Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka Socda Wadanka Yemen oo Maalgashi ku Samaynaya S.land
Hargaysa 08.June (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dalka Yeman oo iskugu jiray Ganacsato iyo xubno ka mid xukuumadda dalka Yeman. Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa kulankaasi ka dib saxaafadda uga waramay qodobadii ay ka wada hadleen weftiga Yeman iyo madaxweynaha Somaliland,…
