War deg deg ah Hal Qof oo ku dhintay rabshadihii magaalada Boorama,Laba ku dhaawacmay iyo Madaxweyne ku xigeenka iyo Weftigiisi oo kulamo la leh maamulka iyo qaybaha bulshada
hargaysa 30 Dec (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Goor dhawayd gaadhay magaalada Boorama,iyadoo dad Mudaharaad kala hor tagay ay isku dhaceen Ciidamada Booliska isla markaana uu ka dhashay Khasaare nafeed iyo mid gaadiid. Madaxweyne ku xigeenka iyo Weftigiisa ayaa lagu soo waramayaa in Huteelkii…
