Burcad badeed dooneysa in ay saaxiibadood oo ku xidhan Hindiya in ay ku bedeshaan maxaabiis ay heystaan
Delhi Sept 15,2012(SDN)-Burcad badeed Soomaali ah oo heysata todoba ruux oo u dhashay dalka Hindiya ayaa la sheegay in ay doonayaan in maxaabiista ay ku bedeshaan 16 Burcada oo ku jira xabsiyada dalka Hindiya. Burcad badeeda ayaa maxaabiistan qabtay kol ay 2010kii afduubteen markab la yidhaahdo Asphalt Venture oo ay hore u sii daayeen shaqaale…
