Shabaabka oo isaga huleeyay Kismaayo

    Kismaayo Sept 17,2012(SDN)-Wararka ka soo baxaya guddaha magaalada Kismaayo ayaa tilmaamaya in inta badan madaxtii kooxda Al Shabaab ay magaaladaasi isaga baxeen xili ay ciidamada huwanta ee AMISOM kuwa KMG iyo kooxda Raaskaabooni ay magaalada duleedkeeda gaareen. Dadka magaalada Kismaayo ku sii haray ayaa sheegaya in maalmihii ina soo dhaafay ay aayar aayar magaalada u…

    Read More

      Tuulada Maraagga, Deegaan ka arradan adeegyada aas’asiga Ah ee bulshada iyo doorka waxqabadka ee hay’adda SAFE

      Maraaga Sept 16,2012(SDN)-Waxaan  safar shaqo ugu baxay deegaanka la yidhaaho Maraagga oo ka tirsan Degmada Faraweyne ee koonfur galbeed Hargeysa una jirta illaa 50km  magaalada Hargeysa Saacadu markay ahayd 8:30am subaxnimo  ayaanu ka ambo baxnay  magaalada hargeisa anaga oo uga amba  baxnay  wadada galbeed uga  uga kacda  magaalada hargeisa Waxaanu koonfur uga weecanay magaalada abaarso…

      Read More

        Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Kulamo Kula Qaatay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade Wafuud Caalami Ah

        Muqdisho, September 16, 2012) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada ayaa ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaarahada ee Adan Cade masuuliyiin kala duwan kuwaas oo u yimid sidii ay ugu qayb gali lahayeen xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliya prof. Xassan Sheekh Maxamuud.   Xaflada waxaa ka soo qayb galay…

        Read More

          Qabanqaabada Caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka socota iyo madaxweyneyaal soo xaadiray

          Muqdisho Sept 16,2012(SDN)-Waxa magaalada Muqdisho laga dareemayay diyaargaroowga xaflada caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Md Xasan Sheekh oo maanta xilka la wareegaya. Xaflada oo lagu wado in ay ka dhacdo xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa ku sii qulqulaya marti sharaf lagu casuumy xaflada xil wareejinta. Sidoo kale waxa maanta Muqdisho soo gaaray madaxweyneyaasha dalalka…

          Read More

            Xildhibaan Yusuf Maxamuud Guuleed oo Guddida Wadada cad iyo Jaaliyada Toronto amaan iyo gubaabo isu raaciyay

            Toronto Sept 16,2012(SDN)-Xildhaan Yusuf Maxamuud Guuleed oo ka mida gollaha degaanka ee magaalada Hargeysa isla markaana xubin ka ah guddida wada mashruuca dhismaha Wadada Cad oo haatan safar ku jooga magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxa uu ka warbixiyay dedaalada magaalada ka socda ee hantida loogu ururinayo mashruuca Wadada Cad. Xildhibaanku waxa uu amaan…

            Read More

              Xisbiga EPRDF ee haya talada alka Itoobiya oo Hailemariam Desalegn u doortay hogaamiyahooda cusub

              Adis Ababa Sept 15,2012(SDN)-Raiisul wasaarihii ku-meelgaarka ahaa ee dalka Itoobiya Hailamariam Desalegn ayaa noqday hogaamiyaha rasmiga ah ee dalka Itoobiya ka dib kolkii xisbiga EPRDF ee haya talada dalkaasi uu cod aqlibiyada ku doortay. Hailamariam oo uu mudo xilka u soo carbinayay raiisul wasaare Meles Zanaawi ayaa waxa dhawaan uu codka kalsoonida weydiisan doonaa Baarlamaaka…

              Read More

                Maraykanka oo nin u xidhay Filimka lagu aflegaadeeyay Nabi Muxamed (NNKA) iyo dalabka reer Galbeedka ee joojinta dibad-baxyada socda

                Los Angeles 15, September 2012 (SDN)- Ciidanka amniga ee dalka Maraykanka, ayaa xidhay nin lala xidhiidhiyay filim lagu aflegaadeeyay Nabi Muxamed (NNKA), kaasoo dhaliyay mudaharaadyo balaadhan oo ka socda dalal ka mid ah dunida Islaamka. Ninkan oo ka soo jeeda gobolka California ee dalka Maraykanka, laguna magacaabo Nakoula Basseley Nakoula oo 55 jir ah, waxa…

                Read More

                  Dufcaddii 9aad ee Jaamacadda Hargeysa oo munaasibad qalin-jebin ah loo sameeyay

                  Hargeysa 15, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad loo sameeyay dufcaddii 9aad ee ka qalinjebisa Jaamacadda Hargeysa. Munaasibadda oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda, waxa kale oo ka qaybgalay Shirguddoonka Baarlamaanka, madaxa xisbiyada siyaasadda, koox ka tirsan golaha wasiirada, maamulka iyo macaliinta Jaamacadda, ardayda qalinjebisay iyo martisharaf kale. Ugu horayn, guddoomiyaha Jaamacadda…

                  Read More

                    Hargeysa: Maxkamadda Sare ee ciidamada Somaliland oo xukuno dil iyo xadhig ah ku riday laba askari

                    Hargeysa 15, September 2012 (SDN)- Maxkamadda Sare ee ciidamada Somaliland, ayaa xukuno dil iyo toogasho ah ku riday laba askari oo ka tirsanaa laba askari oo tirsan ciidanka Booliska. Sida lagu sheegay qoraal uu ku saxeexnaa guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada Qaranka Mr. Xasan Aadan Sugule, Maxkamadda ciidamadu waxay maanta xukun dil ah ku riday…

                    Read More

                      Xoolo Weyniyaa oo xoogweyniyaa oo xummiyaa (The biggest and the bad)

                      (KampalaSDN)Alxamdulilaahi rabilcaalamiin macaanka iyo wannaaga diintu waa mid muddo dheer soojireena laguna soo dhaqmey. Qurraanka munasalka ah waxan kaa weydiinaya amerikaan kan nabi  Mohamed asw dacaayadeeyow immisa jeer baa kalimada QuL oo amarka ahi ku soo noqnoqotaa qurraanka nabigana sallalaahu calaycu wasalam Alluhu ugu warrameyama ugu waxyoodey waqtigii waxyigu socdey. Waanu naqaanaa oo wuxu yaallaa…

                      Read More

                        XAFLAD BALAADHAN OO SOO DHAWEYN AH OO LOO SAMAYEY ARDAYDA CUSUB EE SOMALIDA OOY SAMEEYEN URURKA ARDAYAD SOOMALIDA ( SOMALI STUDENTS ASSOSIATION{BUSOMSA)

                        (KampalaSDN)Xafladan waxaa ka hadlay xaflada gudomiyaha BUSOMSA  GUULED IBRAHIM ABDI waxaana hadaladiisa kamida waxaanu kuwada shaqeynaa jinsiyada somalinimo, ha ahaato dowlad, iyo mamul walba oo u ka so jeedo ardaygu .  waxaanan kafogaanay faragalinta siyaasadaha somalida si aanu uxaqiijino wadashaqeyn  dhanka waxbarashada   gudaha jamacada iyo isku duubni ka jinsiyad guud ahaan somalinimo waayo anigu waxaan…

                        Read More

                          Hadabo waxa hanbalayadan dhalashada waxa diraaya nagiib rashiid maxamed ehelka iyo asxaabta kala ah.

                          Hadabo waxa hanbalayadan dhalashada waxa  diraaya    nagiib ehelka iyo asxaabta   kala ah. Cabdi risaaq cismaan askar Khadar bitijoor guddomiye machadka cilmi badhista MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE)  ABDI RISAAQ MOHAMED DAUUD( SHEEKO)  ABDI RAXMAAN FUAAD YUSUF( XAYDH)  ABDI AZIIS MOHAMED AYAH  ABDI FATAX MOHAMED BARUD  ABDI RAXMAN AHMED ALI  ABDI…

                          Read More

                            Saxaafada Somaliland oo ku khashifantay bartilmaansiga Ururada Gaaroodi iyo UCID

                            Hargeysa Sept 15,2012(SDN)-Saxaafada Somaliland ee in dhawaalaba ku dhexmilantay ururo beeleedyada siyaasadeed ee Siilaanyo ooda ka rogay ayaa si badheedha weeraro joogto ah ugu haya labo urur oo beretanka uga dheereeyay ururada qeyrkooda ee Somaliland. Ururadaasi midi waa ururka samalfalka ah ee Gaaroodi oo dalka ka wada mashaariic horumarineed oo si weyn loogu diirsaday. Ka…

                            Read More

                              EPRDF oo dooraneysa cidii bedeli laheyd Meles Zanawi

                              Adis Ababa Sept 15,2012(SDN)-Isbeheysiga haya talada dalka Itoobiya ee EPRDF ayaa Jimcaha waxa u furmaya shirweynahooda oo laba maalmood socon doona oo lagu soo dooran doono xilkii uu dhawaanta baneeyay Meles Zanawi. Sidaana waxa lagu shaaciyay qoraal ay soo saareen xisbiga EPRDF oo Internetka lagu baahiyay. Meles Zanaawi oo dhawaan geeriyooday ayaa hayay xilalka Raiisul…

                              Read More

                                Xaaji Cabdi Waraabe oo caafimaadkiisu ka soo reynayo

                                Jabuuti Sept 15,2012(SDN)-Xaaji Cabdikariim Xuseen oo ka mida xildhibaanada gollaha Guurtida ee Somaliland ayaa dhawaan waxa xaalad caafimaad oo soo wejahday awgeed loo keenay dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Xaajiga ayaa xog aanu ka helay ehelka safarka ku weheliya waxa ay noo xaqiijiyeen in caafimaadkiisu aad uga soo reynayo intii uu soo gaaray dalkan Jabuuti. Xaaji Cabdi…

                                Read More