Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha Dir

    Oslo 9April13(SDN)Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha Diree ku jira xildhibanada Somaliya, mudane cabdiraxmaan ayaa safar wayadan ku marayey wadamada  Yurub isaga oo soo garay maalintii jimcaha waxa safarkiisu ku soo beegmay wafdi culus oo xildhibaano oo…

    Read More

      (SIR SOO SHAAC BAXDEY) Maxay Tahay Sababta Wadahadalada Dawlada Soomaaliya Iyo Dowlada Somaliland Loogu Wareejiyey Turkiga?

      London 9April13(SDN) Toddobaadkii hore Dowlada  Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in wadahadal dhexmari doona iyaga iyo dawlada federaalka Soomaaliya lagu qaban doono wadanka Turkiga bartamaha bishan April.   Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dawlada Turkigu ay u fidisay martiqaad si ay labada dhinac ugu wadahadlaan…

      Read More

        Uhurru Kenyatta Oo Loo Dhaariyay Xilka Madaxtinimo ee dalka Kenya Yaa Ka Qeybgalay?

        Nairobi April 09 2013 (SDN)— Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socota xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhurru Kenyaata iyadoo si weyn xaflada loo agaasimay. Hoolka Kasarani ee Magaalada Nairobi ayeey ka socotaa xaflada iyadoo siweyn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Nairobi,Madaxweynaha iminka talada wareejinaya ayaa ku sugan madasha iyo madaxweynayaal iyo…

        Read More

          Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo isugu yeeray Gollaha kalfadhi aan caadi aheyn

          Hargeysa April 09,2013(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta shaaciyay in Gollaha Guurtidu uu fadhi isugu yimaado Badhtamaha Bishan. Qoraalka Guddoomiye Saleebaan laguma sheegin waxa lagu eegi doono kalfadhiga waxaase uu kulankan uu shaaciyay uu ku soo beegmayaa xili ay Somaliland iyo Soomaaliya u socdaan wadahadalo. Qoraalka Guddoomiyaha Gollaha Guurtida…

          Read More

            Obama approves sending U.S. military aid to Somalia

            (Reuters) – President Barack Obama determined on Monday that Somalia may receive U.S. military assistance, a step seen as a sign of improving relations with a country grappling to contain militants linked to al Qaeda. Obama issued a memo to Secretary of State John Kerry that said Somalia is eligible for “defence articles and defence services” under…

            Read More

              Obama Oo Ansixiyay in Maraykanku uu Saanad Milatari Siiyo Soomaaliya

              Washington April 09 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka  Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in dowladiisa ay tababar siineyso ciidamada dowladda Soomaaliya iyo qalab militari si ciidamadaasi loo qalabeeyo. Warkaan kasoo baxay aqalka cad ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in Obama uu ku amray wasiirka arrimaha dibadda in uu hirgaliyo qorshocusb oo lagu tababarayo ciidamada…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Ka Qeybgalaya Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub Kenya

                Muqdisho April 09 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Muqdisho,  wuxuuna ku sii jeedaa dalka Kenya si uu uga  qeybgalayo munaasbada caleema saarka Madaxweynahii 4 aad ee Jamhuuriyadda Kenya Uhuru Kenyatta. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ayaa saaka ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa  waxaa garoonka diyaaradaha…

                Read More

                  Xasan Sheekh: Askarigii Dhibaa Shacabka Waxaa Loola Dagaalamayaa Al Shabaab kadaran

                  Muqdisho April 09 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay askarigii dhibaato ugeesta shacabka Soomaaliyeed loola dagaalamayo sida ururka Al-Shabaab ay ula dagaalantay Dowladda Soomaaliya. Isaga oo la hadlaye boqolaal ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliya Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed aysan dooneyn askari dhiba. Wuxuu sheegay askariga qoriga wata ee isbaarada…

                  Read More

                    Gollaha Wasiirada Soomaaliya oo yeeshay kulan aan caadi aheyn

                    Muqdisho April 09,2013(SDN)-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii aan caadiga ahayn iyadoo uu shir guddoominayay ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda  iyo Arrimaha Diinta Mudane Cabdullahi Abyen Nuur. Golaha ayaa maanta ka dooday arimaha amniga, miisaaniyadii yarayd ee (Oct.,Nov. and Dec.) ee sanadkii la soo dhaafay iyo digniintii dawladda ingiriiska…

                    Read More

                      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ka waramaya Shirka Turkiga iyo suaalihii laga weydiiyay(DHEGEYSO)

                      Hargeysa April 09,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xili uu u duulayay ka qeybgalka shirka Somaliland iyo Soomaaliya waxa uu ka warbixiyay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Halkan ka dhegeyso warbixinta madaxweynaha iyo suaalihii ay suxuufiyiintu weydiiyeen. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/siilaanyosafar.MP3″]  

                      Read More

                        Ra’iisal Wasaaraha oo kulamo is daba joog ah la yeeshay madax sare sare kula yeeshay Addis Ababa

                        Addis ababa, April 8, 2013——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo booqasho rasmi ah ku jooga Addis Ababa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulamo is daba jooga ah la qaatay madax sar sare ee urur gobeleedka IGAD, Midowga Africa, Madaxweynaha Jabuuti iyo madaxweynaha dawlad geedaanka Soomaalida Itoobiya. <div style="text-a

                        Read More

                          Halkan ka daawo wariye ka tirsan Tvga Qaranka Somaliland Muniir Axmed Cigaal oo shir jaraid qabtay oo aflaagado kula kacay waragysa Hubaal kana gudbay anshaxii Saxafada

                          Hargaysa 8April2013 (SDN)Wariyie Muniir oo ka tirsan Tvga qaranka Somaliland ahna tafatiraha webka somaliland today ee ku hadla afka dawlada ayaa Aflaagado kula kacay wargayska hubaal ee madaxa banaan wariye Muniir ayaa khibrad xaga saxafada iyo anshaxa aan lahayn markii u qabtay shir jaraid oo aan la fahansanayn sababta uu u qabtay Halkan ka daawo…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somaliland oo Guddiga 11 xubnood ka kooban u magacaabay qaban-qaabada Xuska 18 MAY

                            Hargeysa 8, 4 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada xuska munaasibadda 18-ka May, kahor intii aanu maanta ka dhoofin madaarka Hargeysa. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexnaa afhayeenka Madaxtooyada, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu qabanqaabada xuskaas u magacaabay guddi 15 xubnood ka kooban, kuwaasoo uu guddoomiye u yahay Wasiirka Daakhiliga…

                            Read More

                              War Murtiyeed ka soo Baxay Shirka Jaaliyadda Degta Gobolada Koofurta Soomaaliya‏ Kadib Kulan Ay Ku Yeesheen UK “SAWIRRO”

                              JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA GOBOLADA JUBOOYINKA Ku: dhamaan Safaaradaha fadhiya Soomaaliya Ku: Xafiiska IGAD Somaaliya Ku: Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ku: Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Og. Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Og. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Og. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ujeedo: War Murtiyeed Jaaliyada UK ee Koofurta Soomaaliya Beryahanba waxaa socday…

                              Read More