Madaxweyne Faroole iyo Cumar C/rashiid Oo Gadaal ka riixaya Waxa Ka soconaya Kismaayo
Muqdisho April 04 2013 (SDN)– Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo Madaxweynaha Puntland ayaa la sheegay in ay gadaal ka riixayaan maamul u sameynta Jubooyinka oo ay dowladda Soomaaliya hada ka soo horjeedo. Cumar C/rashiid ayaa ku sugan Kismaayo iyadoo la filayo in Madaxweynaha Puntland uu gaaro halkaasi oo uu ka…
