QM oo ka hadashay muhiimada ay leedahay sugida Amaanka Barkacayaash ku nool Soomaaliya

    Nairobi April 05 2013 (SDN)– Iyadoo Saxaafada kula hadashay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Zainab Hawa Bangura oo ah Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Xadgudubyada iyo isku dhacyada ayaa shaacisay in Xukuumadda Soomaaliya looga baahan yahay in ay sameyso Cadaalad dhidabeysan, islamarkaana ka hortagta xadgudubyada inta badan ka dhaca dalka Soomaaliya, ayadoona si gaar…

    Read More

      Fowziyo Yuusuf Xaaji Oo Addis Ababa uga qeybgaleysa Shir aan Caadi aheyn oo ay IGAD soo qaban qaabisay

      Muqdisho April 05 2013 (SDN)Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo u duushay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa sheegtay in ay ka qeybgaleyso shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka dhici doona Magaada Addis Abaab. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo saxaafada kula hadashay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa sheegtay in kulan looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya…

      Read More

        Shirweynaha Dib u habeynta Garsoorka oo Maanata La Soo Gabagabenayo

        Muqdisho April 05,2013(SDN)-Waxaa Maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo  Shirweynihii dib u habeyanta galaada iyo garsoorka dalka .iyado shirkaasi uu maanta galay maalinkii 5aad ee ugu dambeysay. Inta uu socday Shirkaasi waxaa looga hadlayay dhibaatooyinka dhibaatooyinka hortaagan garsoorka Soomaaliya iyo sida ugu haboon ee looga gudbi karo caqabadaha hortaagan inuu garsoor  yeesho hogaan toosan….

        Read More

          Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Soo Bandhigtay Qorshe Dib U Habeyn Loogu Sameynayo Nidaamka Loo Maamullo Miisaaniyadda+Sawiro

          Muqdisho April 05,2013(SDN)-Warsaxaafadeed:Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa shir uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu kusoo bandhigay qorshe ay Wasaaraddu ku howlaneyd diyaarintiisa mudooyinkii aynu kasoo gudubnay ayadoo qorshahaasina uu la xiriiray dib u habeynta,maareynta dhaqaallaha Dalka. Qorshahan ay Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta ay soo diyaarisay ayaa ah mid quseeya nidaamka ama…

          Read More

            Abuu Mansuur Al-Amriiki Oo u Hanjabay Mareykanka

            Muqdisho April 05,2013(SDN)-Hogaamiyihii Kooxda Al-shabaab Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Amriki ayaa friin culus oo hanjabaad ah Warbaahinta u Mariyay dowladda Mareykanka ,isagoo u Waramayay Wargeyska lagu Global Post ee ka soo baxo dalka Mareykanka. Abuu Mansuur Al-Amriki ayaa Sheegay  inuu ku sii nagaandoono dagaalka jihaadka ah,kasoo uu ku sheegay inuu  kaga soo horjeedo…

            Read More

              Somali Family Target of Possible Bias Crime

              (ABC 6 NEWS) — Rochester police are investigating after a Somali family wakes up to find their car damaged with a nasty note. With plastic covering both front windows Abdirizak Alishire can no longer drive his van. “Tuesday night someone broke both my front windows,” said Alishire. But it’s not the windows police are concerned…

              Read More

                Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo 13-da Bishan Turkiga ka bilaabmaya

                London5April13(SDN) Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo 13-da Bishan Turkiga ka bilaabmaya iyo  Xukuumadda Somaliland oo dhawaan shaacisay in wada-hadaladii Somaliya dib uga bilaabmayaan dalka Turkiga, ayaa weftiga uga qayb-galaya u diyaar-garoobayaan inay u safraan dalka Turkiga. Weftiga xukuumadda Somaliland uga qayb-galaya wada-hadalada Somaliya, ayaa ilo-wareedyo Ramaas u sheegeen inay ka kooban yihiin Wasiirrada arimaha dibada,…

                Read More

                  Fanaanka Maxamed Saleebaan Gurey SABIIB oo Jacayl Dartii uu u qabo Fanaanada Tufaaxo Darajo u qaday Hees cusub

                  Fanaanka Maxamed Saleebaan Gurey SABIIB oo Jacayl Dartii uu u qabo Fanaanada Tufaaxo Darajo u qaday Hees cusub waa maxay sababtu u sameeyey Heestaas Fanaanka oo heestan soo gaarisiyey Qurbejoog.com ayaa shegay in uu aad u jeclaa fanaanada lakiin aan duruuftu u saamixi wayday in ay kulmaan iyada oo ku sugan wadanka Finland isaga oo…

                  Read More

                    Kenya: Ethiopians, Somalis Jailed in Nanyuki

                    Eight foreigners arrested aboard a Nairobi-bound bus at Timau Road block in Buuri District of Meru County were each jailed for six months in prison Among them were six Ethiopia nationals and two of Somali origin and were arrested after police officers were tipped by the members of the public. According to the Buuri Deputy…

                    Read More

                      Qado sharaf loo sameeyey wafdiga Ra’iisal Wasaaraha iyo Marwo Caasha oo la kulantay haweenka Xildhibaanada ee Jabuuti

                      Djibouti, April 04,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay  weheliso Marwo Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta waxaa qado sharaf u sameeyay Ra’iisal Wasaaraha dalka Jabuuti Mudane Cabdulqaadir Maxamed Kaamil. Casuumaadan qadada ah oo ka dhacday hotelka Kempinski ee dalka Jabuuti ayaa waxaa kale oo ka qeybgalay Wasiirada Arrimaha…

                      Read More