Ex-Islamist Somali warlord elected ‘president’ of key region

    NAIROBI — Former Islamist warlord Ahmed Madobe has been elected “president” of Somalia’s volatile southern Jubaland region following weeks of tense negotiations between rival factions, officials said Wednesday. The vote in the southern port city of Kismayo was opposed by the central government in the capital Mogadishu, which is keen to stamp its authority on…

    Read More

    Tababarihii Man City oo La Fanashey Maxaase Lagu Suusey? By Jaahuur

    London-May-15-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku jaleeceynaa tababarihii Man City Roberto Mancini oo shaqadii laga xayuubiyey,muxuuse galabsadey? Haddaba sababta tababare Mancini shaqada looga eryey ayaa u weyn ciyaartii dhexmartay kooxdiisa Man City iyo kooxdii ugu liidatey kooxaha Ingiriiska xagga dambana kaga jirtey horyaalka Wigan,markii 1-0 ku sagootisey kuna guuleysatey koobkii FA CUP ee finalka ahayd kana dhacdey…

    Read More

      Casho sharaf loogu sameeyey galbeedka magaalada london murashaxa madaxwaynaha xisbiga ucid Jamaal cali xuseen iyo Marwo Farduus Axmed Warsame

      London 16May2013 (SDN) Waxaa habeenkii xalay ee ay bishuna ahayd 14/05/13 xaflad casho sharaf loogu sameeyey galbeedka magaalada london ee cariga ingariiska murashaxa madaxwaynaha xisbiga ucid Jamaal cali xuseen iyo  Marwo Farduus Axmed Warsame oo dhawaanahanba ku sugnaa dalkan Boqortoyada Ingiriska ,martina u ahaa jaalliyada reer somaliland ee magaalada London xafladan oo ay  soo abaabuleen ururada ka…

      Read More

        Midowga Yurub oo Ciidamada Soomaaliya ku tababaraya Magaalda Muqdisho

        Muqdisho May 15 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu Soomaaliya ku soo dhaweyay  Tababarka Militariga Yurub (EUTM) oo hadda u soo guuray Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan tababarayaasha Ciidamadda Xooga Dalka. “ Sedexdii sano ee lasoo dhaafay waxeey Midowga Yurub Soomaliya ugu soo tabareen dalka Yugandha 3000 oo…

        Read More

          Ra’iisul Wasaaraha oo guddi labada golle ka kooban u magacaabay arrimaha Jubbooyinka

          Mogadishu May 15 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa maanta wareegto ku soo saaray gudi ka kooban labada gole iyo iyo xiriiriye tiradooduna tahay 16 xubnood loona xilsaaray wada-xaajoodka iyo dib-u heshiisiinta Jubbooyinka. Wafdigu waxay kaloo si hufan ugu gudbin doonaa madaxda dhaqanka iyo kuwa gobolka Jubbada…

          Read More

            “Wixii halkaas ka dhacay ee Geerida iyo dhaawacu ba ku yimaadeen waxaanu u aragnaa Khalad inay ahayd, khaladkaasi dhacayna Askarigayaga u xambaarin mayno” Wasiirka Arrimaha Gudaha

            Burco 15.May (SDN)  Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo hawl shaqo ku jooga Magaalada Burco ayaa maanta daboolka ka qaaday inay soo afjareen dhacdadii rabshada wadatay ee Ka dhacday Magaalada Burco,isla markaana ay Xukuumadu dusha u ridatay Mas’uuliyada Wixii Khasaare ah ee Yimid . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guduhu Waxa…

            Read More

              Ahmed Madobe Elected President of Jubaland State

              Kismayu May 15 2013 (SDN) —The election of Jubaland’s “president”–a common title among regional heads in Somalia has been concluded to day in Kismayo. Reliable sources within the Jubaland state formation conference in Kismayo has confirmed to us that Sheikh Ahmed Mohamed Islam, better known as Ahmed Madobe was elected as the president of Jubaland…

              Read More

                Deg Deg: Axmed Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Cusub ee Jubland

                Kismaayo May 15 2013 (SDN)— War goordhow naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in loo doortay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Sida ay sheegeen Illo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Kismaayo waxaa maanta la guda galay Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland waxaana goordhow ku guulaystay sida la sheegay Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed…

                Read More

                  Canada Restores Diplomatic Ties with Somalia

                  Ottawa, May 15 (AFP) – Canada announced on Tuesday it is restoring diplomatic relations with Somalia, more than two decades after severing ties with the strife-torn African nation. Foreign Affairs Minister John Baird made the announcement after meeting here with Augustine Mahiga, Special Representative of the United Nations Secretary-General for Somalia. The government said in…

                  Read More

                    Xubno ka Tirsan Wasiiro iyo Shir Gudoonka Baarlamanka oo Maanta u Kicitimay Wadanka Biljim {DAAWO}

                    Berbera 15.May (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Mudane C.laahi Cismaan Jaamac Geel Jire oo ay Weheliyaan Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire iyo Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta Socdaal ugu Kicitimay Wadanka Biljim. Xubnahan ka tirsan Labada Gole ayaa Wadankaas kaga qayb gali doona…

                    Read More

                      Maayarka Caasimada Hargaysa oo Kormeer ku Soo Maray Degmooyinka Hargaysa,Soona Indho indheeyay Mashaariic fulintoodu socoto

                      Hargaysa 15.May (SDN) Maayarka Magaalad Hargeysa Md. C/ raxmaan Maxamuud Caydiid ayaa kormeer hawleed ku soomaray qaar ka mid ah  xarumaha Dawlada hoose ee  Degmooyinka Caasimada. Maayarka oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Degaanka ee magalada Hargaysa ayaa  kormeerkoodani waxa uu uu la xidhiidhay  u kuurgelida qaab socodka hawlaha xafiisyadaasi ay bulshada u  hayaan….

                      Read More

                        Ra’iisul Wisaaraha oo ugu hambalyeeyay munaasabda 15 Meey, dhaliyarada Soomaaaliyeed

                        Meey 15, 2013, Mogadishu… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta halbalyo diiran u diray dhalinyarada Soomaaliyeed, asagoo ugu hambalyeeyay munaasabada 15 Meey ee maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan dhalinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, anigoo ugu hambal-yaynaya munaasabada 15 Meey, ee maalinta dhalinta…

                        Read More