Guddoomiye ku-xigeenka Gollaha Wakiilada oo Baaq u jeediyay Axsaabta iyo ururadii ku tartamay Golleyaasha Degaanka
Hargeysa Dec 03,2012(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka Gollaha Wakiilada Md Cali Yusuf Axmed ayaa shir hjaraaid oo uu ku qabtay xafiiskiisa waxa uu baaq ugu jeediyay dhamaan dhinacyadii ka qeybgalay tartankii doorashooyinka gollaha degaanka ee Somaliland. Guddoomiye ku-xigeenku waxa uu ugu baaqay axsaabta,ururada iyo Dhamaan musharixiintii ka qeybgashay tartanka iyo ay aqbalaan natiijooyinka Doorashada. Hadalada Guddoomiye ku-xigeenka Gollaha…
