Wufuud Caalamiga Ah Oo Bilaabay Inay Magaalada London Ku Soo Qulqulaan Waxaa Soo Gaadhay Madaxweynaha Dawladda Emirateka Oo Hogaaminaya Wefdi Culus Oo Shirka Soomaaliya Ka Qayb Gallaya

    London 03/5/13(SDN) Madaxweynaha dawladda Emirateka carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan iyo wefdi culus oo uu hogaaminayo oo ay ka mid yahiin wasiirka arrimaha dibadda dalka Emirateka Abdallah Binu Zayed Al Nahyan iyo saraakiil dhinaca siyaasadda arrimaha dibadda u qaabilsan ayaa soo gaadhay magaalo madaxda dalka ingiriiska ee London, iyadoo maantana wefdiga qasriga boqortooyada…

    Read More

      Ancient Art in Somaliland in Diplomatic Limbo

      HARGEISA, Somaliland — The world’s most famous prehistoric art is in caverns in Europe, but the most recently discovered ancient cave paintings are in a country no other nation recognizes in a region of Africa associated mostly with terrorism, pirates and famine. The Laas Geel cave paintings in Somaliland in the Horn of Africa are…

      Read More

        Qodobo laga soo saaray Shirkii Golaha Wasiirada ee Somalia {DHAGAYSO}

        Muqdisho 2.May (SDN) Shirkii Golaha Wasiirada oo uu Shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu Magacaabay Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo sidoo kale Taliyaha hay’adda Nabadsugida Qaranka. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta ayaa ha ka hadlay Waxyaabaha ka soo baxay Shirkaas. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Shirkii.mp3″] Muqdisho SDN. Qurbe Joog.com  

        Read More

          Somalia famine ‘killed 260,000 people’

          Nearly 260,000 people died during the famine that hit Somalia from 2010 to 2012, a study shows. Half of them were children under the age of five, says the report by the UN food agency and the US-funded Famine Early Warning Systems Network. The number of deaths was higher than the estimated 220,000 people who…

          Read More

            Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Ucid Ayaa Ku Tilmaamay Wasiirka Ciyaaraha Inuu Gebi Ahaanba Burburiyay Wasaaradaasi Xidhiidh Hoosana Uu La Leeyahay Somaliya {DHAGAYSO}

            Hargeysa 2.May (SDN) Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Somaliland Ee Ucid Oo Ay Ka Mid Yihiin Xoghayaha Warfaafinta Ucid Mr Yuusuf Kayse C/Laahi Iyo Xoghayahii Guud Ee Hore Mr Maxamed Cali Muuse Jiir Ayaa Dhaliilo Ba’an U Soo Jeediyay Wasiirka Cayaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland Md Cali Siciid Raygal Kaa Soo Ay Ku Tilmaameen Inuu…

            Read More

              DAAWO kulan lagaga hadlayay ka qayb qaadashada Siyaasada ee dadka laga tirada badan yahay

              Berbera 02.May (SDN) Waxaa Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil lagu qabtay aqoon Isweydaarsi lagaga hadlayay Xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ee ka qayb qaadashada Siyaasada iyo Hogaaminta Wadanka,Iyadoo ay Kulankan  ka soo qaybgaleen ,aqoonyahano,Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka berbera,iyo Madax dhaqameed ka socday beelaha laga tirada badan yahay. Waxaana halkaas lagu soo bandhigay…

              Read More

                Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland oo ka Waramay Mashaariic Xukuumadu u qabsoomay {DHAGAYSO}

                Washington 02.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale iyo Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo labadooduba ka mid ah Weftigii uu hogaaminayay madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee Socdaalka ku soo maray Wadanka Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixiyay Sahaminta Shiidaalka ee ka socota Somaliland . Xubnahan Golaha Wasiirada oo la…

                Read More

                  Hay’ada Wadaniga ah ee ADO oo deeq Xoolo ah u qaybisay dadka ku nool degmada Maydh ee Gobolka Sanaag

                  Maydh 02.May (SDN) Hay’adda  Wadaniga ah ee Aado ayaa maanta  ka bilowday Degaamadda  Woqooyiga Gobolka Sanaag,qaybinta  Deeqo Xoolaha ah oo dhan laba kun,laba boqol, Lixdan iyo Lix Neef oo loo qaybinayo Dadkii  Abaaruhu  ay  Xoolaha ka saareen. Waxa  qaybinta Deeqdan xoolaa ah  Maanta laga bilaabay Degaamada  Xaad iyo Lo’ reeb oo ka tirsan  Deegaanka Degmada…

                  Read More

                    DHAGAYSI HABOON Hees Cusub oo 18 May ah

                    Hargaysa 02.May (SDN) Waa Hees Cusub oo Xuska 18 May Markii ay Somaliland ku dhawaaqday Dib ula soo Noqoshada Madax banaanid Somaliland oo haatan laga joogo 22 Sanno waxaa Heestan Codadkooda Codkii Mustafe Axmed Maxamed(Dollar) Waana Musigii Tumaya Mulaxam Yuusuf Sh.Muumin  Subxaany. Xuska 18 May oo ay maanta inaga Xigto 16 Cisho [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Calanka0205.mp3″]…

                    Read More

                      Agaasimaha Nabad Sugida iyo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo La Magacaabay

                      Muqdisho May 02 2013 (SDN)— Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho kaasi oo ay uga hadlayeen Amaanka dalka. Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu Magacaabay Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo sidoo kale Taliyaha hay’adda Nabadsugida Qaranka. Golaha ayaa meel mariyay in Bashiir Maxamed Goobe…

                      Read More

                        Xuska Sanad Guuradii 11aad ee Geerdii Madaxweyne Cigaal iyo Taariikhda Muga wayn ee uu lahaa

                        Hargaysa 02.May (SDN)   Beri oo ay taariikhdu tahay 3 May waa Sanadguuraddi 11aad ee ka soo wareegtay geeridi naxdinta lahayd ee ku timi Maxamed X. Ibrahim Cigaal, alla ha u naxariistee Madaxweynihi salka u taagay dawladnimada iyo nabadda ay maanta Somaliland ku naalonayso isla mar ahaantaana ahaa Raisal wasaarihi ugu firfircoonaa dawlad Soomaaliyeed. 3 May…

                        Read More

                          Puntland oo dhagax dhigtay dhisme cusub oo ay ku shaqeyn doonto Wasaarada Waxbarashada (Sawirro)

                          Garoowe May 02 2013 (SDN)– Dhisma cusub oo ay yeelaneyso wasaarada Waxbarashada Maamulka Puntland ayaa la dhagax dhigay, waxaana halkaasi ka hadlay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulkaasi. Cabdifaarax Siciid Juxa, Wasiirka Waxbrashada Puntland ayaa sheegay in dhulkan uu ka koobanyahay 160×120 ,waxana uu u mahadceliyey dowladda Hoose ee degmada Garowe isagoona xusey in xarunta dhexe ee…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo qudbad u jeediyay Barlamanka Soomaaliya (Waribixin)

                            Muqdisho May 02 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortagay barlamanka Soomaaliya, isagoo sharaxaad dheer ka xibiyay xaalada dalka uu hada maraya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Arrimo ay kamid yihiin xirnaashiyaha Wadooyinka Muqdisho, Heshiiskii Somaliland, socdaalkiisii Puntland iyo Arrimaha Jubooyinka Amaanka Muqdisho Madaxweynaha ayaa ugu horeyn u sheegay Barlamanka Soomaaliyeed…

                            Read More