Maxaa lagu gorfeeyay kulankii gaarka ahaa ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Biixi isku horfadhiisteen?
Hargeysa Feb.28, 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay shalay yeeshay kulan labadooda ku kooban, tan iyo markii uu soo baxay loolanka xisbiga KULMIYE.Kulankaas oo ay albaabadu u xidhnaayeen, ma jiro wax war ah oo ka soo baxay, waxase la sheegay in…
