The highly hard-headed Somali-Landers recognition of Democracy into peace and a recently Somalia’s far enough will to practice peace and democracy after 21 years of war lording experiences.

      (Kamppala SDN)The end of the year this generation, our promises are based on the fundamental initiatives of Democracy, Greater Unity, international cooperation, economic development, free and fair election, Human rights Respect, human rights defending protection and promotion implementation of the MDG, research on human rights defenders, human rights and development, refugee law, and transitional…

    Read More

      Yemeni Defense Minister Survives Attack

      Yemeni officials say at least 10 people have been killed in a car bomb attack targeting the country’s defense minister. Government sources say the minister, Mohammed Nasir Ahmad, was unharmed in Tuesday’s blast near government headquarters in the capital, Sana’a. At least five of the minister’s bodyguards were among those killed. There was no immediate…

      Read More

        Sanca: Wasiirka Gaashaandhiga Yemen oo ka badbaaday qarax ismiidaamin ah iyo khasaaraha uu sababay

        Sanca 11, September 2012 (SDN)- Ugu yaraan 10 ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo Salaasada maanta ka dhacay caasimadda dalka Yemen ee Sanca. Siday sheegeen masuuliyiinta dawladda Yemen, qaraxa waxa lala beegsaday wasiirka Difaaca dalkaas Mr. Mohammed Nasir Ahmad. Siday ku warantay qaybta afka Ingiriisida ee idaacadda VOA, ugu yaraan shank a mid ah…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya iyo Sheekh Shariifka laga guulaystay

          Hargeysa 11, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sida lagu sheegay qoraal uu goor dhawayd soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul, waxa uu sidoo kale Madaxweyne Siilaanyo hambalyo u diray Madaxweynihii laga guulaystay Sheekh Shariif Sheekh…

          Read More

            Xuska Sanadguurada 9/11 oo sanadkan la siyaasadeeyay

            New York Sept 11,2012(SDN)-Sanadguurada 11naad ee weerarkii lagu qaaday sarihii ganacsiga ee World Trade Centre oo maanta ku beegan ayaa inta badan waxa hareeyay ololaha doorasho ee aqalka cad ee Mareykanka. Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa ku andacoonaya in xukuumadiisu ay shacabka mareykanka ugu aarguday dilkii Osama Bin Laddin iyo kala eri uu sheegay in…

            Read More

              Ruuxii Afaraad oo Soomaali ah oo Toronto lagu dilo dhawrkii bilood ee ina dhaafay

              Toronto Sept 11,2012(SDN)-Waxa maalinimadii sabtida magaalada Toronto ee xarunta ganacsi u ah dalka Canada lagu dilay wiilkii Soomaaliyeed ee afraad mudo afar bilood gudahooda lagu dilo magaaladaasi. Cabdicasiis Faarax oo 28 jir ahaa meydkiisa laga helay aqal hortii xaafada  Scarborough, gaadhigiisana waxa laga helay masaafo 8km u jirta halka marxuumka laga helay. Marxuumka ayaa dhawr…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud: “Dhibkii badnaa ee Soomaaliya soo martay waxay noqon doonaan bog la rogay, waxayna geli doontaa bog cusub”

                Muqdisho 10, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhaartay xilkaas, ka dib markii hadda la soo gunaanaday doorashada uu guusha ka gaadhay ee ka dhacday xarunta Baarlamaanka dhowaan la xulay. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare garyaqaan Caydiid Cabdullaahi Ilko-xanaf, ayaa si rasmi ah daqiiqado ka hor (9:35 PM)…

                Read More

                  War degdeg ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo Madaxweyne cusub u doortay Xasan Sheekh Maxamuud, akhri codadka uu helay

                  Muqdisho 10, September 2012 (SDN)- Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku guulaystay doorashadii Madaxtinimada Soomaaliya oo maanta iyo ilaa caawa  ka socotay xarunta Baarlamaanka cusub ee caasimadda Muqdisho. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa hadda ku dhawaaqay natiijada doorashada uu hantiyay Xasan Sheekh Maxamuud oo noqonaya Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya. Mr. Xasan Sheekh Maxamuud waxa…

                  Read More

                    Cabdiweli Gaas oo ka tanaasulay wareega labaad: “Soomaaliya waxay u baahan tahay isbedel cusub iyo hoggaamin cusub”

                    Muqdisho 10, Sept 2012 (SDN)- Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Cabdiqaadir Cosoble Cali oo ku jiray kaalmaha saddexaad iyo afraad ee afarta murashax ee soo gudbay, ayaa ku dhawaaqay inay ka tanaasuleen wareega labaad ee doorashada, waxayna ku doodeen in loo baahan yahay isbedel cusub. Hadda waxa isku hadhay labada Murashax ee Shariif Sheekh Axmed…

                    Read More

                      Muqdisho: Afar Murashax oo u gudbay wareega 2aad, magacyadooda iyo codadka ay kala haystaan

                      Muqdisho 10, September 2012 (SDN)- Waxa goor dhawayd la soo gunaanaday tirinka codadka doorashada Madaxtinimada Soomaaliya oo ka dhacaysa xarunta dugsiga Booliska ee caasimadda Soomaaliya oo xarun u ah Baarlamaanka cusub. Siday guddiga doorashadu shaaciyeen, waxa wareega 2aad u soo gudbay afar murashax oo ugu codad badnaa, iyadoo xilligana ay socoto kala-jiidashada xubnaha Baarlamaanka, laga…

                      Read More

                        Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Oo Maanso Ka Curiyay Fal Dhawaan lagu Dhaawacay Fanaanadda Codka Baxsan ee Nimco Dareen

                        Hargeysa (SDN/Hubaal)- Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo ka mid ah sugaanyahanada dhulka Soomaalida ugu caansan ayaa ka dhiidhiyey dhaawacyo Magaaladda Nairobi lagu gaadhsiiyay Fanaanada da’da yar ee Nimco Xasan Muxumed (Nimco Dareen) Xilli ay bandhig faneed ka dhigaysay mid kamid ah Hoolasha lagu Caweeyo ee Magaalada Nairobi. Abwaan Axmed Saleebaan Bidde, waxa uu tix suugaaneed…

                        Read More

                          Faysal Cali Waraabe oo Ku Baaqay In Somaliland Joojiso Wada Hadallada Soomaaliya Haddii Maanta La Doorto Dawlad Shisheeye u Adeegta

                          HargeysaSept 10,2012 (SDN/Hubaal)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee loo asteeyay magaaladda Muqdisho ka dhacdo 10-ka bishan September. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, waxa uu sheegay in xubnaha Baarlamaanka looga baahan yahay inay doortaan hoggaamiye daacad ah oo Soomaaliya ka saara dhibaatada muddada dheer soo…

                          Read More

                            Xafiiska Somaliland Ee Washington-D.C, Ma Buc-tireenkii Intuu Qoyenyey Islaamu Siteenbuu Noqday.!!

                            Xafiiska Somaliland Ee Washington-D.C, Ma Buc-tireenkii Intuu Qoyenyey Islaamu Siteenbuu Noqday.!! Sidda aynu wada og-nahay bulshooy Buctireenku waa geed aan weyneyn, qodaxna aan lahayn, waa geed muuqaal fiican aadna u udgoon oo hooyooyinku ay isticmaali jireen wakhtiyadii xasiloonidda ee ay nolosha Somaligu ay negiyeeyd. Buctireenku waa geed udgoon inta uu qoyen-yahay aadna u carfa, wakhtiyada…

                            Read More

                              Fadhigii Golaha Wasiirrada oo Qaadhaan Loogu Ururiyey Ololaha KULMIYE Iyo Qadarka Lagu Xukumay Wasiir Kasta

                              Hargeysa Sept 10,2012(SDN)- Xisbiga talada dalka Haya ee KULMIYE ayaa la soo wariyay inay dhaqaalo xumo baahsani soo food saartay xilli lagu gudo jiro marxaladdii soo bandhigida xubnaha murrashaxiinta ee xisbiyadda iyo ururrada siyaasadda ee doorashadda golayaasha  deegaanka dalka oo dhan. Sida ay Wargeyska Hubaal u sheegeen Ilo Xog ogaal ah oo ka gaabsaday in…

                              Read More

                                Xildhibaan Ku Faanay Inuu U Guul-wadeeyo Kolba Xisbul Xaakimka Dalka Mucaaridnimadana ay Kala Xanaaqaan

                                Berbera Sept 10,2012(SDN/Hubaal)-Guddoomiyaha Golaha deegaanka ee Degmadda Berbera ahna Maayarka Magaalada Berbera Cabdalle Maxamed Cali ayaa Shaaciyay inuu Mar kale isu soo Taagayo doorashada xildhibaanada golaha deegaanka ee Berbera, isaga oo iska sharraxay Xisbiga talada Haya ee KULMIYE. Sidaana waxa uu ku sheegay xaflad ay Xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE u soo bandhigeen Murrashaxnimaddiisa oo shalay…

                                Read More