Cabdiraxmaan-Cirro: “Waxaan u mahadnaqayaa cid kasta oo ka shaqaysay Midaynta UDUB iyo Wadani”
Hargeysa 01, November 2012 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxwaynaha Xusibiga UDUB Md Cali Maxamed Cabdilaahi Warancade Iyo Ku Xigeenkiis Axmed Xaaji Daahir Cilmi oo ku helinayaan qaarka mida Masuuliyinta Xusbigaasi ayaa Munaasibad soo dhawayn ah oo ay ku midoobayeen Urur Siyaasadeedka WADDANI loogu sameyey Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa. Munaasibadani oo ahayd mid si wayn loo…
