Labada Xisbi-mucaarad ee Waddani iyo Ucid oo saacadaha soo socda kala saxeexanaya heshiis is-kaashi.
Hargeysa 24-july-2013 (SDN)Labada Xisbi mucaarad ee Waddani iyo Ucid ayaa saacadaha soo socda Heshiis iskaashi ku kala saxeexan doona Huteel Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Ka dib kulamo iyo wada hadallo in muddo ahba u socday labadan xisbi mucaarid ayaa ugu dambayntii waxa labada xisbi oo markii hore aanu xidhiidhkoodu fiicnayni isla meel dhigeen inay dhinac…
