Xulka Gabdhaha Germany oo 1-0 Ku Caraabiyey Xulka Sweden(Uefa Women’s Euro 2013 Semi Finals) By Jaahuur.
Gothenburg-Sweden=July-24-2013-qurbejooognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xaggaa iyo cariga Sweden oo si habsami ah uga socdo koobka horyaalka Yurub ee Dumarka(Uefa Women’s Euro 2013). Haddaba ciyaarahan oo soo galay Semi Finals,waxaana u soo baxay Germany oo ay foodda isla galeen iyo Dunmark iyo Norway. Sweden oo koobkan marti galisey ayaa hadalhayntu u badneyd in xulka…
