Hay’ada Cilmi Baarista iyo Dalada Haweenka Puntland oo iska kaashanaya Wacyi gelinta Doorashooyinka

    Garoowe May 24,2013(SDN)-Dedaalo wacyi gelin ah oo lagu dhiiri gelinayo Haweenka Reer Puntland in ay ka qeyb qaataan doorashooyinka goleyaasha degaanka ayaa ka socda guud ahaan Puntland. Ololahan oo ay wada jir isaga kaashanayaan Hay’ada P.D.R.C iyo Dalada Haweenka Puntland ayaa ka socda caasimada Garoowe. Madaxa P.D.R.C Cali Faarax Farmiyeeri ayaa saxaafada u sheegay in…

    Read More

      Beelo lagu Heshiisiiyay Degaanka Lafaweyn ee Gobolka Sool

      Lafaweyn May 24,2013(SDN)-Kulamo ay isugu yimaadeen waxgaradka gobolka Sool oo looga arinsanayay sidii loo soo afmeeri lahaa colaado mudo ka jiray degaanka Lafaweyn ayaa laga gaaray natiijooyin wax ku oola. Sida ay ku soo waramayaan waxgaradka Gobolka Sool waxa Heshiis laga gaaray muran dhuleed colaad isu bedelay oo ka dhashay Berkad laga qoday dhul daaqsimeedka…

      Read More

        IGAD:Dawlada Soomaaliya ayaa u Xil Saaran Maamul u Sameynta Gobolada

        Adis Ababa May 24,2013(SDN)-Shir ay isugu yimaadeen wasiirada arrimaha dibedda ee dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ayaa looga hadlay arimaha gobolada Jubooyinka. Sida ay saxaafada u sheegtay wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Fawsiya Xaaji Aadan ayaa saxaafada u sheegtay in Wasiirada IGAD ay taageereen in dawlada Soomaaliya ay hagto nidaamka maamul u sameynta Gobolada dalka….

        Read More

          Beelaha Gobolka Karkaar oo Baaq ka Soo Saaray Xaalada Siyaasadeed ee Puntland

          Qardho May 24,2013(SDN)-Beelaha Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa maalmihii u danbeeyay kulamo ku saabsan xaaladaha siyaasadeed ee maamulkaasi ku lahaa Hotel Embeeye. Hogaanka Beelaha Karkaar ayaa kulamadooda ka dib maanta soo saaray baaq ay ku soo jeediyeen sidii looga bixi lahaa xaaladaha siyaasadeed ee cakiran,baaqooduna sidan ayuu u dhignaa; -In Isimada Puntland ay soo fara…

          Read More

            Hogaanka Ururka Solja oo Meel adag iska Taagay Xeer anshax oo Xukuumadu dabada ka riixaysay kana hadlay Dhacdadii Wargayska Hubaal iyo Jawaab ay ka bixiyeen hadalkii Wasiir xigeenka Warfaafinta

            Hargasya 24.May (SDN) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa cadeeyay inaanay u aqbalayn una Hogaansami doonin xeer cusub oo ay Xukuumadu dabada ka riixaysay kaas oo ka dhashay Aqoon korodhsi Sadex maalmood ka socday Hoteel Ambasador Isla markaana lagu Saxeexay. Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Xarunta Ururka SOLJA ee Magaaladda Hargeysa ayaa waxa…

            Read More

              Jimciyada Sooyaal ee Gobolka Gebilay iyo Maamulka Gobolkaasi oo ka dareen Celiyay Hadalkii ka soo yeedhay Dhawaan Madaxweynaha Somalia

              Gebilay 24.May (SDN) Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Magaalada Gebilay Xubnaha Ururka Mujaahidiinta Sooyaal isla markaana ay Goob joog ka ahaayeen Maamulka Gobolka iyo Ka Degmada Gebilay ayay Si adag uga Hadleen dhawaq dhawaan ka soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia. Xubnaha ka tirsan Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal ee Gobolka Gebilay waxa ay shirkaas ka cadeeyeen…

              Read More

                Jawaari: Ma Ogolaan Doono Mowshin U Jeedkiisu Yahay Burburinta Qaranimada Soomaaliyeed

                Muqdisho May 24 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxmed Sheekh Cismaan “Jawaari” oo la hadlayay warbaahinta ku hadsha afka dowlada ayaa sheegay in mooshinno Baarlamaanka la hor keeno mar weliba ay imanayaan balse ay ku dadaalayaan in mooshinnada la hor keenayo Baarlamaanka ay noqdaan kuwa wax dhisa hayeeshee aan wax dumin. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sooaaaliya mar…

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminay oo ka qeybgalay xuska ururka Midowga Afrika

                  Addis Ababa May 24 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeybgalaya shir madaxeedka Midowga Afrika iyo xafalada weyn ee loogu dabaal dagayo sanadguuradii 50aad ee ka soo wareegatay Aasaaska Ururka Midowga Afrika oo…

                  Read More

                    Rabshada Soomaaliya ka jira oo Yareeyay Booqdayaasha iyo Shaqaalaha Samafal ee Halkaa Tagaya

                    MOGADISHU May 23 2013 (SDN) — Weeraro isxigxigay oo ay kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya ka geysanayeen caasimada Muqdisho ayaa ku qasbeysa maalgaliyayaal, Ganacsato iyo shaqaalaha gargaarka in ay la yimaad fikir kale oo ku aadan balaarinta howlaha ay Muqdisho ka wadaan. Ciidamada AU iyo kuwa Soomaaliya ayaa Al Shabaab ka saaray caasimada bishii August 2011, markaasi…

                    Read More

                      Violence in Somalia Scares Investors, Aid Workers

                        Mogadishu 23, May (SDN) – A spate of attacks by Islamic insurgents in Somalia’s capital is forcing investors, businessmen and aid workers to have second thoughts about expanding operations in Mogadishu. African Union and Somali troops pushed al-Shabab insurgents out of the capital in August 2011, fostering a relatively secure peace that Mogadishu hasn’t…

                      Read More

                        Kenya cautioned over new crisis in Somalia

                        Nairobi, 23, May (SDN) – Kenya has been asked to rethink its support for the self-declared state of Jubaland in southern Somalia as the region and the Federal governments squabble. The situation has further been compounded with warlords drawn from various declaring themselves president. A group of Kenyan businessmen warned that Kenya’s security is likely…

                        Read More

                          Tahriibka: Aragti qeexaysa sababaha keena iyo qaabka loo daaweyn karo. (Q:1aad)

                          Tahriibka da’yartu waa aafo qaran, musiibo ummadeed iyo mushkilad caalami     Illaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebigeena dushiisa.   Beryahan danbe waxa si wayn u shaac baxay erayga “TAHRIIB” oo ka tarjumaya hayaanka is miidaaminta ku dhisan ee  kalahaad, boqool, caraabe, guurayn iyo guulidba loogu jiro sidii loo beegsan…

                          Read More