Ciraaq oo mashaariic Soomaaliya ka fulinaysa
Bagdaad May 25, 2013(SDN)-Wasaarada dhismaha iyo deegaameenta xukuumada Iraq ayaa sheegtay in ay si toos ah u bilaabi doonto 3-mashruuc oo la xirira dhanka dhismaha oo ay ka sameeyneyso Somalia waxana ay ku kici doonta qiimo lacaged oo gaaraya 15-milion oo dolarka Maraykanka. Wasaradu waxa ay tilmaantay in shaqalihi howlahaasi ka fulin lahaa…
