Walalaha loo heysto Qaraxyadii Boston oo qorsheynayay qaraxyo kale oo ay New York ka fuliyaan

    Boston April 26,2013(SDN)-Sida laga soo xigtay denbibaareyaasha qaraxyadii Boston walaalaha loo heysto qaraxyada oo qorsheynayay qaraxyo dheeri ah oo ay fuliyaan. Dzhokhar Tsarnaev oo ah mid ka mida walaliha loo heysto qaraxyadii Boston ayaa u sheegay denbi baareyaasha in ay qorsheynayeen in ay qaraxyo ka fuliyaan magaalada New York. Denbibaareyaasha ayaa sheegay in ragani ay…

    Read More

      Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo si Qoto dheer uga waramaya qodobo Xasaasiya(DAAWO)

      Hargeysa April 26,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si qoto dheer uga waramay arimo dhawr ah oo xasaasi ah. Guddoomiye Faysal ayaa ka waramaya arimaha wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland”Hargeysa iyo Muqdisho waa ay wadahadalayaan,kolkii horena iyagaa wax isku darsaday”. ayuu yiri Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha UCID waxa uu si qoto dheer uga waramay shirka…

      Read More

        Wasiirka Maaliyadda oo dalka dib ugu soo noqday kana war bixiyey shirkii IMF-ta ee Washington ka dhacay

        Khamiis, 26, April, 201. Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka soo qayb galeen shirkii Hay’adda Lacagta Aduunka IMF oo ka dhacay magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Hay’adda Lacagta Aduunka IMF ayaa horaanta bishaan shaacisay…

        Read More

          Journalist murder unnerves Somalia media

          Mogadishu, Somalia – In a two-bedroom house in Mogadishu’s Medina district, a group of about 10 women have gathered to mourn in silence. Sitting on plastic chairs, the women silently stare at the cement floor, tears freely flowing from their eyes. The women are the relatives of Mohamed Ibrahim Rage, a Radio Mogadishu and Somali…

          Read More

          Barcelona Iyo Real Madrid oo Min 4-Gool Guryahoodii Ula Caraabey Qaladdu Xageebey Uga Timid oo Si Ka Ah? By Jaahuur.

          Uefa Champions League Semi Finals-Aprill-26-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Ahyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineyna xagga qaladdu uga timid labadii naadi ee reer Spain aduunkana caanka ka ahaa oo min afar gool guryahoodii ula caraabey waana Barcelona iyo Real Madrid. Haddaba goolashaa badan yaa dhabarka u saarey jawaabtu waa Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo iyana reer Germany ah. Todobaadkii…

          Read More

            Daawo Gudoomiyaha Wargayska Hubaal oo ka hadlaya Dhaawicii ka soo gaadhay rag boolis ah oo soo Weeraray

            Hargaysa 24.April (SDN) Gudoomiyaha Wargayska Hubaal oo ka Mid ah Wargaysyada Madax banaaan ee Ka soo Baxa Caasimada Hargaysa Maxamed Axmed Jaamac Caloolay ayaa dhaawac fudud oo Jabniin ahi ka soo Gaadhay kadib markii Iaba nin oo ka tirsan ciidanka Booliiska Somaliland oo Ku hubaysan Baskoolado iyo Bakoorado ay u soo daateen habeenkii Xalay Xarunta…

            Read More

              Lix Qof oo ku Dhaawacmay Shil baabuur oo duleedka Yagoori iyo Laba Maxbuus oo uu danab ku qabsaday Saldhiga Boorama

              Hargaysa 25.April (SDN)   Lix qof ayaa ku dhaawacmay Isku Dhac ka dhashay Laba Gaadhi oo ay Saarnaayeen waxaanu Shilkaasi ka dhacay Duleedka Magaalada Yagoori ee Gobolka Sool. Shilkan oo ka dhashay Kadib Markii ay is galeen laba Baabuur oo Noocoodu kala Yahay Toyota Landcuriser uu lahaa Taliyaha Saldhiga 7aad ee Ciidamada Qaranka iyo Gaadhi Noociisu…

              Read More

                Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Kulan la qaatay Saraakiil ka Tirsan Hay’ada USAID

                Washington 25.April (SDN)  Madaxweynaha JSLand Mud, Axmed Maxamed  Maxamuud,iyo wafdigiisa oo ku guda jira socdaalkooda dalka maraykanka  ayaa magaalada Waashinton kulan kula yeeshay Madaxda hay’ada qaabilsan Kaalmada maraykanka ee USAID. Kulankaas ayaa wafdiga madaxweynaha iyo saraakiisha sare ee hay’ada USAID waxay kaga wada hadleen, kaalmada dalka Maraykanka ee Somaliland iyo sidii kor loogu qaadi lahaa….

                Read More

                  R/wasaare Saacid oo Muqdisho kula kulmay xoghayaha Arrimaha Dibada ee Britain William Hague

                  Muqdisho, Abril 25, 2013…. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta magaalda Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibedda  UK Mr William Hague oo ay ka wada hadleen horumarka cusub ee Soomaaliya iyo doorka muhiimka ah ee dawladda UK ku leedahay arrimaha Soomaaliya . “Soomaaliya waxay gashay weji cusub oo…

                  Read More

                    Ruug Cadaa ka baxay Guud ahaan Bah’da Fanka Somaalida oo Hargaysa lagu aasay

                    Hargaysa 25.April (SDN) Alle naxariistiisii Jano ha ugu Deeqee Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ku Geeriyooday,Laguna Aasay Xabaalaha Naasa Hablood Marxuun Cismaan Maxamed C.kariin oo ku Magac dheeraa Cismaan Gacanlow,kana Mid ahaa Foolaadkii fanka,kaalin Mug lehna ka soo qaatay Horumarkii iyo Isbedeladii uu Sameeyay Fanku . Aaska Marxuunka Waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane…

                    Read More

                      Wasiirka Arrimaha Dibada Britain oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

                      Muqdisho April 25 2013 (SDN)– Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha arimaha dibada ee Ingiriiska William Hague kaasi oo Airportka Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Ujeedka safarka xoghayaha arimaha dibada ee dalka Ingiriiska ayaa waxa ay tahay daahfurka safaarada UK ee dalka Soomaaliya oo lagu wado in laga…

                      Read More

                        Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Gaashandhiga Dalka Maraykanka Iyo Haayadda Sirdoonka Dalka Maraykanka Ee CIA-daOo Qaabilay Madaxweyne Siilaanyo Maraykanka Oo Codsaday Saldhig Militery, Iyo Qodobo Muhiim Ah Oo Laga Wada Hadlay

                        Washington Dc 25April13 (SDN)Kaaliyaha xoghayaha gaashandhiga dalka maraykanka u qaabilsan qaybta siyaasadda iyo dalalka Afrika Mr. James Miller oo ay weheliso kaaliyaha xoghayaha gaashandhiga ee ka hor tagga khataraha caalamiga ah iyo xidhiidhka wasaaradda gaashandhiga iyo dunida Mrs Cyrns C Holls ayaa maanta xarunta wasaaradda gaashandhiga dalka maraykanka waxay ku qaabileen wefdigii madaxweynaha Somaliland Axmed…

                        Read More

                          Laba Nin Oo Afka Soo Duubtay Oo Doonaayey Inay Toogtaan Guddoomiyahii Wergeyska HUBAAL Maxamed Cabdi Jaamac Caloolay Oo Sababay Inuu Dhaawacmo Iyo Mid Ka Mid Ah Oo La Qabtay

                          Hargeysa 25April 13(SDN) Guddoomiyahii  wergeyska madaxa banaan ee HUBAAL ayaa la gaadhsiiyey dhaawac waxaana xaruntii wergeyskaasi lala dhacay rasaas ka dib markii laba nin oo afka soo duubtay oo ku hubaysan baaskoolado iyo hubka fudud ay abaaro 21:00 habeenimo weerar ku soo qaadeen xarunta wergeyska oo ku taalla agagaarka hotelka Togdheer una dhaw laagta Goljano ee…

                          Read More