Madaxweyne Siilaanyo oo Turkiga u hoggaaminayay weftiga Somaliland uga qaybgalaya wada-hadalada Soomaaliya
Hargeysa April, 8, 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta dalka Turkiga u hoggaamiyay weftiga Somaliland uga qaybgalaya wada-hadalada Soomaaliya. Madaxweyne Siilaanyo oo maanta duhurkii ka dhoofay madaarka Hargeysa, waxa uu weftigiisu ka kooban yahay ilaa 7 xubnood, waxayna maalmaha soo socda magaalada Ankara kaga qaybgalayaan wejiga labaad ee wada-hadalada Somalia iyo Somaliland oo ka soo…
