Nimankan wax la isu saar Anigana SAHAL wax la ii saar
Iyagaa isu muuqda, way kala irdhoobeen, Bayr bay kala qaadeen. Jubbaland iyagaa ku hirdamaya (Midi waa Dibigii Spaanishka midina waa Calalkii Cassaa) Khasaara la hubey guul u haystaan. Loolankoodu wuxuu ina dhaxalsiiyey qas iyo jaha wareer siyaasadeed iyo mid bulsho.War intaan Kamaandhe la ina weydiin ama se Gibir la inaga qaadin dajiya amuuraha, idinku wada…
