Muhannad and Islam(Jawaan iyo Sooraan) oo caruur somaliland oo ku dhashay Uk oo Matalaya sheekoyinka dhexyala Somaliland iyo Somaliya siiba wadahadalada bilaabmaya Dawasho wacan

    London 28Feb13 (SDN) Muhannad and Islam oo caruur somaliland oo ku dhashay Uk oo Matalaya sheekoyinka dhexyala Somaliland iyo Somaliya siiba wadahadalada bilaabmaya waana actoro yar yar oo u bahan in la garab qabto taas oo ku boqanay gurugooda waxanay ku matalayaan Sooraan iyo Jawaan ee Uk   Dawasho wacan

    Read More

      Madax Dhaqameedka Beesha Hargeysa oo Baaq u diray Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo(DHEGEYSO)

      Hargeysa Feb 27,2013(SDN)-Madax dhaqameedka Beesha Hargeysa ayaa maanta kulan qabteen waxa ay fariin ugu direen Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Madax dhaqameedka ayaa waxa ay xukuumada u jeediyeen in xoriyadiisa si taama loogu soo celiyo Boqor Raabi Yuusf oo mudo iminka Hargeysa ku xiran.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Boqor1.mp3″]

      Read More

        Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Wadanka Jarmalka kula kulmay Maalgashadayaal Caalami ah

        Berlin 27.Feb (SDN) Wasiirka arimaha dibada  Somaliland,Dr Mohamed Abdilahi Omer oo martiqaad rasmiya ka helay dawlada jarmalka,ayaa waxa uu maanta la kulmay,deeq bixiyayaal jarmala iyo shirkado waawayn oo aad u danaynaya inay somaliland maal gashadaan. Waxa kale oo uu wasiirku la kulmay baarlamanka jarmalka,ee loo yaqaan (Bundes Tag) kana kala socday xisbiyada talada haya ee…

        Read More

          Wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo dhagax dhigay Shan Ceel oo lagu soo Kordhinayo Biyaha Magaalada Berbera

          Berbera 27.Feb (SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil,iyo ka degmada Berbera ayaa maanta dhagax dhigay ilaa Shan Ceel oo ay dawlada Turkigu ka hirgalinayso Deegaanka Fara Deero,oo ilaa iyo 23 Km dhinaca Konfureed kaga beegan magaalada Berbera. Wasiirka Wasaarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Somaliland…

          Read More

            Maxkamad ku taalla Puntland oo Xukun Toogasho ah ku riday dad ay ku jiraan Hogaamiyaal ka tirsan Al shabaab

            Garoowe Feb 27 2013(SDN)— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay xukun ku riday Qaar kamid ah hogaamiyaasha Xarakada Al Shabaab. Xukunkan dilka ah ayaa waxaa lagu riday Saraakiil uu kamid yahay hogamiyaha Kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo kuwa kale oo badan. Maxkamadda ayaa sheegtay in hadii deegaanada Puntland lagu arko…

            Read More

              Wariyaasha Gobolka Galgaduud Oo Sameestay Urur Ay Ku Midaysanyihiin +(Sawirro)

              Dhuusamareeb (SDN)– Warsaxaafadeed– Kadib munaasabad wayn oo ka dhacday Degmada Guriceel laguna dhisayay Ururka saxafiyiinta gobolka Galgaduud ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada, Maamulka Ahlu-sunna iyo kan Degmada iyo wariyaal kakala Socday Degmooyinka C.waaq, Dhuuso-mareeb, Guriceel IYO Cadaado. Ururkaan oo lamagac baxay MEDIA ASSOCIATION OF GALGADUUD REGION OO LOSOO GAABIYO (MAGR) ayaa waxaa hogaanka…

              Read More

              Maxkamad ku taalla Puntland oo Xukun Toogasho ah ku riday dad ay ku jiraan Hogaamiyaal ka tirsan Al shabaab

              Garoowe Feb 27 2013(SDN)— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay xukun ku riday Qaar kamid ah hogaamiyaasha Xarakada Al Shabaab. Xukunkan dilka ah ayaa waxaa lagu riday Saraakiil uu kamid yahay hogamiyaha Kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo kuwa kale oo badan. Maxkamadda ayaa sheegtay in hadii deegaanada Puntland lagu arko…

              Read More

                Madax dhaqameed Xukuumada ka dalbaday inay Si dhakhso ah u soo dayso Boqor Raabi Yuusuf C.laahi

                Hargaysa 27.Feb (SDN)   Shir Jaraa’id Oo ay Cuqasha iyo Salaadiinta Beesha Ciidagale Ku Qabteen Hotel Dalxiis Magaalada Hargeysa ayaa Xukuunada Somaliland ay ugu Baaqeen inay Si Deg dega usii daayaan Boqor Raabi Yusf C/laahi Oo kamida Boqorada Reer Somaliland Oo Dhawaan Kayimid Xamar Kaasoo ay Xukuumada Somaliland dhawaan Xabsiga u taxaabtey Baaqan Ay Odayaashu U Direen Xukuumada…

                Read More

                  Meydka Wiil daldalan oo maanta laga helay duleedka Magaalada Garoowe ee caasimada gobolka Nugaal

                  Garoowe Feb 27 2013 (SDN)— Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland, waxaa maanta Magaaladaasi duleedkeeda lagu arkay meydka wiil dhalinyaro oo daldalnaa. Wararka ayaa sheegaya in wiilkaan dhalinyarada ah in isaga oo meyd ah lagu arkay duleedka Garoowe, iyadoo aan lakala cadeyn karin inuu isdaldalay iyo sidoo kale in la…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Ururka ODXA Marwo Faadumo Siciid oo Kun dollar ku Wareejisay Gudida Dhisaysa Biriij loo samaynayo Xaafada Maxamed Mooge ee Hargaysa

                    Hargaysa 27.Feb (SDN)  Ururka wadaniga ah ee ODXA   Maanta ku wareejiyey Guddiga dhismaha Biriijka Xaafada  Maxamed Mooge ee Magaalada  Hargeysa  deeq lacageed oo ay urur ahaan kaga qayb qaadanayaan dhismaha Biriijkaas . Gudoomiyaha  Ururka  Wadaniga ah ee ODXA Marwo Faadumo Siciid Ibraahin, oo   ka hadashay munaasibada  Gudoonsiinta Lacagta Tabaruca ee ururka  odxa  kaga qayab qaadanayo…

                    Read More

                      Shir lagu Gorfaynayay Horumarinta iyo Kobcinta Dhaqaalaha oo lagu qabtay Hargaysa

                      Hargaysa 27.Feb (SDN)  Kulan ay isugu yimaadeen   Agaasimayaasha Guud ee wasaarada  Kalumaysiga, Beeraha, Xanaanada Xoolaha ,Wershada, Baanka S/land iyo hay’ada FAO , kaasi oo  lagaga had-layey   Kobcinta dhaqaalaha  ayaa maanta lagu qabtay Xarunta wasaarada kaluumaysiga ee  magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud  ee wasaarada Kaluumaysiga Mud, Maxamed Cilmi Aadan oo kulankaasi ka  dib u waramayay  warbaahinta   ayaa…

                      Read More

                      Real Madrid oo 3-1 Ku Xasuuqdey Barcelona (Copa Del Rey Semi Final 2013) By Jaahuur.

                      Copa Del Rey-Spain-Feb-27-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ka raajicineynaa xagaa iyo Spain iyo Copa Del Rey oo ay foodda isla galeen labada naadi ee ay xurguftu weyni ka dhaxayso waa Barcelona iyo Real Madrid. Akhyaartay mardhaweyd waxaa lagu kala faraxashey ciyaar aad u xiisa badneyd oo la wada sugayey waxaana ka soo qeybgaley dadweyne aa u…

                      Read More

                        Madaxweynaha Soomaaliya oo furi doona Kalfadhiga Labaad ee Barlmanaka Jamhuuriyada Soomaaliya

                        Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)– Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday xilliga uu furmayo kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya kalfahdigooda labaad uu furmi doono maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu ku beegan tahay 02-03-2013.Madaxweynaha Soomaaliya ayuu sheegay inuu furi doono kalfadhiga Baarlamaanka…

                        Read More

                          Al Shabaab oo laga saaray Magaalada Buurhakabo iyo Ciidamada dowladda oo hada ku sugan Magaaldaasi

                          Buurhakabo Feb 27 2013 (SDN)— Warar laga helayo Degmada Buurhakabo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dowladda Soomaaliya xalay la wareegeen gacan ku heynta Magaaladaasi oo ay horay ugu sugnaayeen Al Shabaab. Dad ku sugan Buurhakaba ayaa xaqiijiyay in Magaalada gudaheeda ay ku sugan yihiin Ciidamada dowladda islamarkaana Al Shabaab ay isaga baxeen Magaalada Buurhakaba…

                          Read More

                            Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo si rasmi ah u sheegay xiliga uu furmi doono shirka Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo

                            Kismaayo Feb 27 2013 (SDN)— Afhayeenka Maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo C/naasir Seeraar oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa waxa uu shaaca ka qaaday Xilliga uu dhacayo shirka mararka badan dib u dhacay ee Maamul sameynta Jubooyinka. C/naasir Seeraar ayaa sheegay in shirka Maamul u sameynta gobolada Jubooyinka iyo…

                            Read More