Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dhambaal hambalyada Sannadka Cusub Caawa u Diray Shacabka Somaliland
Hargaysa 31.Dec.(SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu hambalyo ku saabsan munaasibada dhalashada sannadka cusub ee 2013-ka u dirayaa dhamaanba shacbi weynaha reer Somaliland, munaasibada bilowga sannadka cusub awgeed oo ka mida munaasibadaha fasaxa qaran. Madaxweynuhu waxa uu hambalyo u dirayaa ayaa Qoraalkan oo uu Soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Axmed…
