Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadihiisa Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Koofur Kuuriya ee Soomaaliya (Sawirro)

    Muqdisho, Soomaaliya, 16,05,2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku soo dhaweeyay Safiirka cusub ay dowladda South Korea u soo magaacwday Soomaaliya Mudane Kim Chan-Woo si  uu ugudbiyo warqadaha aqoonsinga ee Safiirnimo. Waxaa kulanka ku wehliyay Madaxweynaha Wasiir ku Xigeenka Arimaha Dibadda Mudane Jamal Barrow Safiirka Cusub oo si wanaagsan…

    Read More

      Somaliland: Education Minister Participate Garbage Collection Campaign [in Pictures]

      Hargeisa 16.May (SDN) -Somaliland’s minister of education Samsam Abdi Adam with Hargeisa secondary school students has today launched a garbage collection campaign to clean the accumulated garbage to presidency Street. The campaign aligns with the government funded project to rebuilds the city’s biggest street ahead of 18th May celebrations. The minister and the students  many…

      Read More

        War Deg Deg Ah : Madaxweynihii Sadaxaad ee yeeshaan Gobolada Jubooyinka oo soo shaac baxay

        Kismayo 16.May13  (SDN) Ex- Xildhibaan Cumar Buraale Axmed oo ah Siyaasi kasoo jeeda Gobolada Jubooyinka ayaa shaaca ka qaaday in uu yahay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Waamo State maalintii shalayna lagu doortay Magaalada Kismaayo. Cumar Buraale ayaa sheegay in Shir in mudo ah kasocday Magaalada Kismaayo ayna ka qeyb galayeen qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo siyaasiyiinta…

        Read More

          Madaxda Wasaarada Waxbarashada iyo Ardayda Dugsiyada oo Hawl gal Nadaafadeed ka fuliyay Wasaarada Waxbarashada ilaa Cisbitaalka Guud ee Hargaysa

          Hargaysa 16.May (SDN) Wasiirka wasaarada Waxbarashada Marwo ZamZam Cabdui Aadan oo ay weheliyaan Masuuliyiinta kala duwan ee Wasaarada, Ardayda iyo Macalimiinta Dugsiyada  Caasimada Hargeysa qaarkood ayaa maanta  Olole Nadaafadeed ka fuliyay inta u dhaxaysa Wasaaradda Wax-barashada ilaa iyo isbitaalka Guud ee Hargeysa ,munaasibadda  sideed iyo tobanka May ee inagu soo aadan awgeed.   Wasiirka wasaarda…

          Read More

            Shabakada Qurbojeeg oo heshay Sir Gabaygii ilko jiir ee dagaalku ka dhashay iyo gudida qaban qabada Xafladii Wadani oo ka dalbaday ilko Jiir Jawabtii Xirsi Halkan ka Daawo

            London 16May13 (SDN)  Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Laanta London ayaa Warbaahinta Madaxa Banaan ee London Been u Sheegey iyaga yidhi Gabeygii uu ka Tiriyey (Said Ilka-Jir) Xafladii Wadani ee ka Dhacdey Magalada London,  iyada oo ay Madasha  ku Sugnaayeen  Gudoomiyaha Wadani Abdirahman Cirro iyo Dr Gaboose .Gudidda Qaban Qaabada  oo Sheegey in aaney waxba kala socon Gabeygaa  uu Tiriyey Ilka jir taasi oo…

            Read More

              Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo dalka dib ugu soo laabtay kana Waramay Safarkiisa (DAAWO)

              Berbera 16.May (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib Socdaal Mudo dheer qaatay oo uu ku tagay Wadamo ka tirsan Qaarada Yurub. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo ka soo Degay Madaarka Magaalada Berbera waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay madax ka tirsan…

              Read More

                Ogaysiis :Dhammaan Beesha Ciidagale ee ku dhaqan Uk in la qaban doono shirweynihii Barkhadle oo ku qabsoomi doona London:

                Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa Beesha Ciidagale  ee ku Dhaqan Uk in ay ka soo qayb galaan Shirwaynihii BARKHADLE oo ay Beeshu ku qabsan doonto Magaalada London Carriga Ingiriiska. Halkaas oo ay beeshu kaga tashan doonto danaha beesha guuda ahaan.   Waxaana lagu gorfayn doona shirkaas sidii ay Beeshu uga wada shaqayn lahayd , Horumarinta Deegaanada ay Beeshu…

                Read More

                  Oilmen Ready for Risky Push into Somalia

                  Mogadishu, May 16 (SDN) -Foreign companies are getting ready to undertake the risky business of exploring for oil in war-torn Somalia, a quest that could trigger new conflict as the Western-backed government struggles to stop die-hard Islamist insurgents. “The world’s leading oil companies are increasingly accepting that their quest for new reserves will take them…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID iyo wefdi uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo Dhaweeyay Australia(SAWIRO)

                    Melbourne May 16,2013(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee Somaliland iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Australia si ay reer Somaliland ugala qeyb galaan debaaldega sanad guurada 22naad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii qaranimada Somaliland. Guddoomiyaha waxaa si weyn halkaa ugu soo dhaweeyay madaxda iyo shacabka reer Somaliland ee isu diyaarinaya…

                    Read More

                      Baarlamaanka Soomaaliya oo qaaday Dhabihii kuwii KMG ahaa

                      Muqdisho May 16,2013(SDN)-Baarlamankaa Soomalaiya oo ah kii u horeeyay ee aan aheyn mid KMG ah ayaa waxa uu bilaabay u dhaqanka sidii hore looga bartay kuwii ka horeeyay ee KMG ahaa ee ay buux dhaafin jireen hogaamiye kooxeedyadu. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu mudo lix bilood ku siman dabadeed shir guddoonka u gudbiyay mooshin ka…

                      Read More

                        Xukuumada Somaliland oo Furaha Isgaarsiinta Soomaaliya ka doorbiday ka Jabuuti iyo Qatarha ku xeeran

                        Hargeysa May 16,2013(SDN)-Wasaarada Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland ayaa haatan bilowday wada tashiyo ay ku eegeyso sidii looga rari lahaa Somaliland furaha Isgaarsiineed ee Soomaaliya,looguna rari lahaa ka Jabuuti. Kulamo lagu yeeshay xarunta wasaarada Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland ayaa la iskula eegay suurtogalnimada iyo hirgelinta fure Somaliland ay si gaar ah u yeelato. Kulamada ayaa la…

                        Read More

                          Xaalada magaalada Kismaayo oo saakay dagan.

                          Kismaayo May 16, 2013(SDN)-Wararka ka imaanaya magaala xeebedka Kismaayo ayaa kusoo waramaya in ay saakay dagan tahay kadib doorashooyinkii maalinti shalay ka dhacay gudaha magaaladasi. Wararka ayaa intaa waxa ay ku daraayaan in ay soconayaan wada hadalo ay wadaan wafdi ka socda dowladda Somalia ay la leeyihiin dhinacyada ku wada sugan gudaha magaaladasi. Doorashadii ka…

                          Read More

                            War saxaafaded Midowga Afrika ay kasoo saartay dhacdooyinki ugu danbeeyay ee Somalia.

                            Addis Ababa May 16, 2013(SDN)-Golaha nabadgalyada iyo aamanka ee taabacsan Ururka Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay dhacdooyinki ugu danbeeyay ee dalka Somalia laga hirgaliyay sida talaaboyinka lo qaday xal u helista qodobo ku qoran dastuurka Somalia iyo dadaalada ay xukuumada Somalia ku bixinayso xoojinta xiriirka ay la sameenayso maamul goboledyada wadanka ka jira. War saxafaded…

                            Read More

                              Labada School ee Boodhinka ah ee Baaxada leh ee dhismahoodu hada ka socdo Gobolka Saaxil Halkeey Marayaan?

                              May 16,2013(SDN)-Labada iskuul ee Mataanaha ah ee loogu kala magacdarey Dubur Boarding School iyo Dabeyl-Weyne,Boarding School Waxaa dhismahooda la bilaabey Sanadkii hore Bishiisii Sagaalaad September 2012. Waxaana ay socdeen mudo 10 Bilood ah. Waxaa uu Dugsi-waliba ka kooban yahay, Dusgsi sare iyo mid- Dhexe oo boodhin ah oo Goob-keliya ku-wada yaala. Waxa loogu tala galey…

                              Read More