Madaxweynaha Puntland tacsi u diray qoyskii uu ka baxay Qunsulkii Soomaaliya Kiinya u fadhiyay

    Garoowe Sept 19,2012(SDN)-Madaxweynaha Puntland Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa umadda ka tacsiyadeyay geeridii naxdinta leheyd ee ku timi Qunsuulkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Kiinya oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kiinya. Qoraalka tacsida madaxweynaha oo na soo gaadhay nuqul ka mida ayaa waxa uu u dhignaa sidan; “inaa Lilaahi waa innaa Ilayhi Raajicuun….

    Read More

      Mucaaridka UCID iyo Garoodi oo sawirada Itoobiyanka uga gudbay kuwa hablaha Muritaaniya(Cadeyn)

      Hargeysa Sept 19,2012(SDN)-Mucaaradada daaha dabadiisa ee beryahan danbe ku soo badanaysay saxaafada ayaa gaadhay heerkii ugu hooseesay ka dib kolkii halkii laga sii waday isticmaalka qoraalo iyo sawiro been abuura oo qaar ka mida warbaahinta Somaliland ay si badheedha u curiyeen una baahiyeen. Qoraaladan ay ku ladhan yihiin sawirada,magacyada iyo xilalka been abuurka ah ayaa…

      Read More

        Madaxweyne Siillaanyo Oo Cafis Ku Sii Daayey Laba Ka Mid Dadkii Ku Xukunaa 7-8 Sannadood Oo Xadhig Ah Iyo Rafcaankii Xamarji Iyo Axmed Cilmi Yare Oo Maanta Bilaabmaya

        Hargeysa, Sept 19, 2012(SDN)– Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa shalay Cafis Madaxweyne xabsiga kaga sii daayey laba ka mid ah shakhsiyaadkii ku xukunnaa raashin mucaawimo ah oo la musuq-maasuqay, kuwaas oo lala xukumay masuuliyiin xukuumadda Somaliland ka tirsanaa. Sida warar xog-ogaal ah oo Madaxtooyada ku dhawi sheegeen Madaxweyne Siillaanyo ayaa wareegtada uu ku…

        Read More

          Haween Soomaali ah oo u mahad-celisey Ururka Laan-Qayrta Cas ee Ingiriiska kadib markii ay heleen hooyadeeda

          London Sept 18,2012(SDN)-Amuun Mohamoud oo ah inan labo carruur dhashey waxay u mahad-celisey Ururka Laan-Qayrta Cas ee Ingiriiska ka dib markii ay shirkadda samafalka u raadiyeen iyo la xiriiriiyeen hooyadeeda. Amuun waxay u tegtey Laan-Qayrta Cas iyo ka codsatey inay ku caawiyaan raadinta hooyadeeda, Zara, oo goorta ugu dambeeya ku aragtey xiro qaxooti ku yaalo…

          Read More

            Kabul: Qarax haweenay fulisay, jawaabna looga dhigay Filimka aflegaadada ah oo galaaftay shaqaale ajaanib ah iyo kuwo Afgaanistaaniyiin ah iyo dawladda Koonfur Afrika oo ka hadashay

            Kabul September 18, 2012 (SDN)- Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay meel u dhow caasimadda dalka Afgaanistaan ee Kaabuul. Siday ku warantay qaybta afka Ingiriisida ee VOA, qaraxan waxa lala eegtay baabuur nooca yaryar ah oo ay saarnaayeen dad ajaanib ahi. Siday Boolisku sheegeen, 9 shaqaale ajaanib…

            Read More

            Dhamaan jahliyada iyo ardayad reer Somaliland ugandha waxay Tacsi U Dirayan), Dhamaan Reer Keyse Axmed Muxumed Geerida ku timid Alleh Ha u naxariistee Aabahood Marxuum Keyse Axmed Muxumed (Tube)

            Cabdi risaaq cismaan askar Khadar bitijoor guddomiye machadka cilmi badhista MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE)  ABDI RISAAQ MOHAMED DAUUD( SHEEKO)  ABDI RAXMAAN FUAAD YUSUF( XAYDH)  ABDI AZIIS MOHAMED AYAH  ABDI FATAX MOHAMED BARUD  ABDI RAXMAN AHMED ALI  ABDI QANI MOHAMED NOUR (BITIJOOR)  OSMAN BARUD FARAX  GUDOOMIYE ABDI SHAKUR…

            Read More

              Guddomiyaha machadka cilmi baadhista dimmuquradiyada iyo horumarka Somaliland Oo Tacsi U Diraya), Dhamaan Reer Keyse Axmed Muxumed Geerida ku timid Alleh Ha u naxariistee Aabahood Marxuum Keyse Axmed Muxumed (Tube)

              Aniga  ku hadlaya magacayga iyo ka machadka waxaan halkan tacsi  uga diraya Mohamed keyse ahmed iyo khadar keyse ahmed iyo abdilaahi keyse ahmed dhamaam reer keyse ahmed muxumed iyo ehelki iyo qaraabadii iyo asxaabtii marxuumka uu ka baxay  waxaan Leenahay Ilaahay Marxuum Marxuum Keyse Axmed Muxumed (Tube)  ha U Naxariisto janadii Fardawsan Ilaahay Ha geeyo…

              Read More

                afhayeenka komishanka doorashooyinka oosheegay inaanay deeq bixiyayaashu bixinayan dhaqaalaha muraaqibiinta

                Hargeisa-Sept 18, 2012. Afhayeenka Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) ayaa ka hadlay labada Xi lee uu isku hayo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro)  oo ah Guddoomiyanimadda Golaha Wakiiladda iyo Ururka Waddani tas oo ay qaarkamid ah ururada siyaasadu ka bixiyeen cudurdaar Afhayeenka Komishanka Mr Geelle waxa kale oo uu sheegay in qaadhaan-bixiyayaashu ay…

                Read More

                  Taageerayaashii Maxamed Kaahin iyo Cali Mareexaan oo Hadh Cad ka Dhaqaaqay KULMIYE Iskuna Shubay UCID

                  Burco Sept 18,2012(SDN/Hubaal)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa habeenkii Xalay Xaflad u sameeyay Taageerayaal hor leh oo hore uga tirsanaa xisbiga KULMIYE kuwaasi oo shaaciyay inay si rasmi ah ugu soo biireen Xisbiga Caddaalada iyo daryeelka. Taageerayaashan oo ka soo jeeda  beesha bariga Burco gaar ahaan deegaanadda Balli-dhiig, Qoryaale iyo War Cimraan ayaa xalay…

                  Read More

                    Maayar Jiciir oo Isagoo Ilmada Yaxaaska Daadinaya Sheegay Inaan Dhulkii Dawladu Gacanta Ugu Jirin

                    Hargeysa Sept 18,2012 (SDN/Hubaal)- Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa sheegay in dhibaatada ka timaadda dhulka ay tahay mid ka wada jirta dalka oo dhan, waxaanu dawladda ugu baaqay inay sharciga dhulka wax-ka-beddesho oo ay gacanta ku qabato. Maayarka Caasimadda Xuseen Maxamuud Jiciir oo shalay hadal ka jeediyey Munaasibad Madaxweynuhu ku dhagax-dhigay Xarun…

                    Read More

                      “Somaliland Waqtigii Laysku Yaac-yaacay Waxay Eedday Ereyga ‘Laysu Joojin maayo’ Waase Laysu Joojin Doonaa’e Madaxweyne Intaan UDUB Cududeeda Muujin Arrinta Hoos U eeg”

                      Hargeysa Sept 18,2012 (SDN/Hubaal)- Xildhibaano ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee UDUB ayaa shir jaraa’id oo ay maalintii shalay ku qabteen xarunta Golaha Wakiillada Somaliland, waxa ay si kulul ugu cambaareeyeen go’aankii ay Guddidda Diiwaangelinta Ururradda Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranku ku laaleen musharaxnimadii xisbiga UDUB hore ugu caleemo saaray Cali Maxame Waran-cadde iyo Axme Xaaji…

                      Read More

                        Third Edition Of the Independent Post weekly News-paper Published by Sister Publication of HUBAAL Somali Language Post

                        Sports Minister dissolves all Sporting Federations in the Country The minister has no right to dissolve all sporting federations in the country   Hargeisa(HMN)-  The Somaliland Football Federation, Basketball Federation and Athletics Federation   have been dissolved by the country’s sports minster Mr. AliSaedRaygal. The move could have serious consequences for Somaliland if it’s internationally recognized…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Dibeda Kenya:Sheekh Shariif ayaa ka danbeeyay qaraxii Muqdisho la igula beegsaday

                          Nairobi Sept 18,2012(SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Kiinya Sam Ongeri oo dhawaan booqasho uu ku tegay Muqdisho qarax lagula beegsaday ayaa saxaafada u sheegay in madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif in uu ka danbeeyay weerarkaasi. Sam Ongeri ayaa sheegay in uu ka fejacay in madaxweyne Sheekh Shariif si degdega ugu soo galay Hotel Al…

                          Read More

                          Xulka Malawi oo Xiiseynaya u soo bixidda Cup Of Nation.

                          Malawi-Sep-17-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku naawileynaa Malawi oo xiiseyneysa markii sadexaad iney u soo baxdo Cup Of Nation 2013. Haddaba wadanka malawi oo dagaal sakeeye hadheeyey ayaa haddana dagaalkaas uuna waxaba ks badalin ciyaar wanaagga xulka qaranka kubadda cagta ee Malawi. ciyaar xiisa leh oo ka tirsaneyd isreeb-reebka Cup Of Nation oo ka dici…

                          Read More

                            Xafladii Caleema Saarka iyo khudbadii Madaxweynaha cusub oo sawir ka bixiyay marxalada dalku galay

                            Muqdisho Sept 17,2012(SDN)-Xafladii caleema saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud iyo khudbadii uu halkaa ka jeediyay ayaa sawir ka bixiyay isbedelka siyaasadeed ee dalku haatan galay. Munaasibada oo lagu casuumay madaxda kala duwan ee dalka iyo dalalka jaarka ayaa waxa aan ka soo xaadirin masuuliyiin ka socotay dalaka Kiinya iyo maamul goboleedka…

                            Read More

                              Madaxweyne Xasan Sheekh oo u quus gooyay qolyaha midnimada Soomaaliya colaada u isticmaala

                              Muqdisho Sept 17,2012(SDN)-Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadiisii caleema saarka ee shalay oo ay goobjoog ku ahaayeen xubno ka socdey beesha caalamka ayaa waxa uu uga hadlay wadahadalada u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu iftiimiyay nooca wadahadalada labada dhan dhex mara ay noqonayaan. “Midnimada Soomaaliya 1960kii waxa ay…

                              Read More

                                Machadka Bhopal:Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ahaa ardey Fiican

                                Bhopal Sept 17,2012(SDN)-Mid ka mida macalimiintii Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud xili uu dhiganayay Jaamacad ku taal dalka Hindiya oo uu ka bartay culuunta Waxbarashada ayaa ka warbixiyay nooca ardey ee uu ahaa. Macalimiintii xilgaa ayaa intooda badan haatan hawlgab ah,halka xogta taala bartooda Internetka ayaan sugneyn oo waxa ku jira sawirka…

                                Read More