Madaxweyne Siilaanyo oo Guddi Qabanqaabo u saaray Aaska Maayarkii Caasimada Hargaysa oo Dubai ku geeriyooday

    Hargaysa 07.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Golaha Degaanka Hargeysa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Maayarkii Caasimada Hargeysa MARXUUM, ENG. YUUSUF WARSAME SICIID oo ku geeriyooday Cusbitaal ku yaal Imaaraadka Carabta Saaka Subaximadii hore 07/04/2013….

    Read More

      Dowladda Turkiga Oo marti galineysa Shir Labaad oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya

      Ankara April 07 2013 (SDN)– Sida uu qoray wargeyska kasoo baxa dalka Turkiga oo la yiraahdo Turkishpress.com,dowlada Turkiga ayaa qaban qaabineysa shirkii labaad oo xal loogu raadinayo Xaaladaha ka taagan wadamo Badan oo Soomaaliya ay ku jirto. Shirka ayaa waxaa shaaciyay wasiirka arimaha Dibada Turkiga Ahmet Davutoglu,isagoona sheegay in Kulanka uu bilaaban doono April 11,wuxuuna…

      Read More

        Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Oo Gaaray Dalka Turkiga

        Ankara April 07 2013 (SDN)– Xogahaya Arrimaha Dibadda dowladda Maraykanka ayaa gaaray dalka Turkiga halkaasi oo lafilayo in uu wada hadalo looga hadlayo arrimaha Israel iyo Syria kula yeelsho Madaxda dowladda Turkiga. Xoghaye John Kerry ayaa wada hadaladiisa ugu horeen diirada ku saari doona sidii dib loogu soo celin lahaa xiriirkii wanaagsanaa ee ka dhexeeyay…

        Read More

          Brussels Rally “Pushing Somaliland’s Case for International Recognition”

          Somalilanders in Europe are getting prepared for their first rally in Brussels in support of Somaliland’s case for international recognition. The rally, organised by the Somaliland Societies in Europe and its member organisations, is a reminder to the International Community about Somaliland’s resolute aspiration for international recognition. The Rally will be held on:Thursday 11th April,…

          Read More

            Obama: ayaa warqad uu u qoray Aqalka Kongareeska ku sheegay in xaalada Somaliya ay weli tahay mid Khatar ah

            Washington April 07,2013(SDN)-Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay sii wadeyso cunaqabateyntii ay horey ugu soo rogtay Somalia, gaar ahaan shaqsiyaadka lidka ku ah xasilooni ka dhalata dalkaasi. Madaxweynaha dalkan Mareykanka Barack Obama ayaa warqad uu u qoray Aqalka Kongareeska ku sheegay in xaalada Somaliya ay weli tahay mid qatar qeyrul Caadi ah ku heysa Amaanka Qaranka…

            Read More

              Muqdisho oo laga hirgelinayo Iddacada Haweenka u gaar ah

              Muqdisho April 07,2013(SDN)-Waxa dhawaan xaafada Hawlwadaag ee magaalada Muqdisho ka hawlgeli doona Idaacad u gaar noqon doonta Hawlwadeeno Dumar oo ah oo xooga saaro doona arrimaha Hawennka. Amaan Radio oo ay wada jir u maalgelinayaan Xarunta Nasiib ee tababarada saxaafada haweenka iyo qaar ka mida haweenka qurbejooga ayaa waxa ka hawlgeli doona uun Haween. Iddaacada…

              Read More

                UK oo ku celisay khatar ka dhan ah dadka reer-galbeedka ah ee ku sugan Somaliland, kana digtay falal qorshaysan oo Argagixisadu ka fuliso Muqdisho (Warbixin)

                London, April, 06, 2013 (SDN)- Dawladda Britain ayaa ku celisay khatar ay sheegtay inay ka warqabto oo ku wajahan muwaadiniinta dalalka reer Galbeedka ee ku sugan gudaha Somaliland. Sida uu war-murtiyeed uu Sabtida maanta soosaaray ku sheegay Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqo-sooranka dalka Britain, waxa muwaadiniinta dalkaas ee ku sugan Soomaaliya lagu adkeeyay inay ka…

                Read More

                  Maalin Qiimo ku leh Shacabka Somaliland oo Xukuumadu Madaxweyne Siilaanyo Maqaamkeedii Hoos martay {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 6 April , 2013 (SDN). Waxaa laga Joogaa Mudo Laba iyo Sodon Sanno ka hor markii magaalada London ee Wadanka Ingiriiska lagaga dhawaaqay Xarakadii Hubaysnayd ee Xaq u dirirka SNM oo ku beegnayd 6 April Sannadkii 1981kii,taas oo Wakhti yar Gudihiina Fadhiisimo Ciidan ka samaysatay Gudaha Itoobiya Gaar ahaan Dhinaca Xuduuda Somaliland. Waa Maalin…

                  Read More

                    Kulan lagaga Hadlayay Sidii beeralayda looga Taageeri lahaa Qodaalka Dhinaca Beeraha oo maanta Hargaysa ka furmay

                    Hargaysa 06.April (SDN)   Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha C.laahi Ismaaciil Faarax ayaa isuduwayaasha Wasaarada ee Gobolada dalka waxa uu kulan lagu daraasadaynayo Sidii Qiimayn loogu samayn lahaa dadka beeralayda ah ee aan awoodin inay beerahooda qotaan ayaa maanta uga furay Huteelka Ambassador,ee Magaalada Hargaysa . Kulankan Waxaa Wada Jir ah u Hirgaliyay Wasaarada beeraha iyo…

                    Read More

                      Taliyaha Ciidanka Booliska oo Sheegay inay hawl gal Ciidanku ku soo qabqabteen Maandooriye

                      Hargaysa 06.April (SDN)   Taliska sare ee Booliska Somaliland ayaa maanta ka hadlay Maandooriyayaal kala duwan oo ay ku soo qabteen hawlgal ay habeenimadii xalay ciidamada ammaanku ka fuliyeen qaybo kamid ah caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal iimaan taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo manta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in Khamri…

                      Read More

                        “Mar hadii hubkii loo fasaxay inaguna waa inaynu hub iib sano oo ardayda jaamacadaha wayday military la qoro” Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Maxamed Kaahin {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 06.April (SDN)   Sanadguuradii 32aad ee ka soo wareegtau Maalintii la aasaasay Urukii SNM oo ku beegnay 6-da bisha 4aad ee sanadkii 1981 ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. Munaasibadaas oo ay ka qayb galeen Madax iyo Mas’uuliyiin kala duwan waxaa ka mid ahaa Shakhsiyaadkii ka hadlay Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ahaa…

                        Read More

                          Madaxwaynaha Somaliya Oo Ballan-qaaday Inay Fulinayaan Qodobo Caddaalada Lagu Sugayo Oo Ka Soo Baxay Shirkii Dib U Habaynta Garsoorta

                          Muqdisho April 6,2013 (SDN) Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dawladdu fulin doonto qodobadii ka soo baxay shirwaynihii dib u habaynta garsoorka ee toddobaadka ka socday Magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya. Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu sheegay in qodobada ka soo baxay shirkaasi ay yihiin kuwo wax badan ka taraya Caddaalada dalka…

                          Read More