Ogeysiis:Dabaaldeg Xisbiga UCID loogu Qabanayo Ottawa,Canada iyo hogaanka sare ee xisbiga oo ka qeybgeli doona

    Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha  Xisibiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) ee ku  nool magaalada Ottawa iyo  agagaarkeeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad  isugu jirta taageero guusha labaaad ee uu xisbiga UCID ka soo hooyeye tartankii Golayaasha Deegaanka ee Somaliland ee qabsoomay November 28.2012. kana mid noqday mar…

    Read More

      Dhalinyaro ka soo hor jeeda Maamulka Khaatumo oo banaan bax balaadhan ka sameeyay Magaalada Buuhoodle

      Hargaysa 16.Jan.(SDN) Mudaharaad ay soo abaabuleen dhalinyaro ka soo hor jeeda Maamulka Khaatumo ayaa maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle . Dhalinyaradan ayaa Sheegay inay Kooxda Khaatumo ay soo faro galiyeen Ciyaar kubada cagta ah oo ka socotay garoonka kubada cagta ee magaaladaasi waxaanay Taayiro ku Gubeen Badhtamaha Magaalada Buuhoodle,iyagoo ku dhawaaqayay Ereyo ka dhan ah…

      Read More

        “Dhib wuu dhacaa Waanu dhici doonaa,oo Sunaha Noloshaa sidaas ah Laakiinse waxaa Haboon” Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Duur

        Hargaysa 16Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caaraale Duur  iyo Weftigii uu hogaaminayay ee Socdaalka hawleed ku joogay Magaalada Saylac ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur waxa uu kormeer ku soo maray Dekeda Magaaada Saylac,Xafiiska Wasaarada Maaliyada,iyo…

        Read More

          AMISOM oo sheegtay in ay Baarayaan dhacdadii dadka rayidka lagu laayay ee ka dhacaday Nawaaxiga Leego

          Muqdisho Jan 16 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed ay soo saareen Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan dhacdadii shalay Ciidamo ka tirsan AMISOM ay dad rayid ah ku laayeen meel u dhaw deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose. AMISOM ayaa tilmamatay in dhacdaasi ay timid markii ay…

          Read More

            Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Kulan la yeeshay Wasiirul dawlaha Arimaha Dibada ee Isu taga Imaaraadka Carabta

            Hargaysa 16Jan.(SDN Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Socdaal Shaqo ku jooga dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa maanta la kulmay Wasiirul Dawlaha Wasaarada Arrimaha Dibada ee Isu taga Imaaraadka Carabta Dr Anwar Mohammed Garga iyo ku xigeenkiisa Faris Al-Mazroui.   Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar oo…

            Read More

              Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta xukun dil ah kufulisay Askar katirsan Ciidanka Soomaaliyeed

              Muqdisho Jan 16 2013 (SDN)–Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay 2-askar oo ka tirsanaa ciidamada Dowladda Soomaaliya. Dilka toogashada ah ayaa wuxuu ka dhacay fagaaro weyn oo ku yaalla Barxada School Buluuziya ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiisha maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo sidoo…

              Read More

                Booliska Soomaaliyeed oo beeniyay in Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ay kufsadeen haweyney barkacayaasha ka tirsan

                Muqdisho Jan 16 2013 (SDN)– Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Generaal Shariif Sheekunaa Maya oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu kaga warbixiyay howlgalo baaritaano ah oo ay wadeen saraakiisha ugu sareysa Booliiska kuna aadan fal kufsi ah oo la sheegay in askar ka tirsan ciidanka Booliiska ay ugeesteen haweenay kamid aheyd Barakacayaasha ku…

                Read More

                  Madaxweyne Obama oo sooban dhigaya shuruuc lagu xakameynayo hubka iyo diidmo durba soo yeedhay

                  Washington Jan 16,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa maanta lagu wadaa in uu soo bandhigo shuruuc dhawr ah oo lagu xakameynayo Hubka sida darandooriga ah u dhaca. Madaxweynaha ayaa shruucdan amar madaxweyne ku dhaqan gelinaya halka qaar kalena golleyaasha sharci dejinta loo guddbin doono sida uu sheegay afhayeenka aqalka cad Jay Carney. Madaxweynaha ayaa amar…

                  Read More

                    Madaxweynaha Masar oo aflagaadeeyay Yuhuuda iyo Mareykanka oo Dhaleeceeyay

                    Washington Jan 16,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Morsi ayaa wareysi uu bixiyay sanadii 2010kii waxa uu ku aflagaadeeyay Yuhuuda oo uu ku sheegay dhiigyo cabyo ka soo ababay Daayeero iyo Doofaaro. Madaxweynaha ayaa wareysigan siiyay TV laga leeyahay Falastiin xili uu ahaa hogaamiyaha xarakada Akhwaanka. Madaxweyne Morsi ayaa sidoo kale dawlada Falastiin ku tilmaamay mid daba…

                    Read More

                      Qaramada Midoobay oo canbaareeyay xiritaanka Saxafi iyo haweynay sheegtay in la kufsaday

                      New York Jan 16 2013 (SDN)– Warasaxaafadeeda ay Qaramada Midoobay soo saartay ayaa lagu canbaareyay xarig ay ciidamada dowladda Soomaaliya u geysteen saxafi iyo dhibane sheegatay in la kufsaday. Wakiilka Xogahaya guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xadgudubyada Galmuudka ee goobaha ay Colaadaha ka jiraan, Zaynab Xawa Bangura ayaa canbaareysay xarig ay Ciidamada dowladda Soomaaliya…

                      Read More

                        Kenyaiyo Soomaaliya oo kawada hadlay dar dargalin howlaha CiidamadaKenyaay kawadaan Soomaaliya

                        Muqdisho Jan 16 2013 (SDN)– Dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale DowladdaKenyaayaa kawada hadlay arimaha dardargelinta howlgalada ciidankaKenyaay ka wadaan koonfurta dalka Soomaaliya. Sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka Gaashaandhiga dalkaKenyaoo ay kulan kusoo wada qaateen dalkaasi. C/xakiin Fiqi ayaa sheegay in dhigiisa dalkaKenyaay kasoo wada hadleen sidii…

                        Read More

                          Xukuumadda Soomaaliya oo balanqaaday hormarinta Isbootiga dalka

                          Muqdisho Jan 16 2013 (SDN)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la horumarinayo arimaha Isboortiga dalka Soomaaliya xilli dhawaan guddiga Olombikada Soomaaliya Muqdisho looga dhawaaqay. Bashiir Maxamed Goobe Wasiir ku xigeenka Wasaarada Adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in iminka ay wadaan dadaalo ay ku horumarinayaan hanaanka cayaaraha dalka Soomaaliya. Wuxuu sheegay in…

                          Read More

                          Xiddigii Reer Spain Rafael Nadal oo Calool Xanuun (Stomach Virus) Awgii Uga baxay Australian Open (By Jaahuur)

                          Spain-Jan-15-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu  maanta ku soo qaadaneynaa xiddiga reer Spain Rafael Nada oo waayadan lagu arag fagaaraha ciyaaraha aduunka siiba Tanista xageebuu ku dambeeyey? Xiddigan oo ahaan jirey NO-1-Tenista  kuna guuleystey 11-ban (Grand Slam) ayaan Garoomada lagu arag ilaa June 2012 dhaawac jilbka bidix ka soo gaadhay awgii. Haddaba waxaa la filayey inuu ka soo…

                          Read More

                            Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawadu Muxuu ku sifeey Lacagaha laga guro Madaarka Hargeysa(DHEGEYSO)

                            Hargaysa 15.Jan,2013-(SDN)-Wasiirka Duulista iyo Hawada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa maanta Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Waxa uu Warbixin ka siiyay  waxyaabahii ay wasaaradiisu culayska saartay mudadii uu xilka hayey iyo waxyaabahii u qabsoomay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Hawada.mp3″]     SDN-Hargeysa contact@somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Fooraha Loolanka KULMIYE oo Hawada soo galay iyo Shirweynahooda oo noqon doona Imtixaan Adag oo Xisbiga Soo Waajaha

                              Hargeysa January 15, 2013 (SDN)- Waxa uu guuxiisu si weyn isu soo tarayaa loolan siyaasadeed oo ka dhex jira xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE, kaas oo ah murashaxa madaxweynaha ee xisbiga iyo guddoomiyaha xisbiga. Loolankan oo gudaha xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda dhexdeedaba laga dareemayo, ayaa hordhac u ah shirweynaha xisbiga KULMIYE oo qabsoomi doona bisha…

                              Read More

                                Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha oo Magaalada Hargaysa ka furay Kulan lagaga Hadlayo doorka dhalinyarada ee Siyaasada dalka.

                                Hargaysa 15.Jan(SDN Agaasimaha guud ee wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska ee JSL Md Mustaffe Maamed Qodax ayaa maaanta tababar ku saabsan dardargelinta doorka ay dhalinyaradu ku leedahay isku xidhnaanta bulshada u furay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaraddaha dalka qaarkood,Magaalada Hargaysa. Md Qodax oo ka hadlay munaasabadda lagu furay aqoon is weydaarsigaas ayaa sheegay in…

                                Read More