, 2012….Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay arimaha Amniga, waxqabadka xukuumada, Qaban qaabada doorashooyinka Madaxweynanimada. Ugu horeyntii Ra’iisul wasaaraha ayaa u sheegay golaha wasiirada in…

          Read More

            Dhaman dhamaan xubanaha ilma c/raxman digaale mire waaxay Hanbalyo Meher u dirayaan boqorka Iyo boqorada abshiir mohamed hariir iyo xamda c/raxmaan digaale

                        Dhaman dhamaan xubanaha ilma c/raxman digaale mire   waaxay Hanbalyo Meher u dirayaan boqorka Iyo boqoradaabshiir mohamed hariir iyo xamda c/raxmaan digaale Waxaana hanbalayadan diraaya   mohamud c/raxman digaale mire iyo dhaman xubnaha ehelka iyo asxaabta   kala ah o    hibaaq c/raxmaan digaale mohamed c/raxmaan digaale hibo c/raxmaan digaale mohamuud c/raxmaan digaale…

            Read More

              Video: XAQSOOR oo xaflad balaadhan 7 musharax ku soo bandhigay Borama

              Borama Sept 06,2012(SDN)-Wafti balaadhan  oo ka socda XAQSOOR oo uu hogaaminayo AhmedNur AwCabdi Shaacir ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaaladda Borama. Munaasibad si wanaagsan loo soo agaasimay oo ka dhacday Huteelka Mana Guest House ayuu XAQSOOR ku soo bandhigay 7 musharax oo uga qayb galaya doorashada golaha degaanka. Halkan ka daawo muqaal ku saabsan…

              Read More

                Film ka hadlaya Burcad badeeda Soomaalida oo la soo bandhigay isla markaana ku guuleystay tartan

                Los Angels Sept 06,2012(SDN)-Film dhawaan laga sameeyay Burcad badeeda Soomaalida oo la yidhaado “Fishing Without net” ayaa waxa uu ku guuleystay kaainta kowaad tartan loo qabtay aflaam dhawr ah oo lagu soo bandhigay carwo la yidhaahdo Aflamta Gaagaaban. Filmkan oo ka hadalaya xaalada Burcad badeeda Soomaalida khaasatan noloshooda iyo marxaladaha ay ku jiraan ayaa si…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaare Gaas oo Noqday Musharaxii Labaad oo Buuxiya Shurruudaha Musharaxnimada

                  Muqdisho, September, 05, 2012) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo.   Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa buuxiyay dhamaan shuruudihii ay soo gudbiyeen Gudiga Doorashooyinka Madaxtinimo ee dalka.   Kadib markuu u gudbiyay Gudiga Doorashada Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa saxaafadda kula hadlay xarunta golaha shacabka oo aheyd xaruntii la geynayay Araajida…

                  Read More

                    Hargeysa: Masuuliyiin ka qaybgalay munaasibad loo sameeyay qalinjebinta 60 arday oo wax bartay Jaamacadda Fairland

                    Hargeysa 5, September 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed C.laahi Cirro aya maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo loo sameeyay dufcadii ugu horaysay ee ka qalinjabisay jaamacada Fairland ee magaalada Hargeysa. Dufcadii ugu horaysay ee jaamacada feirland university kaqalinjabisay oo loo sameeyay munaasabani aad u balaadhan ayaa waxa  ka soo qaybgalay oo kale…

                    Read More

                      Boorama: Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo ka qaybgalay munaasibad shahaadooyin lagu gudoonsiiyay arday ka qalinjebisay Jaamacadda EELO

                      Boorama 5, September 2012 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil iyo wefti uu hogaaminayo, ayaa maanta loogu soo dhoweeyey magaalada Boorame xarunta gobolka Awdal oo ay socdaal hawleed ku tageen. Madaxweyne ku xigeenka oo ay socdaalkiisa ku weheliyaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirada wasaaradaha Beeraha Faarax Cilmi Geedoole, Dib-u-dejinta Cabdirisaaq…

                      Read More

                        Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Casho Sharaf u Sameysay Haweenka ka Midka ah Baarlamaanka

                        Muqdisho, September, 05, 2012(SDN) Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Hodon Siciid Ciise ayaa xalay Casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka, Qaar katirsan ururada haweenka, Ururada Bulshada Rayidka ah, Faniiniin iyo marti sharaf kale.   Ugu horeyn waxaa goobta ka hadashay Marwo: Sahra Qorsheel oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed, Iyadoona sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay…

                        Read More

                          MACHADHKA CILMI BAADHISTA DIMQURAADIYADA IYO HORUMARKA SOMALILAND DARAASAD KA SOO SAARAY WASAARADA WARFAAFINTA SOMALILAND

                             (KampalaSDN)Machadka Cilmibaadhista, Dimoraadiyadda iyo Horumarka Somaliland, ayaa soo saaray daraasad cilmi baadhis ah oo qotodheer oo dhinacyo badan taabanaysa oo uu ku sameeyay duruufaha kala duwan maamul, shaqo, iyo farsamo ee ku gadaaman dhamaan qaybaha kala duwan ee warbaahineed ee ay ka kooban tahay Wasaaradda Warfaafintu, sida Idaacada, TV-ga, Wargeysyadda, iyo Website-yadda Iyo maraxaladihii…

                          Read More

                            Madaxa Shirkada Sarecen oo lagu eedeeyay in ciidamo gaara uu u tabobaro Madaxweynaha Puntland(DAAWO WARBIXINTA)

                            Nairobi Sept 05,2012(SDN)-Gudida la socodka cunaqabateynta hubka ee ay Qaramada Midoobey saartay Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saareen waxa ay uga wareemaeen ciidamo gaar ah oo si weyn u tababaran oo shirkada Saracen ay u tababareyso madaxweynaha Puntland. Saracen ayaa madaxweynaha Puntland u tababreysa ciidamada tiradoodu ay gareyso ilaa 1000 askeri oo ku qalabeysan gawaarida…

                            Read More

                              Residents flee shelled Somali port town

                              MOGADISHU, Somalia (AP) — Hundreds of residents have fled the southern Somali port of Kismayo after the Kenyan navy shelled the town ahead of an expected ground operation to capture it, officials and residents said Tuesday. Kismayo is the main remaining stronghold of the al-Qaida-linked militants of al-Shabab. The group, considered terrorists by the United…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo muxuu kala soo laabtay socdaalkiisii Addis Ababa ee ka qaybgalka aaskii Meles Zenawi, muxuuse ka yidhi xidhiidhka mustaqbalka ee labada dhinac? (Daawo Sawirada)

                                Hargeysa 4, Sept. 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa galabta ku soo laabtay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu ka qaybgalay aaska Raysal-wasaarihii hore ee Itoobiya Meles Zenawi. Madaxweyne Siilaanyo oo ay weheliyeen wasiiradiisa Khaarajiga, Madaxtooyada iyo marwadiisu, waxa uu galabta ka soo degay madaarka caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu doraad…

                                Read More

                                  Boobe Yuusuf Ducaale oo khudbad dheer ku sagootiyay xil-wareejintiisa, markalena ku celiyay dalab uu hore ugu jeediyay Madaxweyne Siilaanyo

                                  Hargeysa 4, Sept. 2012 (SDN)- Wasiirka iyo wasiir kuxigeenka cusub ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Mr. Abiib Diiriye Nuur (Timo-cad) iyo Mr. Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa maanta si rasmi ah xilkaas ugala wareegay wasiirkii hore Mr. Boobe Yuusuf Ducaale. Wasiirkii hore Mr. Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo dhowaan Madaxweyne Siilaanyo u sadqeeyay Agaasime-waaxeedyo uu shaqada…

                                  Read More