Baraamijka Xulashada Todobaadka oo laga hadlayo dorashadii golaha deeganka somaliland Dawasho Wacan
London Nov30/12 (SDN) Baraamij gara oo loga hadlayo dorashada deeganaka iyo wariye Shaafi dawsho wacan

qurbejoog
London Nov30/12 (SDN) Baraamij gara oo loga hadlayo dorashada deeganaka iyo wariye Shaafi dawsho wacan
The team of 50 observers from 18 countries observed voting at 20% of the more than 1,700 polling stations, visiting 15 of the 21 districts across the country where the election took place, and followed up by witnessing station counts through the evening. Team members are continuing to observe counting and tabulation ahead of final…
Hargeysa November 30, 2012 (SDN)- Dallada ay ku midoobeen ururada aan dowliga ahayn ee Somaliland oo magaceeda loo soo gaabiyo SONSAF, ayaa war-murtiyeed ka soosaartay doorashadii Arbacaddii doraad ka dhacday Somaliland. SONSAF oo hawlgelisay ilaa 700 kormeerayaal maxali ah, waxay warbixinteedu u muuqataa mid laga dheegay warbixin hordhac ah oo ay Kormeerayaasha Caalamiga ahi shalay…
Muqdisho Nov 30, 2012 (SDN)—Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxuu goordhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isaga iyo wafdigii uu hogaaminaayay kuwaas oo safaro dhowr ah ku soo kala bixiyay waddamo ku yaal geeska Africa. Wafdiga uu madaxweynaha Soomaaliya horkacaayay ayaa waxaa kamid ahaa Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna…
Muqdisho Nov 30, 2012 (SDN)—Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo lahadlay warbaahinta ayaa waxuu ku dhawaaqay inaysan wax isbaaro ah aysan oolin magalada Muqdisho oo ay dhamaan ka sifeeyeen sida uu sheegay. Waxuuna intaa raaciyay hadalkiisa inay ahaayeen kuwo sharci daro ahaa isbaarooyinkii yiilay Magaalada Muqdisho islamarkaana ay ahaayeen lacagaha ay…
Hargeisa Nov 30,2012(SDN)-Hay’ada Qaramada Midoobey u qaabilsan Cunada iyo Beeraha ee FAO ayaa mashruuc ay ka hirgelisay Somaliland waxa uu kor u qaaday qiimaha xoolaha. Mashruucan oo ay maalgeliso dawlada Britain ayaa looga iibsadaa xoolo dhaqatada qeybaha aan la cunin ee xoolaha maalin walba Somaliland lagu qalo. Lafaha,Haraga iyo geesaha ayaa dad la tababaray waxa…
New York Nov 30, 2012 (SDN)—Gollaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Cod Aqlabiyad leh ku Ansixiyay in Falastiiniyiintu ay ka mid noqdaan dowladaha Korjoogtada ka ah Qaramada Midoobay, talaabadaasi oo ay aad uga soo horjeedeen Maraykanka iyo Israel. Qaraarkan ayaa waxa u codeeyay 138-dal ka tirsan golaha guud ee Qaramada Midoobay halka 9-dal oo ay…
London Nov 30,2012(SDN)-Umad kasta waxa lagu suntaa ama loola macaamilaa sida ay isu qadariyaan isgu tashadaan isu taageeraan isugu tanaasulaan arimaha dhaxdooda yimaada. Jaaliyada SSUK waxa ay hambalyo iyo taageero u dirayaan dhamaan Shacbiga reer Somaliland ee sida sharafta iyo garashada xeesha dheer ku duugan tahay si habsami ah isugu soo baxay fagaarayaasha uguna codeeyey…
Ottawa Nov 29,2012(SDN)-Anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarada Somaliland ee dalka Canada, Ottawa iyo dhamaan jaliyada Somaliland ee magaladan Ottawa waxaanu hambalyo balaadhan u diraynaa dhamaan shacabka Somaliland iyo inta gobol ee ay Somaliland ka koobantahayba siddii qiimaha iyo qaayaha lahayd ee ay ugu soo dareereen doroashadii golaha deeganka taas oo aad arkaysay muwaadinnimada ka muuqata…
London Nov 29,2012(SDN)-Gudoomiyaha bahweynta xisbiga UCID ee Waddanka UK, ayaa hambalyo iyo bogaadin u marinayaa mareegtan dhamaan shacab weynaha reer Soomaaliland meelkasta ay joogaanba, komishanka, xukuumada, xisbiyada iyo ururada ka qayb qaatey doorashada, waxaan leeyahay HAMBALYO HAMBALYO. Ilaahbaa mahada kobaad leh nabada inoogu dhameeyey doorashadii shalay (28/11/12) ka dhacday guud ahaan dalkeena. Waxaase xusid muddan…
Addis Ababa, 29, Nov 2012 (SDN)- Raysul-wasaaraha Itoobiya Mr. Hailemariam Desalegn, ayaa shaqada ka eryay mid ka mid ah golaha wasiirada dalkaas, kaasoo lagu xaaskiisa waajahayso eedaymo Argagixisonimo. Hoggaamiyaha Itoobiya waxa uu Khamiista maanta xilka ka qaaday wasiirkii Hawlaha Guud ee Itoobiya Mr. Junedin Sado, kaasoo ay xaaskiisu ka mid tahay 29 qof oo waajahaya…
ADDIS ABABA, 29, Nov 2012 (SDN)- Ethiopia’s leader has fired a government minister whose wife faces terrorism charges. Prime Minister Hailemariam Desalegn on Thursday fired the country’s civil minister, Junedin Sado, whose wife is one of 29 people facing terrorism charges related to protests by Muslims who accuse of the government of meddling in their…
Hargaysa Nov 29/12 Saadaasha laga Helayo Goobaha Codbixiyaasha iyo Muraaqibiinta Ururada ayaa Durbo Iftiiminaysa sida loo codeyey sadashan oo qurbojoog ay la xidhiidhay qaybo ka mida komoshinka dooroshoyinka oo aan shaci magaciisa ayaa waxa uu noo sheegay sadashay sidan u soo gudbinayno Sida ay Natiijada U soo Bixi Doonta ee laga helayo goobaha Codbixinta waxa…
Moqdisho Nov 29, 2012 (SDN)—Kullan ay manta golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay ku yeesheen Magaalada Muqidsho islamarkaana uu shirgudoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaali Saacid ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka midyihiin Amaanka Magaalada Muqdisho iyo dalka oo dhan. Shirka golaha Wasiirada Markii uu soo dhamaaday ayaa warfidiyeenka waxaa la hadlay Wasiiraka Wafaahinta Xukuumada Soomaaliya C/laahi…
Xudur Nov 29, 2012 (SDN)—Dagaalkaan ayaa waxa uu ahaa mid xoogan oo u dhexeeyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Ururka Al-Shabaab kaas oo uu ka dhashay qasaaro xoogan oo soo kala gaaray dhinacyadii wada dagaalamay. Waxuu ka dhacay dagaalkaan xoogiisa degaano hoostaga Gobolka Bakool kaas oo la tilmaamay inuu socday dhoor saacadood islamarkaana la isku adeegsaday…
Elepo Nov 29,2012(SDN)-Mucaaridka dalka Suuriya ee mudada dagaalka ba’an kula jira xukuumada dalkaas ee Bashar Al Asad ayaa markii u horeysay soo riday tiro duyuurado kuwa dagaalka ah. Mucaaridka oo shaaciyay dhawaan in ay hub faro badan ka qabsadeen ciidamada dawlada Suuriya ka dib kolkeey gacanta ku dhigeen gegi duyaradeed oo xarun u aheyd ciidamada…
Halden Nov 29,2012(SDN)-Soomaali aan sidan wax waraaqo aqoonsi la socotay duyuurad laga leeyahay dalka Ireland oo ka soo duushay dalka Talyaaniga ayaa gaartay Bariga dalka Norway. Soomaalida oo tiredoodu ay aheyd 70 ayaa la socday duyuurada Ryanair oo ay ka soo raaceen magaalada Palermo. Duyuurada oo caga dhigatay gegida duyuuradaha ee Moss Rygge ayaa shaqaalahu…
JOHANNESBURG — South Africa attracts more asylum seekers than any other country in the world. There are 58,000 refugees in the country and more than 200,000 pending cases for asylum seekers. Somalis are among the most visible of the refugee communities as they usually are traders who operate in the most destitute places. But this…
Ku soo dhawaada qisada qaybteedii 10aad: …..Gudigii waa la dhisay, waxaana madax looga dhigay Sheekh Cawaale Aw Samatar oo ahaa nin dhalinyaro ah oo wadaad ah. Waakii khudbad loo qushuucay goobta ka jeedshay ee ku dheeraaday inay diintu qabto is kaashiga, ayna tahay in la taageero qofkii ehel ah ee wanaag doonaaya. Wuxu sheegay in…
Waa maalin doorasho. Waad wada ogtihiin dhamaantiin. Wax la yidhi ‘balan habeenimo, ku talagal arooryo ayuu leeyahay’, maxaa inoo balan ah? oo maxaan iska waydiinayaa? Saw la wada garan maayo? Haa, fariidna wuu garanayaa, nacasna loo sheegi maayo. Saw maaha? Maya, raali ahaada, maanta xataa nacaska waa loo baahanyahay. Ma geel baa la dhacayaa ama la dhicinayaa?…