Hoos Ka Daawo: Dood Uu Qabtay RoyalTV Oo Lagaga Hadlayo Shirkii Dhawaan Ka Dhacay Dalka Turkiga .Ismaciil Buubaa iyo Cali Khalif Galayr
Hoos Ka Daawo: Dood Uu Qabtay RoyalTV Oo Lagaga Hadlayo Shirkii Dhawaan Ka Dhacay Dalka Turkiga.

qurbejoog
Hoos Ka Daawo: Dood Uu Qabtay RoyalTV Oo Lagaga Hadlayo Shirkii Dhawaan Ka Dhacay Dalka Turkiga.
Baladweyne April 25 2013 (SDN)— Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlaye ammaanka Magaaladasi ayna wada qaateen saraakiisha ciidanka AMISOM,kuwa Dowladda iyo qaar kamid ah odayaasha Magaaladaasi. Taliyaha Saldhiga ciidanka Booliiska ee Magaalada Beladweyne Cali Dhuux Mahad Alle ayaa sheegay in ujeedka kulanka uu ahaa sidii meel looga…
Boosaaso April 25 2013 (SDN)— Ciidanka ilaalada xeebaha Puntland ayaa shalay (Talaado) xiray ku dhowaad 80 kalluumeysato reer Iran ah oo lagu eedeeyay inay si sharci darro ah uga kalluumeysanayeen xeebaha Puntland. Kalluumeysatada ayaa watay shan doomaha kalluumeysiga ah, kuwaas oo dhammaantood ciidanka badda ay ku soo xireen dekedda Boosaaso. 12 nin oo Soomaali ah…
“La yaab Malaha Waar Dadkani Wayska Maax Dumaye Waa duni hal doqonkii la yidhi diiradda u haye Waa duni haldoorkii mudnaa daah la guud sudhaye Waa duni midida duluqlihii dabada haystaaye Waa duni nimaan jiirna dilin dirir ku faanaaye Waa duni dabuub iyo murtiyi dabada jeedsheene Waa duni ninkaan deel aqoon maanso dararshaaye Waa…
Riyad April 25,2013 (/SDNHubaal)- Golaha wada tashiga ee loo yaqaan Shuurada ee dalka Sacuudi Carabiya , ayaa go’aan ku gaadhay inay darsaan soo jeedin aanay sheegin cidda ka dalbatay oo ku saabsan in wax ka beddel lagu sameeyo maalmaha fasaxa ee ay toddobaadkii sida caadada ah qaataan dadka ku dhaqan dalalka Islaamku oo hore u…
New-York (/SDN/Hubaal) Dawlada Somaliya,ayaa Hay’adda Lacagta aduunka ee IMF ka dalbatay in laga dhaafo lacag gaadhaysa 3 Bilyan oo dayn loogu leeyahay. Hay’ada Lacagta aduunka ayaa horaantii bishan shaacisay inay dib u bilaabayso wada shaqayntii ay lahayd dawlada somaliya 22 sanadood ka dib, laakiinse aanay wax lacag ah amaahinayn dawlada xasan sheikh Maxamuud Ilaa ay…
Hargeysa April25,2013(SDN)-Hargeysa (Hubaal)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland maxamed Nuur Carraale Duur oo dhawaan ka soo laabta socdaal lagu turxaanbixinayey mushkiladii ka dhacday Deegaanka Gobolka Saraar, ayaa warbixinta hawshaa uu qaranka ugu maqnaa soo bandhigideeda kala muquurtay warbaahinta madaxa bannaan. Wasiir Duur oo la hubo inaanu waxbadan oo ka baxsan arrimaha dhaqanka ee had iyo…
Hargeysa April 25,2013(SDN/Hubaal)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa jawaab laga barako badan yahay ka bixisay aafada Tahriibka ee xilligan dalka ka socota iyo dhalinyarada shaqo la’aantu ka sibir dhaqaajisay dhulkooda hooyo. Wasiirka u qaabilsan xukuumadda horumarinta arrimaha bulshada iyo shaqo abuurka ayaa hawraar cadawtinimo leh kaga jwaabay Tahriibkan Xadhkaha goostay…
london 25April13(SDNlXafladii Wadani ee Magalada London iyo Hadaladii Dr Gaboose Huteel ku yaala Boorama waxaan isku Nimid Cabdiraxmaan Ciro labadayada oo kaliya oo Dalan waxan is waydarsanay hadii aad guulaysato waan idinku soo Birayaa Daawasho wacan :
london 25Apil13 (SDN)Gudoomiyah Barlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cabdiraxmaan Ciro) iyo qaar ka mid ah madaxda Xisbiga Waddani ayaa shalayto lagu soo dhaweeyey aqalka Barlamaanka Ingiriiska halkaas oo ay ku qaabileen qaar ka mid ah Barlamaanka Ingiriiska oo kala ah MP Stephen Doughty Cardif South And Peanth iyo MP Rushanara Ali for Bethnal Green and Bow…
Waa hogol-tusaaleyn ,uhiilisa dadka loo awood sheegto,waa hub aan ka horgeynaayo qofkastoo ku howlan heyb kalsooc,waa holac lagu gubaayo dulmiga,waa mid hareer taagan halyeyga ,waa mid u hadleysa hooyadii hanadkeeda weydey ,waa mid hal u odhaneysa umadan la heerey ,waa mid halgamayaasha ubadkii ay dhaleen hanti aan ugu deeq. Qormadii 5aad …
His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon made a bold sweep across Mogadishu today, visiting numerous security, defence and intelligence sites, praising the armed forces and police and calling on them to redouble their efforts to stabilise Somalia. His Excellency Abdihakim Mohamoud Haji Faqi, the Minister of Defence, welcomed the Prime Minister at the Ministry…
Muqdisho April 24 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray munaasabad lagu furayay Talaalka carruurta. Munaasabadan xariga looga jarayay talaalka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda horumarinta adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha dalka, wasiirro ka tirsan xukuumadda, xildhibaano, saraakiil ka socday hay’addaha Q.M, dhaqaatiir, ururada bulshada…
Addis Ababa April 24 2013 (SDN)—Dowladda Ethiopia ayaa beenisay in Ciidamadeeda ay kala baxayso deegaanada Koofurta Soomaaliya. Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibada dowladda Ethiopia Dina Mufti oo la hadlay VOA-da ayaa waxa uu beeniyay in Ra’iisul wasaaraha dowladda Ethiopia uu sheegay in Ciidamadooda ay kala baxayaan dalka Soomaaliya. Dina Mufti ayaa carabka ku dhuftay in khudbadii…
Doowladnimo dhab ah kadib, waxaan fileeynay in amaanka iyo kala danbeynta si deg deg ah wax looga qabanayo, waxayse noqotay hungo maran, oo wali dilkii iyo qaraxyadii ayaa sidooda isaga socda. Anigu malihi maxaa wax loo dilay iyo maxaa wax loo qarxiyay oo taas dunida oo dhan beey ka dhacdaa, laakiin waxaan leeyahay suurtgal maaha…
Muqdisho April 24 2013 (SDN)— Warsaxaafadeed,_Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha tababarka ciidamada, iyo goobo kale, sida, Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, Dugsiga Tababarka ee Jenenar Kaahiye (Ex. Iskola Bolisiya), Xerada Jazeera, taliska Ciidanka nabadsugida Qaranka, taliska Gaadiidka Booliska Soomaaliyeed, xarunta maamulka gobolka Banaadir, iyo…
London April 24 2013 (SDN)—- Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa laga mamnuuay ciyaaraha 10-kulan sida ay shaaciyeen xiriirka Kubada Cagta Ingiriiska ee FA-da. Luis Suarez ayaa ganaaxan culus muteystay kaddib markii uu qaniinay daafaca kooxda Chelsea Branislav Ivanovic ciyaartii 2-2 ku so dhamaatay e ka dhacday Garoonka Anfild. 26-sano jirkan ayaa falkaasi ka raali…
Hargaysa 24.April (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta si adag u naqdiyay Mudo Kordhintii ay Golaha Guurtidu u Sameeyeen Golaha Wakiilada . Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta u Waramay ayaa Waxa uu Tilmaamay In Somaliland ay Dhibaato Baaxad leh kala kulmeen Midowgii ay la Galeen Somalia waxaanu Iftiimiyay…
Kampala SDN) Gudomiyaha guud ee ardayda reer somaliland ee dalka ugandha ayaa waxa uu na soo gadhsiiyey warsaxafadeed uu ku magacabay gudi ka kooban sagaal xubnood oo cilmi baadhis jamacadaha kala duwan eee ardayad reer somaliland wax ka bartaan , ay ka soo samayndoonan xaaladooda iyou kuur galba ah midaas oo sida uu gudomiyhu noo…
Gebilay 24.April {SDN} Alle ha U Naxariistee Tirada Dhimashada ayaa Haatan Maraysa Sagaal Qof halka ay Todoba kalena uu ka soo Gaadhay Dhaawac Culus kadib Shil isku dhac laba Baabuur oo maanta ka dhacay Deegaanka Caro Yaanbo oo u dhexeeya Gebilay iyo Hargaysa. Wararkii u danbeeyay ee Shabakada Qurbejoog.com ka heshay Deegaanka Caro Yaanbo ayaa…