Ethiopia iyo Soomaaliya Oo la sheegay in khilaaf uu ka dhexeeyo
Washington April 27 2013 (SDN)— Matthew Bryden oo ah Madaxa Hay’adda Cilmi Baarista Sahan oo ka howlgasha Geeska Africa oo la hadlay Idaacadda VOA-da ayaa waxa uu sheegay in uu jiro khilaaf baahsan oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia kaasi oo salka ku haya maamul u sameynta Jubooyinka. Madaxa Hay’adda Cilmi Baarista Sahan ayaa…
