Xaqsoor oo noqday ururkii u horeeyay ee soo bandhiga cabasho ku wejahan Doorashooyinkii degaanka

    Hargeysa Dec 02,2012(SDN)-Urur siyaasadeedka Xaqsoor ayaa noqday ururkii u horeeyay oo soo bandhiga dhaleeceen loo jedinayo gudida Doorashooyinka Somaliland iyo xukuumada Somaliland. Xaqsoor ayaa xukuumada iyo Guddida Doorashooyinka ku eedeeyay in ay boobtay goobo si weyn uu u rurku taageero ku lahaa. Sidoo kalena Xaqsoor ayaa ka digtay ujooyin guracan oo ay xukuumada madaxweyne Axmed…

    Read More

      SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran(Qaybtii 11aad)

      Fariin gaaban:- (Salaan iga gudooma akhristayaasha sheekadan Qurbejoog. Sidoo kale, raali-galin ku saabsan inuu taxanihii sheekadani laba maalmood joogsaday iga gudooma. Waxan is idhi akhristayaasha qaybo badan oo ka mid ahi doorashadii Somaliland bay si xoog leh mashquul ugu yihiin oo maba haleelayaan! Al-muhim, raali-galin qaata. Si gaar ah waxan raali galinta iyo salaantaba ugu…

      Read More

        Faallo Ku Saabsan Jirrada Macaanka (Diabetes), Qalinka Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

        Waxa jira maalmo ay asteeyeen waxa loogu yeedho bulshada caalamku oo lagu xuso dhacdooyin gaar ah.14/Nofember waa dharaarta ku suntan Xuska Xanuunka Macaanka (Diabetes).Sonkortu waa jirro timaadda Haddii uu ganacu (pancrease) soodayn ama wax ka qaldamaan shaqada hoormoonka Insulin oo ah ka beerka ku amra inuu dhiigga ka saaro sonkorta dheeraadka ah, keydiyo, dheeraadka dux…

        Read More

          Suldan osman abdi guure ayaa waxa noo cadeyey in ilaa hada saadashu tahay xisbiga ucid yahay kaliinta koobad mar aanu khadka mobilka kula xidhiidhnay

            (KampalaSDN)Waxaanu khadka telphonka kula xidhiidhnay  suldan osman abdi guure oo ku sugan  hargaysa caasimada Somaliland  ee hargaysa anago wax ka weydinay  osman abdi guure oo ka mid ah  dadka siyaasada faleeya  ayaa nooga waramay habka uu socdaan howlaha tirinta codadka ee ka socda xarunta guud ee komishanka  qaranka Somaliland ,ee caasimada Somaliland ,ayaa osman…

          Read More

            Minneapolis oo yeelatay Schoolkii u horeeyay ee Mareykanka oo lagu barto Afka Soomaaliga

            Minneapolis Dec 01,2012(SDN)-Gobolka Minneapoliska ee dalka Mareykanka ayaa yeelanaya Schooladii Sare ee u horeeyay ee lagu barto Afka-Soomaaliga. Dugsiyada Waxbarasho ee dawladu gacanta ku heyso ayaa waxa haatan wax ka barta in ka badan 2,800 oo arday oo aqalkooda uga hadla Afka-Soomaaliga. Dugsiga sare ee South High ayaa durba waxa fasalkan Afka Hooyo lagu baranayo…

            Read More