Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Saacid oo meesha ka saaray in Madaxweynaha uu khilaaf kala dhaxeeyo
Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)— Xilli maalmahan dambe la isla dhexmaraye inuu khilaaf ka dhextaagan yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweynaha ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda ayaa meesha ka saaray gabi ahaanba inuu jiro khilaaf ka dhextaagan isaga iyo Madaxweynaha dalka Soomaaliya wararkaasina ay…
