Xafladii May 18 ee Adis Ababa oo Somaliland iyo Soomaaliya la isku laayay iyo qolamaa Xabsiga loo dhaadhicyay?

    Adis Ababa May 18,2013(SDN)-Xafladii lagu weyneynayay sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii madaxbanaanida Somaliland ee dalka Itoobiya ayaa waxa gacata isku saaray Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya ee kuwada nool dalkaasi. Xaflada oo ka dhacday xaafada Bole ee ku taal magaalada Adis ayaa waxa dagaal koobani uu ku dhexmaray Jaaliyada reer…

    Read More

      Xuskii 18May 2013 ee Dabaal-Degii 22aad ee Ka-soo wareegtey Gooni-Isu-taagii-Qaranimada Somaliland iyo London

      London May 19,2013(SDN)-Waxa Maanta oo Taariikhdu tahay 18/5/2013 oo loo dabaal degaayey 22 Guuradii ka soo wareegtey Gooni-isu taaga Qadiyada  Qaranka Somaliland Xaflada ah Dabaal-deg balaadhan oo  Ilyartu is-qabatey loogu qabtey    Garoon ka mid ah Garoomada Waa-weyn ee kubada Cagta lagu ciyaaro oo ku-yaala Waqooyiga magaalada London. Waxaa Fagaaraha Xaflada  Kudbad Qiiro iyo Qiimo leh…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Nidaamka Federaaliisimka Ah

        Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed,_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha Midnimada Soomaaliya, arrimaha Federaalka iyo arrimaha Jubbooyinka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada ummadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas, loona baahanyahay si kasta oo lagu raadin karo in lagu raadiyo. Madaxweyanaha ayaa…

        Read More

          DAAWO SAWIRO: Dowladda Turkiga oo Xarun Waxbarasho ka furtay Magaalada Muqdisho

          Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Daawo Sawirrada Xarun Waxbarasho oo dowlada Turkigu ka hirgalisay Magaalada Muqdisho.   Xarun Waxbarasho Oo Turkiga Uu Ka Hirgeliyay Magaalada Muqdisho Awr Lagu Soo Bandhigay Xafladii Furintaanka Ee Xarunta Waxbarasho Barbaarta Gaashaaman Oo Fadhiya Afaafka Hore Xarunta Cusub Ee Waxbarasho Barbaarta Gaashaaman Oo Ciyaaraya Madaxweynaha Oo Lagu Soo Dhaweynayo Xarunta…

          Read More

            VIDEO:Somali lawmakers sign motion against premier

            Close to a hundred members of the Somali federal parliament have signed a motion against Prime Minister Abdi Farah Shirdon barely six months after he took the oath of office. Although the motion against the premier hasn’t yet been formally presented for vote in the parliament, the debate has caused tension in the capital Mogadishu….

            Read More

              Xisbiga UCID garabka UK oo Hambalyo u diraaya dhamaan Shacabka reer Soomaaliland meelay joogaanba

              London May 18,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID faraciisa UK ayaa Shacabka reer Somaliland ka hambalyeeyay munaasibada 22 Guuradii ka soo wareegtay kolkii Shacabku dib ula noqdeen madax banaanidooda. Sidaa  waxa  lagu sheegay Qoraal uu ku sexeexnaa Guddoomiyaha UCID ee UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur (Shine) oo u qaraa sidan; Hadii aanu nahay Xisbiga UCID garabkiisa…

              Read More

                VIDEO:Somaliland observes 22 years of independence

                Hargeysa Somaliland is celebrating 22 years of self-declared independence from Somalia. But the rest of the world has yet to recognise it as a country. Sitting on the Gulf of Aden, it is officially regarded as an autonomous region of Somalia – and the Somali government says it wants it back.Nazanine Moshiri reports from Hargeisa,…

                Read More

                  Video:Somaliland hopes for independence

                  The Horn of Africa has been ravaged by war and famine for decades, and now one of Somalia’s regions, hopes to become an independent state. Somaliland sits on the Gulf of Aden and is officially regarded as an autonomous region of Somalia. The two were, however, separate until 1960. During the civil war in the…

                  Read More

                    Xarunta Madaxtooyada Somaliland oo ay ka socoto Munaasibad qayb ka ah Xuska 18 May

                    Hargaysa 18.May (SDN) Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Caasimada Hargaysa ayaa Waxaa Caawa si toos ah uga Socota Xaflad loogu dabaal Degayo 22 Guurada ka soo Wareegtay Dib ula soo noqoshad Madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Eryo kooban ka Jeediyay Furitaankii Xafladaas ayaa u mahad celiyay Ergooyinka ka…

                    Read More

                    Atletico Madrid oo Hantidey Copa Del Ray Markii ay 2-1 Ku Karbaashtey Real Madrid.By Jaahuur.

                    Spain-May-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay maqaalkeena ciyaaraha waxaynu manta ku iclaamineynaa ciyaartii xalay dhexmartey Real Madrid iyo Atletico Madrid. Ciyaartan oo ahayd  final  ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne iyo taageerayaasha labada dhinac oo kor u dhaafey 70,000. Haddaba koobkan oo aad qiimo uga leh dalka Spain ayaa lagu magacaabaa Copa Del Ray,Akhyaartay ciyaartan oo runtii aad loo wada…

                    Read More