Magacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale” (Qormadiisii 24aad)

    Hargeysa 05-11-12-(SDN)- Cod-bixintii ayaa loo qaaday Guddidii Fulinta, waaxaanay ku dhammaatay: Oggol: 34 cod, Diiddan: 1 cod, Aammus: 0 Isugeyn codadka kal-fadhigu marka ka Guddoomiyaha Kal-fadhiga lagu daro waa 36 cod. Dad baa u macnaystay in aanu Golaha Dhexe waxba ahayn oo Guddidii Fulinta ee ay shalay diideen maanta yeeleen oo Guddoomiyuhu libaax yahay oo…

    Read More

      Doorashadii Madaxweynenimo ee Mareykanka ooberito loo dareerayo iyo Fursada Obama oo wanaagsan

      Washington Nov 05 2012(SDN)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo ninka xilka kula tartamaya Mitt Romney ayaa ilaa shalay waday gunaanadkii ololihii madaxtinaimada. Madaxweynaha Mareykanka ayaa dadka dhawr gobol oo tartan adagi uu ka jiro oo uu isku maray waxa uu ku boorinayay in dalka aan dib loogu celin siyaasadihii burburiyay sumcadii iyo dhaqaalihii Mareykanka. “Waxa uu…

      Read More

        Xiriirkaka dhexeeya Fosiya Yusuf Xaaji iyo madaxda sare ee Dawlada Soomaaliya iyo saadsha waxa ay kala kulmi karto xilka loo magacaabay

        Hargeysa Nov 05,2012(SDN)-Xilka wasaarada arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa ahaa ka ugu hirdanka weynaa ee sida ba’an loogu tartamay todobaadyadii u danbeeyay ee lagu hawlanaa dhisada xukuumada Soomaaliya. Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo dadku xilal dhawr ah hore ugu soo barteen ayaa aakhirkii noqotay ruuxa xilkaa hantay. Hadaba Fowsiya oo si weyn loogu yiqiinay xilal…

        Read More

          Marwo/Fowsiya Yuusuf X Aadan – Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen / Ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Noqotay Gabadhi u Horaysay ee ka tirsan Jamcada Carabta XIlkaa loo igmado

          London Nov  05,2012 (SDN) Marwo/Fowsiya Yuusuf X Aadan – Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen / Ahna Wasiirka  Arrimaha Dibadd oo noqotay gabadhii u horaysay ee ka tirsan jamacada carabta oo  qabata xilkaa raysal wasare ku xigeen iyo wasiirka arimaha dibada waxay ka soo shaqayse meelo badan waxay  Khabiir-hawleed xirfad iyo aqoon aad u durugsan u leh Xiriirrada Caalamiga ah, Maaraynta,…

          Read More

            SAMO-TALIS: Dareen-celinta Suldaan Xasan SULDAAN C/RAXMAAN ee Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 9aad

            Suldaan Xasan SULDAAN C/laahi Suldaan C/Raxmaan oo ah suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal waxa uu ka mid yahay hal-doorka aan wax ka weydiiyay aqoonta uu u leeyahay Xaaji Cabdi-Waraabe, iyada oo ay Xaajiga soo wada shaqeeyeen illaa 5 Suldaan oo qabtay xilka uu Suldaan Xasan hayo, isaguna uu ka mid yahay. Waxaanu dareenkiisa ku…

            Read More

              Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Mamnuucay In Ay Ururadu Isticmaalaan Fagarayaasha Magaalooyinka

              Hargeysa 04-11-2012(SDN)- Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta joojiyay isticmaalka ololaha doorashada deegaanka ee fagaareyaasha beerta Xoriyadda iyo Khayriyooyinka wareegyada labaad iyo sadexaad ee kaltanka Ololaha doorashadda. Komishanku waxay sidaasi ku sheegeen war-saxaafadeed ay maanta soo saareen oo uu ku saxeexnaa Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Md. Ciise Yuusuf Maxamed (Xamari), waxaana lagu sheegay inay xisbiyadda iyo ururaddu…

              Read More

                Soomaaliya: Magacyada 10 Wasiir oo la magacaabay iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan

                Muqdisho 04, November 2012 (SDN)- Raysul-wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay magacyada golaha Wasiirada cusub oo ka tarjumaysa xukuumad kooban. Xukuumaddan oo ka kooban 10 wasiir, inkastoo laga yaabo in xubno kale dambeeyaan, wax aka mid ah Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden oo guddoomiye u ahayd urur-siyaasadeedkii NDB oo ka mid…

                Read More

                  Urur SIyaasadeedka Xaqsoor oo Saaka Cudooda Tageero ku Soo bandhigay iyo Suldaanka Guud ee Somaliland oo ka Qayb Galay

                  Hargaysa : Urur Siyasadeedka Xaqsoor aayaa Saaka ku soo bandhigay cududiisa tageero ee gobolada somaliland o dhan ,isaga oo saaka ay Casimada somaliland ee Hargaysa  ay buxisay Dadwaynaha ku dhaqan Beerta xoriyada oo ku muqday suldaanka guud ee somaliland suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir iyo siyaasinta ururka xaqsoor  gudoomiye ku xigeenka kowaad  Cali sandule ayaa isna…

                  Read More

                    Xildhibaano Ka Tirsan Aqalka Wakiilada Somaliland Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Beelahodu Xaga Saami In La Siiyo Heerka Ugu Hooseya

                    Hargaysa 04-11-2012-(SDN)- Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka somaaliland kana soo jeeda Gobolada Awdal iyo Salal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa si adag xukuumada ugu dhaliilay saamiqaybsiga Beelaha Gadabuursi iyo Ciise, Shirkan jaraa’id oo ay si wada jira u qabteen Xildhibaan Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle , Xildhibaan Cali Aareeye, Xildhibaan…

                    Read More

                      Qaramada Midoobey oo dib u guratay ka dib sheegidii Ugaandha ee in ay ka baxayaan Soomaaliya

                      New York Nov 04,2012(SDN)-Qaramada midoobey ayaa dib u gurasho ka muujisay eedo ku xusan warbixin ay qortay guddi madax banaan oo ka waramaysa faro galin ay Ugaandha ku heyso dalka ay jaarka yihiin Congo. Ugaandha ayaa shalay shaacisay hadii QM aaney eedahaa ka noqon in ay ciidamadooda kala bixi doonaan Soomaaliya. Warbixintan madaxa banaan ee…

                      Read More

                        Ogeysiis ku socoda dhamaan taageerayaasha kulmiye uk,gudiga uk,laamaha uk iyo madaxda heer qaran ee ku sugan uk

                        Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan taageerayaasha kulmiye uk,gudiga kulmiye uk,madaxda laamaha uk iyo madaxda heer qaran ee ku sugan uk in la qaban doono shirkii taageerada kulmiye ee bristol taariikhdu marka ay tahay 04/11/12 oo ah maalin Axad ah.waxaana ka soo qayb geli doona wisiirka madaxtooyada(mudane xirsi.X. Cali),wakiilka somaliland ee uk, ambaasatoorka wareega iyo xidhiidhiyaha qurba…

                        Read More

                          Kismayo and the Myth of Somali Homogeneity

                          My recent piece on Kismayu was mostly as a response to an article that I thought had two derogatory words that should not be used by any sane person in the 21st century. More importantly, I thought, and this is where I agreed with Dubet, that the clan supremacy wars that have dogged Kismayu for…

                          Read More

                            Suicide bombers hit Somali capital, three dead: witnesses

                            MOGADISHU (Reuters) – Two suicide bombers attacked a restaurant in the Somali capital on Saturday, killing a security guard who stopped them entering the building, locals said. It was not clear who was behind the bombings but Al Qaeda-linked al Shabaab insurgents have conducted similar previous attacks and remain a serious security challenge even after…

                            Read More

                              Gudomiyaha isku xidhka jaliyadaha sland bariga iyo badhtamaha arfica s ahna xoghayaha xisbiga ucid ee bariga Africa ee xisbiga ucid sheegay inu yahay xisbiga ucid ka kaliya ee isku wada kara sland bari ilaa galbeed

                              Gudomiyaha isku xidhka jaliyadaha sland bariga iyo badhtamaha arfica s  ahna xoghayaha xisbiga ucid ee bariga Africa ee  xisbiga ucid sheegay inu yahay xisbiga ucid  ka kaliya ee isku wada kara sland bari ilaa galbeed (KampalaTHN)Gudomiyaha jaliyadaha bariga badhtamaha Africa ahna xoghayaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhatmaha Africa Md abdi risaaq Mohamed daaud cigaal,ayaa…

                              Read More

                                Hargeysa iyo ololaha Doorashada: Isbahaysiga WADDANI oo Baanaanbaxii ugu balaadhnaa soo Bandhigay + Nuxurka Khudbadihii Ciro iyo Warancade

                                Hargeysa 03, November 2012 (SDN)- Urur Siyaasaadeedka WADDANI oo ha Urur ay ku bahoobeen tiro urur Siyaasadeedyo ah ayaa manta banaanbax balaadhan ku soo bandhgay gobolada Dalka iyo dhamaan Degmooyinka ay doorashada Golayaasha Deegaanka ka qabsoomidoonaan. Banaanbaxani oo ka dhacay Magaalooyinka waa wayn ee Dalka sida Caasimada Hargeysa, Burco, Boorame, Berbera, Ceerigaabo, Laascaanood iyo dhamaan…

                                Read More

                                  Two suicide bombers attack restaurant in Somali capital

                                  MOGADISHU — Two suicide bombers attacked a restaurant in Somalia’s capital Mogadishu on Saturday, wounding several people, police said, and killing one victim, according to a witness. “There were two suicide bombers who attacked the Village restaurant. The two of them have died and other people who stayed in the place were injured. We are…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo oo dhambaal tacsi ah u diray Komishanka Doorashooyinka Qaranka

                                    Hargeysa 3, November 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo qoyska uu ka baxay marxuum Cumar Yuusuf Buuxane oo maanta ku geeriyooday magaalada Boorama. Sida lagu sheegay dhambaal kooban oo tacsi ah oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul soosaaray, Madaxweynuhu waxa uu Guddiga…

                                    Read More

                                      HANBALYO MEHER BOQORKA IYO BOQORADA MOHAMED XASAN CILMI IYO XAMDA MOHAMED AHMED

                                      HAMBALYO MEHER WACAN •    Aabo      Maxamed  Axmed        Ducaale •    Hooyo    Saynab      Maxamed   Yuusuf •    C/raxmaan Maxamed   Axmed •    C/risaaq      Maxamed   Axmed •    C/samad     Maxamed   Axmed •    Suhuur        Maxamed   Axmed •    Kawsar        Maxamed   Axmed •    Badra           Maxamed   Axmed •    Foosiya        Maxamed   Axmed •    Hodan          Maxamed   Axmed •    Aasiya          Maxamed   Axmed •    Mubaarik Xuseen maxamed •    C/laahi…

                                      Read More