“Waa Inaan Gefka Qof ka Dhacay Qabiil laga dhigin, aynu Qofayno, aynu Walaalnimadeena Ilaashano”Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}
Burco 18.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland oo ka mid ahaa Xubnihii Golaha Wasiirada ee Shacabka Magaalada Burco kala qayb galay Xuska 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii Magaalada Burco lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Madax banaanida Somaliland ayaa u soo Jeediyay Bulshada ku Nool Magaaladaas inay Adkeeyaan Qaranimada Somaliland . Wasiirka…
