Golaha Wasiirada Soomaaliyeed oo kulankoodii Shalay uga hadlay Arrimo badan oo xasaasi ah (Warsaxaafadeed)

    Muqdisho Jan 18, 2013— Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin dhacdadii lagu laayay dadka rayidka ah ee ka dhacday Tuulada Buulo Yaasiin oo ku dhow degaanka Leego ee Gobolka Sh/hoose, iyo Xariga Weriye C/casiis C/nuur Koronto oo warbixin aan sax…

    Read More

      Madaxweyne Obama iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan ku yeeshay Aqalka Cad ee Maraykanka

      WashingtonJan 18 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Cad ee Maraykanka looga Taliyo waxa uu kula kulmay dhigiisa Barck Obama oo halkaasi ku soo dhaweeayay. Obama iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulankooda waxaa ku wehliyay xubno labada dhinac ka socday waxaana ay kawada hadleen arrimo dhiiro galin u badanaa oo uu soo…

      Read More

        HISTORY PRESDENT OF UGANDAYoweri Museveni

        (KampalaSDN)Yoweri Museveni President of Uganda Incumbent Assumed office 29 January 1986 Prime Minister Samson Kisekka George Cosmas Adyebo Kintu Musoke Apolo Nsibambi Amama Mbabazi Vice President Samson Kisekka Specioza Wandera Kazibwe Gilbert Bukenya Edward Kiwanuka Ssekandi Preceded by Tito Okello Lutwa Personal details Born 15 August c. 1944 (age 68–69)[1] Ntungamo, Uganda Political party National…

        Read More

          Maraykanka oo Aqoonsaday dowladda cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh 19-sano kaddib

          WashingtonJan 18 2013 (SDN)- Dowladdaha Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa waxaa u bilaawday waa cusub oo ku aadan xiriirka diplomasi ee u dhaxeeyay kaddib markiiWashingtonay Aqoonsata dowladda ka jirta wadanka 20-sano ay colaaduhu ka soo jireen ee Soomaaliya Aqoonsiga Maraykanku uu u fidiyay dowladda Soomaaliya aya timid markii Xogahayaha dibadda dalkaasi Hillary Clinton ay la kulantay…

          Read More

            Golaha Deegaanka Caasimada oo Meel Mariyay Xeer hoosaadkooda iyo Olole nadaafadeed oo laga fuliyay Magaalada Laascaanood

            Hargaysa 17.Jan(SDN) Fadhi ay Golaha deegaanka ee Casimadda hargaysa maanta ku yeesheen xaruntooda,ayay ku Meel Mariyeen Xeer hoosaadka uu Golaha Deegaanka Caasimadu ku Shaqaynayo Isla markaana ku doorteen Gudi hoosaadyada Golaha Deegaanka. Fadhigan oo uu Shir gudoominayey maayarka caasimadda ahna Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Eng Yuusuf Warsame Siciid ayaa xildhibaanadu waxay ku doorteen guddi hoosaadyada uu…

            Read More

              Mas’uuliyiin ka socota wasaradda gashandhigga oo kormeeray Ciidabada Badda Soomaaliyeed

              Muqdisho Jan 17  2013 (SDN)- Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kormeer ku sameysay Ciidamada badda Soomaaliyeed, kuwaasi oo diyaar garow ugu jira xuska 51-sano guuradii ka soo wareegatay markii la aasasay ciidamadasi.  Abuukar Xaaji Warsame Xuud Madaxa hogaanka siyaasadda ciidanka xooga dalka oo hogaaminayay mas’uuliyiinta wasaarada gaashandhigga ka socotay ee kormeeray ciidamada badda Soomaaliyeed…

              Read More

                Kulankii u horeeyay ee ay yeesheen 17 Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Saylac iyo Weedhihii Mas’uuliyiinta

                Hargaysa 17.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo ay Weheliso Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta kulansiiyay Todoba iyo Tobanka Mudane ee Golaha Deegaanka Degmada Saylac ka kooban tahay. Kulankan oo sida Warku Sheegayo ka qabsoomay goob ka baxsan Xarunta Dawlada hoose…

                Read More

                  Ciidamo boolis Soomaliyeed ah oo maanta tababar loogu qaaday dalka Jamhuuriyada Jabuuti

                  Muqdisho Jan 17 2013 (SDN)— Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta dalka Jabuuti loogu qaaday tababar kala duwan oo ay halkaasi ku qaadanayaan.  Ciidankaan oo tiradooda ay gaarayso inkabadan 200 oo askar ah ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusii sagootiyay Saraakiil ciidan iyo sidoo kale masuuliyiin ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya.  Taliyaha…

                  Read More

                    Xafiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL oo xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Jaaliyada Imaraadka

                    Hargeysa Jan 17,2013(SDN)-Xafiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL wuxu wargelinayaa Jaaliyadda Emarate-ka ee Somaliland yo dhammaan dhinacyada ay arrintani khusayso  in  laga bilaabo taariikhda 15th Jan, 2012  aanay Khadan Cismaan Maxamed Guddoomiye u ahayn Jaalliyadda Emarate-ka carabta ama wakiil uga ahayn Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl Jaaliyadda Emarate-ka carabta, isla markaana uu Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl la shaqayn…

                    Read More

                      Daahir Amiin Jeesow: Waa Diin Naceeb ayaan dhihi karaa waxa loolaayay caruur dhiganeysay dugsi kuyaalay Leego

                      Muqdisho Jan 17 2013 (SDN)– Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo lahaday Warbaahinta ayaa sheegay in falkii Ciidamo AMISOM ah ay ku dileen dad caruur dugsi dhiganeysay ay ku jiraan deegaanka Leego in ay uu yahay fal dhiinta looga soo horjeedo. Daahir Amiin Jeesow ayaa tilmaamay in ay aad uga argagaxeen talaabadaasi naxdinta laheyd oo ay…

                      Read More

                        Weerar Qasaaro Geystay oo Xalay Ka dhacay Magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya

                        Garissa Jan 17 2013 (SDN)– Ciidamada booliska dalkaKenyaee ku sugan Magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in weerar ay kooxo hubeysan soo qaadeen xalay ay ku geeriyoodeen 5-qof  sadax kalana ay si xun u dhaawacmeen. Charlton Mureith oo ka tirsan saraakiisha booliska gobolka ayaa sheegay in weerarka lagu soo qaaday goob maqaaxi ah…

                        Read More

                        Tababarihii Barcelona oo u Ruqaansandoona Xagaaiyo Bayern Munich (By Jaahuur)

                        Munich-Germany-Jan-16-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa Tababarihii Barcelona Pep Guardiola oo u baqooli doona Bayern Munich qalinkana ku duugey 3-ex sanno oo (Contract) xagaagan soo socda. Tababarahan oo ka mid ah tababarayaasha ugu fiican aduunka ayaa 4-tii xagaaga(Seasons) uu la joogey Barcelona ku guuleystey 14-an (Titles). Waxa kale 00 isna ka dhawaajiyey inuu ka hayaamayo…

                        Read More

                          Mareykanka oo Dawlada Soomaaliya Aqoonsaya Berito

                          Washington Jan 16,2012(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa shaacisay in ay maalinta berito ah ku dhawaaqeyso in dawlada Soomaaliya ee cusub aqoonsan tahay. Sidaa waxa saxaafada maanta u sheegay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibeda ee Mareykanka u qaabilsan Africa Johney Carson. “Xoghayaha arinaha dibeda ee Mareykanka waxa ay berito la kulmeysaa madaxweynaha Soomaaliya oo Washington booqanaya berito,labada dhana waxa…

                          Read More