Puntland oo sheegtay in lala garab maray Deeq waxbarasho

    Garoowe Sept 10,2012(SDN)-Maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in dawlada dhexe ee Soomaaliya ay ka musuqmaasuqday deeq waxbarasho oo loogu talo galay ardeyda dalka wax ka barata. Wasiir ku-xigeenka waxbarashada Puntland Md Cabdiraxmaan Diiriye Carab oo saxaafada Garoowe ugu waraamay ayaa sheegay in dawlada dhexe aaney deeqda waxbarasho u maamulin sidii loogu talogalay….

    Read More

      Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Ka Qayb galay Xaflad lagu Sagootiyay Dufcaddii 12aad ee Jaamacadda Camuud

      Boorama Sept 09,2012 (SDN/Hubaal)- Munaasibad loo sameeyay dufcaddii 12aad ee ka qalinjebisay jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ayaa shalay lagu qabtay hoolka Jaamacaddaasi. Dufcaddan oo ka kooban 523 arday ayaa ka aflaxay Siddeed Kulliyadood oo  kamid ah Kow iyo Tobanka Kulliyadood ee ay ka kooban tahay Jaamacadda Camuud. Xafladda loo sameeyay Qalinjebinta ardaydan waxa ka…

      Read More

        Guddoomiyaha NASIYE oo Muuse Biixi Ku Maseeyay Maddane Dab ku Jira

        Gabiley Sept 09,2012(SDN/Hubaal)-Urur-Siyaasadeedka Nasiye ayaa si rasmi ah u soo dhamaystiray 21ka Murrashax ee Uurkaasi uga qayb-galaya tartanka Doorashada Golaha Deegaanka Gabiley, ka dib markii ay Shalay  soo bandhigeen Todoba iyo Toban (17) Murrashax oo uga qayb galaya doorashada deegaanka. Munaasibad ballaadhan oo loo qabtay baahinta Todoba iyo Tobanka Murrashax oo lagu qabtay Hotel Xaaji…

        Read More

          Waa kuma madaxweynaha imaan doono

          Beri Soomaaliya waxeey yeelaneeysaa madaxweyne cusub nin noocee ah ayaa hogaamin kara dalka waxaan halkaan kusoo gudbin doonaa afkaar aan ka aruuryiyan inyar oo kamida shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho bal karti inee la,eg ayaa laga rabaa qofka noqonaayo madaxwenaha dalka ee afarta sano ee soo socoto ee maamuli doono dalka, waana kuwaan fikradaha dadka…

          Read More

            Khudbaddii uu Murashax Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ka hor jeediyay Baarlamaanka

            Muqdisho Sep 09,2012(SDN)- Bismilaahi Raxmaani Raxiim; Asalamu Caleykum, Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee BFS Mudane Jeylaani Nuur Iikar Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee BFS Mudane Mahad Cabdalle Cawad Xubnaha Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wakiilada Beesha Caalamka, Saraakiisha Amniga, Bahda Saxaafadda, Marti-sharafta kale ee goobtan ku sugan…

            Read More

              Xisbiga kala daatay ee UDUB oo qaadacay ka qaybgalka doorashada Deegaanka Somaliland

              Hargeysa 09, Sept.2012 (SDN)- Xisbiga mucaaradka ah ee UDUB, ayaa ku dhawaaqay in aanu ka qaybgali doonin doorashooyinka Deegaanka Somaliland oo Guddiga Doorashooyinku u qabteen 28 November. Sida uu sheegay murashaxa Madaxweynenimo ee xisbiga UDUB Mr. Cali Maxamed Warancade oo shirjaraa’id ku qabtay Hargeysa, waxa uu sheegay in xisbi ahaan ay go’aansadeen in aanay ka…

              Read More

                Oomaar soo Lugo’ay

                Muqdisho Sept 09.2012(SDN)-Waxa maalmihii u danbeeyay Muqdisho ka socday ololaha doorashooyinka Madaxweyne ee dalka Soomaaliya oo ay isku soo sharexeen 25 xubnood oo ka mid ah ashqaasta  ugu hadal heynta badan siyaasada Soomaaliya. Musharixiinta xilka madaxweynaha u taagan waxa ka mid ah Maxamed Cabdilaahi Oomaar oo xil wasiirnimo ka soo qabtay dawladihii KMG ahaa ee…

                Read More

                  Soomaalida ku nool London ee bilaa camlaka ah oo uga nugul cudurka Dhimirka Soomaalida Minneapolis(Daraasad)

                  London Sept 09,2012(SDN)-Qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalalka UK iyo Mareykanka ayaa hore u dhexgala Bulshada isla markaana ka bedbaada cudurka Dhimirka kolka ay helaan gacan qabad dhanka Shaqada ah marka ay dalalkaa gaaraan,sidaa waxa lagu xusay warbixin ay daabacday jaamacadaQueen Marey University xarunteeda London. Warbixintan oo lagu baahiyay jariirada BioMed Central Puplic Health today…

                  Read More

                    Muqdisho: Murashaxiinta tirada badan oo soo gunaanaday khudbado ay Baarlamaanka u jeediyeen iyo magacyada 25-ka nin ee Isniinta loo kala codayn doono

                    Muqdisho 8, September 2012 (SDN)- Murashaxiinta tirada badan ee sheegay inay u ordayaan doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, ayaa soo gunaanaday daqiiqado khudbad ah oo mid kasta fursad loo siiyay inay ka hor jeediyeen Baarlamaanka cusub. Baarlamaanka oo Jimcihii iyo Sabtida maanta fadhi ku yeeshay Muqdisho, waxa maanta dhegaysteen khudbadaha 15 murashax, ka dib markii ay shalay…

                    Read More

                      Dawladda Ingiriiska oo si rasmi ah u cadaysay inay toddobaadkan Xafiis ka furatay Hargeysa iyo taageeradooda Sanduuqa Horumarka Somaliland

                      Hargeysa 8, September 2012 (SDN)- Xukuumada Ingiriiska ayaa cadeeysey inay toddobaadkan xafiis cusub ka furatay Somaliland, sidoo kalena u fidiyeen deeq sanduuqa horumarka Somaliland. Xildhibaanada Baarlamaanka Ingiriiska ayaa 4 September waxa ay su’aalo weydiiyeen qaar ka mid ah wasiirada dawladda Ingiriiska oo Baarlamaanka hortagay. Xildhibaan Alun Micheal, oo ka mid ah saaxiibada Somaliland ayaa weydiiyey,  wasiirka…

                      Read More

                        UCID oo masuul cusub u magacaabay guddoomiyenimada xisbigooda ee gobolka Hargeysa

                        Hargeysa 08, September 2012 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa guddoomiye cusub u magacaabay maamulka xisbigaas ee gobolka Hargeysa. Sida lagu sheegay qoraal uu maanta soosaaray guddoomiye Faysal Cali Waraabe, waxa uu guddoomiyaha UCID ee gobolka Hargeysa u magacaabay Mr. Cabdiraxmaan Aaden Sheekh Maxamuud Sh. Haaruun, wuxuuna qoraalka magacaabista…

                        Read More

                          Barlamaanka Somaliland iyo xukumaada Md madaxweyne ahmed Mohamed mohamud siilaanyo waa inay siiyan dhanka siyaasada waxay haween weynu xaq uleeyihiin

                                                               (KampalaSDN)Hawshii kootadana fadlan nabadeeyayaasha aamusani (silent peace makers) daggaallo baadan baa ku soo dhacay dada imika u badan yihiin  fullinta hawlaha badankooda sida mashaariicda, nabadaynta, isusoojiidista dejinta madaxda from ciil iyo cadho  ayaa waxay u badanyihiin dadkii la kulmey school barashadoodii dhagaxtuur iyo kacdoonk syaasadeed ee 80 ka marlabaad jaamacadihiina sido kal sido…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo oo tacsi u diray bahda Waxbarashada iyo qoyska marxuum Macalin Qaasim Xaaji Maxamed oo maanta ku geeriyooday degmada Sheekh

                            Hargeysa 7, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Dhamaan reer Macalin qaasim, sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi taa la mida u diryaaa Bahda Waxbarashada, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynayo Geerida ku timid MARXUUM MACALIN QAASIM XAAJI MAXAMED oo…

                            Read More

                              Obama:Waan aqbalay musharaxnimada xisbiga Dimuqraadiga ee 2012

                              Charlotte Sept 07,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa shir weynaha xisbigiisa ka sheegay in uu mar labaad ka aqbalay xisbigiisa Dimuqraadiga in uu isu taago tartanka madaxtinimada Mareykanka. Madaxweyne Obama ayaa tartan adag kula jira musharaxa xisbiga Jumhuuriga ee Mitt Romney. Madaxweyne Obama ayaa soo bandhigay khudbad dheer oo uu u ga waramayo waxa uu…

                              Read More

                                Mahiga oo Xildhibaanada ku booriyay cida ay tahay in ay doortaan kana hadlay nooca dawlada soo socotaa ay noqoneyso

                                Nairobi Sept 07,2012(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa qoraal uu u gudbiyay xildhibaanada cusub ee dhawaanta la doortay waxa uu uga hadlay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyo nooca dawlada cusub ee Soomaaliya. Augustine Mahiga ayaa waxa uu ka warbixiyay dhibaatadii soo jireenka aheyd ee dalku soo maray iyo sida…

                                Read More